Opens in a new tab

Xuquuqda Aadanaha

Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo: Ciidamada Tigrega Sida Arxan-darada ah ay Ardayda Ugaraacayaan.

Kacdoonkii Oromiya ka socday ayaa maalimba maalinta ka dambaysa waji cusub yeelanaya. Ciidanka Woyaanaha ee ku…
30 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

War Dagdag ah: Gaadhi Ciidan oo Si Ulakac ah loo Dul Mariyey Bajaaj+Dhimasho iyo Dhaawac

War dag dag ah ciidamada gumaysiga Itoobiya ee kucaanbaxay baabi'inta dadka shacabka ah ee soomaalida Ogadenia…
20 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo:Shacab Gadoodsan oo Xidhay Jidka Isku Xidha Diridhabo & Harar.

Warakan ku saabsab Shacab Gadoodsan oo Xidhay Jidka Isku Xidha Diridhabo & Harar.oo aan shalay si…
16 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Liiska Magacyada Ardayda Oromiya ee Woyaanuhu Xasuuqay.

Waxaa ONA soo gadhay liis dheer oo kamid ah shacabkii Ciidanka Woyaanuhu xasuuqeen. Liiskan ayaa badankood…
16 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo: Baaburtii Taliska Gumaysiga oo Shacabkii Gadoodsanaa ay Gubayaan.

Waxaan akhtiteyaasha ONA u haynaa muuqaal muujinaya qaar kamid gaadiidka Gumaysiga oo shacabkii kacdoonka waday ay…
15 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Deg Deg: Gobolka Beninshagul Gumuz oo lagu Gubay Meherado Woyaanuhu Lahaa.

Shacab gadoodsan oo aad uga cadhaysan sida waxshinimada leh ee loola dhaqmay shacabka Oromiya ee sida…
15 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Deg Deg: Ciidamo Katirsan Ururka OPDO oo Gubay Dirayskii Gumaysiga Itoobiya ee Ciidanka Ugaarka ah.

War hadda soo gaadhay warqabadka Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya ineey ciimdamo katirsanaa Ururka…
14 December 2015
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Tacadiyo Baahsan oo Ogadenya uu Ciidanka Gumaysigu Kagaystay Maalmihii Lasoo Dhaafay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa…
13 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Degmada Sagag oo Shacabka & Hawarinta Iska Hor Imaad uu Kudhexmaray.

Wararka naga soogaadhaya dagmada Sagag ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya tacadiyo baahsan ooy ciidanka Hawaarintu u gaysteen…
10 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Shacab uu Gumaysigu ku Dhibaateeyay Meelo Ogadenya Kamid ah.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa faah faahin kabixinaya Tacadiyadii ugu dambeeyay ee ciidanka wayaanuhu uu…
9 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Wakiilkii Gumaysiga ee Gambella oo Maxkamad Lahor Keenay & Siro Badan oo Fashilmay.

Waxaa maxkamad kutaala Kililka Gambella lahor keenay markay taariikhdu ahayd 2 Dec 2015 Wakiilkii Gumaysiga ee…
5 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Shacab Xadhig & Jidh-dil Loogu Gaystay Dagmada Marsin ee Gobolka Qoraxay.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Marsin ee Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dad aad u badan ooy ciidanka…
4 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Ciidanka Itoobiya oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Dawlada Somaliya Katirsan oo Baardheere Kusugnaa.

Wararka aan ka heleyno magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Gumaysiga Itoobiya ay…
3 December 2015
Barnaamijyo · Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo:TV-ga Codka Masar oo Siidaayay Barnaamij Xiiso Badan Leh Kaasoo Lagaga Hadlay Isbahaysiga PAFD.

TVga Codka masar oo kuyaala Magaalada Qaahira, ayaa waxaa laga siidaayay Barnaamij xiiso leh oo kusaabsan…
2 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Deg Deg: Xabsi Wayn oo Kuyaala Magaalada Gonder oo Dab Laqabadsiiyay.

Warar hordhac ah oo hadda ONA soo gaadhaya ayaa sheegaya in Xabsi Wayn oo magaciisa la yidhaahdo…
1 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Jarar, Nogob & Doollo oo Shacab Fara Badan Xadhig & Dhac Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya guud ahaan gayiga Ogadenia ayaa sheegaya sara ukac xoog badan oo ay ciidanka…
1 December 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Degaamo Qoraxay Katirsan oo Shacab Badan Dil, Xadhig & Jidh-Dil Loogu Gaystay.

Wararka naga soo gaadhaya guud ahaan gayiga Ogadenia gaar ahaan Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya sara ukac xoog…
30 November 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Tacadiyo Badan oo Ciidanka Gumaysiga Ogadenya Kagaysteen Maalmihii Lasoo Dhaafay.

Wararka naga soogaadhaya Wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo aad ubadan ooy ciidanka wayaanuhu u gaysteen dadka…
29 November 2015