Xuquuqda Aadanaha
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dad Shacab ah oo Meelo Ogadenia Kamid ah lagu Dhibaateeyay.
Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Nogob iyo Jarar ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan…
3 April 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ciidanka Gumaysiga oo Birqod Dad Badan ku Xidh Xidhay.
Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan oo ay ciidanka…
2 April 2016

Dil iyo Xidhay Dad Shacab ah Loogu Gaystay Ogadenia.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (…
28 March 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dad Shacab ah oo ay Askarta Wayaanuhu ku Xidhxidheen Magaalada Iimay-bari ee Gobolka Shabeele + Magacyo
Ciidamada gumaysiga Ethiopia ee kusagan Ogaadeeniya ayaa marka lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka ee ay iskaga…
24 March 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyo Kala Duwan oo ay Askarta Gumaysiga Ethiopia ka Gaysteen Ogaadeeniya
Ciidamada gumaysiga Ethiopia ee kusagan Ogaadeeniya ayaa marka lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka ee ay iskaga…
23 March 2016

Dad Shacab ah oo Ogadenia Dil iyo Xidhay Loogu Gaystay.
Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya Tacadiyo kala duwan oo ciidanka wayaanuhu ugaystay…
21 March 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ciidamada Gumaysiga oo Dad Shacab ah ku Dhibaateeyay Ogadenia.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadeniya ayaa kawar bixinaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee ciidanka gumsigu ugaysteen dadka shacabka ah…
17 March 2016

Ciidanka Gumaysiga Ethiopia oo Dad Shacab ah Kulaayay Ogadenia.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa ka warbixunaya tacadiyadii ugu dambeeyay ee loo gaysto shacabka…
15 March 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ciidanka Gumaysiga oo Shacabka Somalida Ogadenya Dhibaatooyin Badan Ugaystay.
Waxaa si isdaba Joog ah wadanka ogadenia oga dhaca gabood falo ay ciidanka wayaanahu u gaysanayaan shacabka…
13 March 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Xidhay iyo Jidh-dil ay Ciidanka Gumaysiga u Gaysteen Dad Shacab ah.
Waxaa si isdaba Joog ah wadanka ogadenia oga dhaca gabood falo ay ciidanka wayaanahu ugaysanayaan shacabka…
12 March 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Gobolo Kamid ah Oromia oo Dagaalo Kadhaceen.
Wararka naga soo gaadhaya dhulka Oromia ee xuduuda lawadaaga wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaal iyo mudaharaado…
12 March 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
4 Sarkaal oo ka Tirsanaa Sir Doonka Woyanaha oo Lalaayay.
Warar aan ka helay ilo rasmi ah ayaa Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA u sheegaya in…
11 March 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyadii ugu Dambeeyay ee Cadawgu Ugaysto Shacabka S.Ogadenia.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO…
11 March 2016
Daawo: Human Rights Watch:Tacadiga ay Itoobiya ku Hayso Shacbka Ogadeniya(Xusuus Murugo Leh)
Daawo: Tacadiga ay Itoobiya ku hayso shacbka Ogadeniya oo ay soo diyaarisay Human Rights Watch https://youtu.be/IvynOfZpGUw
9 March 2016

Deg Deg:Taliyhii Hawaarinta ee Tulada Wijiwaaji oo Xalay la Dilay.
Ward eg deg ah oo hadda ONA ka soo gaadhay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta…
8 March 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Askarta Wayaanaha oo Dad iyo Duunyo ku Xidhxidhay Deegaano Kamid ah Gobollada Doollo iyo Nogob
Ciidamada gumaysiga Ethiopia ee jooga Ogaadeeniya ayaa marka lagaga itaal roonaado goobaha dagaalka ee ay isaga…
6 March 2016
Daawo: Hees Aad u Macaan oo loo Qaaday Ciidamada Qalabka Sida ee JWXO
Daawo: hees aad u macaan oo lagu soo xidhay,waxaana heestaan loo qaaday ciidamada qalabka sida ee…
5 March 2016
Daawo:Kooxda Danab ee JWXO iyo Dhaantadii Kudiirso.
Kooxda Danab ee JWXO iyo Dhaantadii Kudiirso. Jidh xuntiyo Wayaanaha Ma u wada Jiraa oo ma…
3 March 2016
