Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Degmada Yaxoob Kulmay
Waxaa shir wada-tashi iyo is-xog-waraysi ah isugu yimid xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Degmada Yaxoob…
23 March 2022

Xubnaha JWXO ee Dagmada Sagag oo Shiray
Waxaa Shir iskugu Yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia JWXO ee Dagmada Sagag oo Katirsan Gobalka…
23 March 2022

Xubnaha JWXO ee Degmada Xamaro oo Kulan Isugu Yimid
Waxaa kulan muhiim ah wada-yeeshay xubnaha unugta Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Degmada Xamaro ee Gobolka…
23 March 2022

Xubnaha JWXO ee Degmada Garbo Shir Isugu Yimid
Waxaa kulankoodii Toddobaadleha ahaa isugu yimid Maammulka iyo xubnaha unugta Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Degmada…
20 March 2022

Maamulka JWXO ee Magaalada Qabridahar oo Kulmay
Waxaa Galabta Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia JWXO ee Magalada Qabridahar ee Xarunta Gobalka Qoraxey Kulan…
19 March 2022

Daawo: Hoggaanka Arrimaha Gudaha iyo Urrarada Bulshada JWXO Cumar Sh. Cacbdullaahi (Cumar-Soya) oo Si Adag Ula Hadlay Xubnaha JWXO ee …
Daawo: Hoggaanka Arrimaha Gudaha iyo Urrarada Bulshada JWXO Cumar Sh. Cacbdullaahi (Cumar-Soya) Oo Si Adag Ula…
18 March 2022

Daawo: Hoggaanka Sama-falka JWXO oo Khudbad Miisaanle ka Jeedisay Shirkii JWXO ee Magaalada Jigjiga
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
18 March 2022

Daawo: Guddoomiye Ku-xigeenka JWXO Halgame Daahir Maxamed Cali oo Khudbad Taariikhi ah u Jeediyay Xubnaha JWXO ee Magaalada Jigjiga
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
18 March 2022

Xisbiyada Degaanka Soomaalida oo Kulan Wada Qaatay
Waxaa kulan dood-wadaag iyo aragti is-waarsi ah wada yeeshay xisbiyada ka jira Degaanka Soomaalida oo uu…
18 March 2022

Shirkii JWXO ee Magaalada Jigjiga Si Guul ah ku Soo Idlaaday
Waxaa si qurux badan ku soo gabagaboobay shir ballaadhan oo ay maanta isugu yimaaddeen xubnaha Jabhadda…
17 March 2022

Xubnaha JWXO ee Tuulada Wiji-Waaji oo Shiray
Waxaa Maanta Shir iskugu Yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia( JWXO ) ee Tuulada Wijiwaaji oo…
17 March 2022

Xubnaha JWXO ee Degmada Ceel-weyne oo Kulan Isugu Yimid
Waxaa kulan heer sare ah yeeshay xubnaha iyo maammulka unugta Jabahadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Degmada…
17 March 2022

Xubnaha JWXO ee Dagmada Ceel- Ogaadeen oo Shiray
Galabta Waxaa Shir Muhiima Iskugu Yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta JWXO ee Dagmada Ceel-Ogaaden oo Katirsan…
17 March 2022

Xubnaha JWXO Magaalada Fiiq oo Shir Yeeshay
Waxaa kulan qiima badan yeeshay xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Magaalada Fiiq ee xarunta…
17 March 2022

Kulan Muhiima oo Kadhacay Magaalada Qabridahar
Waxaa Galabta Kulan Aan Caadi Ahayn Isugu Yimaaday xubnaha Iyo Taageeryaasha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia ee…
17 March 2022

Shir Muhiima oo Goday ka Dhacay
Waxaa Magaalada Goday ee Xarunta Gobalka Shabeele Shir Muhiima Ku Qabtay Maamulka iyo Xubnaha JWXO ee…
17 March 2022

Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan oo Shir Ballaadhani ka Socdo
Waxaa xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Gobolka Faafan hadda ka socda shir billaadhan oo ay…
17 March 2022

Ogaden National Liberation
Front (ONLF) የኦጋዴን ብሄራዊ ነፃ አውጪ ግንባር(ኦብነግ) Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO} War-murtiyeed 15 March 2022…
15 March 2022
