Siyaasad

Maamulka JWXO ee Gobalka Qoraxey oo Gaadahay Dagmada Boodalay
Maamulka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya ee Gobalka Qoraxey Oo uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Gobalka Qoraxey Halgaama Maxamuud…
27 May 2022

Wafdi JWXO oo Gaadhay Dagmada Goglo
Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia ee Gobalka Qoraxey Halgamaa Maxamuud Jigre iyo masuuliyiin uu Hogaaminayay Ayaa…
26 May 2022

Maammulka JWXO ee Gobolka Qorraxay oo Ceel-Ogaadeen Gaadhay
Waxaa Degmada Ceel-Ogaadeen ee Gobolka Qorraxay kulan heer sare ah ku qabtay wafti ka socday maammulka…
23 May 2022

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridahare oo Kulmay
Waxaa Kulankoodii Todobaadlaha ahaa iskugu Yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia ee Magaalada Qabridahare ee Xarunta…
23 May 2022

Maammulka JWXO ee Gobolka Shabeelle oo Degmada Dhanaan Shir ku Qabtay
Waxaa kulan si qiima badan, oo si heer sare ah loogu agaasimay isugu yimid Maammulka Jabhadda…
22 May 2022

Maamulka JWXO ee Gobolka Shabeelle oo Socdaal Dhanaan u Amabaxay
Waxaa Shalay galabtii socdaal shaqo ugu ambaxay Degmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle wafti heer sare ah,…
22 May 2022

Daawo: Ku-xigeenka Hoggaanka Warfaafinta JWXO Naftii-hure Cabdiraxmaan Maxamed Axmed (Avocado) oo ka Hadlay Dood lagu Qabtay Jigjiga oo …
Daawo: Ku-xigeenka Hoggaanka Warfaafinta JWXO Naftii-hure Cabdiraxmaan Maxamed Axmed (Avocado) Oo Ka Hadlay Dood Lagu Qabtay…
21 May 2022

Daawo: Dr. Doolaal Xaal-xaalli oo ka Hadlay Shir Looga Arrimaha Masiirka Soomaalida oo Jigjiga lagu Qabtay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
21 May 2022

Golaha Xisbiyada Degaanka Soomaalida oo Tabbabar loo Soo Gabagabeeyay
Waxaa maanta oo jimce ah tabbabar aqoon korodhsi ah loo soo ganagabeeyay dallada xisbiyada Degaanka Soomaalida.…
20 May 2022

Ururka Culimada Soomaalida Ogaadeenya oo Kulan Yeeshay
Waxaa maanta oo khammiis ahayd kulan qiima badan, oo arrimo muhiim ah looga hadlayay isugu yimid…
19 May 2022

JWXO (ONLF) Waxay Hambalyaynaysaa
Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya. Ururka JWXO (ONLF) wuxuu shacabka iyo labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ugu…
16 May 2022

Daawo: Af-hayeenka JWXO Ahna Hogaanka Warfaafinta Caddaani Hirmooge oo la Hadlay Baarlamaanka Soomaaliya
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
14 May 2022

Xubnaha JWXO ee Magaalada Goday oo Shiray
Waxaa Shirkoodii Todobaadlaha Ahaa Iskugu Yimaaday Xubanaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Magaalada Goday ee Xarunta…
12 May 2022

Ururka Culimo Aw-diinka Soomaalida Ogaadeenya oo Fiiq Shir ku Qabtay
Waxaa Magaalada Fiiq ee xarunta Erar shir qiima badani uga qabsoomay ururka Culimo Aw-diinka Soomaalida Ogaadeenya…
12 May 2022

Maamulka Dhagaxbuur oo Takoor iyo Kala Qaybin ku Haya Dadka Danyarta ah
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
10 May 2022

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridahar oo Kulmay
Waxaa Galabta kulankoodii Todobaadlaha ahaa Iskugu Yimaada Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Oagaadenia JWXO ee Kusugan Magaalda…
8 May 2022

Maamulka JWXO ee Gobalka Qoraxey oo Shiray
Waxaa Maanta Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia ee Magaalada Qabridare ee xarunta Gobalka Qoraxey ku Shiray…
8 May 2022

Maamulada JWXO ee Xaafadaha Qabridahare oo Kulmay
Waxaa Galabta kulankoodii Bilaha ahaa iskugu yimid Maamulada Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO ee Xaafadaha Qabridahare…
6 May 2022
