Xuquuqda Aadanaha
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyo Baahsan oo Woyaanuhu Kagaysteen Wadanka Ogadenya.
Sida uu noogu soo waramayo Wariyaha ONA ee Ogadenya ayaa sheegaya in markay taariikhdu ahayd 5/2/2016…
9 February 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Woyaanaha oo Tacadiyo Baahsan ka Gaystay Wadanka Ogadenya.
Sida uu kusoo waramayo Wariyaha ONA uga soo warama Ogadenya ayaa sheegay in markay taariikhdu ahayd…
6 February 2016

Shacab Jarar & Qoraxay Ciidanka Woyaanuhu Dil & Xadhig ugu Gaysteen.
Warar soo gaadhay war qabadka ONA oo kusaabsan wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo Dil iyo Xadhig…
3 February 2016
Ilaysa Tv 01 Feb 2016 “Warbixintii Human Rights Watch Kasoo Saartay Ethiopia”….
Warbaahinta ayaan itooda badan wax war ah ka qorin dalka Ethiopia iyadoo ay ugu wacan tahay…
1 February 2016
Daawo: Sideey Woyanuhu Ula Wareegeen Gobolka Gambella & Xasuuqa Kasocda.
Sida aad wararkaanagii hore kula socoteemba waxaa baryahan sii xoogaysanayay dagaalada kasocda gobolka Gambella. Dagaaladan ayaa waxay…
1 February 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Daawo: Hees Wadani ah & Abwaan Maxamuud Jangoo.
Suugaan Halgameedku wa qayb kamid ah Halgankan muqadaska ah ee shacabka Somalida Ogadenya uu xuquuqdiisa aayo…
31 January 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyo Kala Duwan oo Ciidanka Gumaysigu ay Kagaysteen Ogadenya.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa…
30 January 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyo Baahsan oo Woyaanuhu kula Kacay Shacabka Somalida Ogadenya.
Wararka aan ka helayno wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan ooy ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah…
27 January 2016

Hawaarinta oo Baxsadkoodii uu Kala Joogsan la’Yahay & Woyaanihii oo ka Aaamin Baxay.
Ilo-wareedyo aad loogu kalsoonaan karo oo ONA lasoo xidhiidhay ayaa shegaya inay soo food saartay dhalinyaradii…
27 January 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadenya: Tacadiyo Shacabka Loogaystay & Hawaarin Isdilay.
Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Dhuxun ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya inay ciidanka wayaanuhu qoys dhan…
21 January 2016

Ciidanka Woyaanaha oo Shacabka Tiro Badan ku Waxyeeleeyay Deegaamo Ogadenya Kamid ah.
Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa ka…
18 January 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Shacab Xadhig & Dil Loogu Gaystay Deegaamo Ogadenya Kamid ah.
Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteemba waxaa intii mudo ahba ka socday guud ahaan wadanka Ogadenya…
12 January 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Shacab lagu Xidh-Xidhay Degmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay.
Wararka aan ka helayno Dagmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya inay ciidanka gumaysigu sidii caadada u…
11 January 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Wadanka Ogadenya oo Ciidanka Gumaysigu ay Shacab Badan ku Dhibaateeyeen.
Wararka aan kahelayno Gobollada Qoraxay iyo Nogob ee dhulka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo dad…
4 January 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Deg Deg: Jidka Dheer ee Isku Xidha Harar & Addis Ababa oo la Xidhay.
War hadda soo gaadhay war qabadka Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in shacabka Oromiya…
3 January 2016

Dagaalo Shacabka & Ciidanka Cadawga ku Dhexmaray Meelo Ogadenya Kamid ah.
Wararka aan ka helayno wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa…
2 January 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Shan Ganacsato Tigrey ah oo Nazret (Adama) lagu Laayay.
War goor dhawayd kusoo dhacay warqabadka Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in caasimada deegaanka…
1 January 2016
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyo Kala Duwan oo Cidanka Gumaysigu ay Kagaysteen Ogadenya.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sootabinaya tacadiyo baahsan oo todobaadyadii ugu dambeeyay kadhacay qaybo wadanka…
30 December 2015
