Xuquuqda Aadanaha
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Nusdariiqa iyo Awaare oo Ciidamada Gumeysigu Dilal ka Geysteen Todobaadki Laso Dhafay
Xukuumada gabalkeedu sii dhacayo ee gumaysiga Ethiopia ayaa Askarteeda mooraalka jabsan waxa ay Ogaadeeniya kawadaan Tacadiyo…
1 April 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Faalo: Barnaamijki Ilays TV ee Sida Tooska ah u Baxay
Barnamij xiiso badan oo caawa ka baxay Ilays TV xaruntiisa Norwey ayaa looga hadlay dhibaatooyinka tacadi…
29 March 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Toos uga Qeyb Qaado Ilays TV- Dood ku Aadan Tacadiga iyo Xuquuql Insaanka Ogadeniya.
Haddii aad tahay muwaadin u dhashay ogadeniya oo ka warhaya dhibaatada loo geysto shacabka Ogadeniya…
28 March 2013

Weeraradii ugu Dambeeyay ay Qaadeen CWXO iyo Shacabka Xoola Dhaqatada ah oo Diiday Canshuurtii Gibirka
Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa na soo gaadhsiiyay warbixintii dagaalo ka dhacay wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan deegaano…
19 March 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyo Isugu Jira Kufsi, Jidh Dil, Xadhig iyo Boob Hantiyeed oo Dhacay Inti u Dhaxeysay 1 March – 10 March 2013
Gumeysiga Ethiopia ayaa sii laba jibaaray tacadigii uu u geysanayay shacabka somalida Ogadaneiya. Wakaalada wararka Ogadeniya…
15 March 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyo Xidhay, Dhac iyo Boob Hanti iyo Xoolo Noolba Isugu Jira oo ka Dhacay Deegaamo Kamid ah Ogadeniya
08/03/2013 Magaalada Farmadow waxay ciidamda gumaysiga Ethiopia dhac iyo xidhay isugu dareen Qoyska nin lagu magacaabo…
14 March 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Shacab lagu Xasuuqay Mayu oo ka Tirasan Raqay, Deegaanka Gobolka Fiiq.
Askarta gumaysiga Ethiopi ayaa waxay sii wadaan dibaatada iyo xasuuqa ay ku hayaan dadka shacabka ah…
10 March 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Maxaad Kala Socotaa Xabsiga loo Yaqaano Jeel Ogaadeen – by Cabdulaahi Xuseen
Jeelka loo yaqaano Jeel Ogaadeen ee ku yaala magaalada Jigjiga dhinaceeda bari, waa jeel dhismo ahaan…
26 February 2013

Tuulada Boodhley oo Dad Badan laga Taxaabay aan la Ogayn Meel la Geeyay
Wararka aan ka helayno ehelada dadka shacabka ah ayaa waxay noo xaqiijiyeen in ciidamada Gumaysigu ay 23-2-203…
25 February 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
4 Muwaadin oo Ciidamada Gumeysigu ku Dileen Deegaanka Galaalshe
Ciidamada gumeysiga Ethiopia ayaa xasuuq wadareed ka wada Gudaha Ogadeniya. Hadaba dilalkii u danbeeyay ee gumeysigu…
12 February 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Magaalada Shilaabo oo Dad Badan lagu Xidhay uu Kamid Yahay Ugaas Colaad Ug.Abdulaahi.Ug.Yasin
Magaalada Shilaabo waxay kamid tahay magaalooyinka sida wayn loogu dhibaateeyo dadweynaha shacabka ah een waxba galabsan,…
5 February 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Banaabaxyadii Xeryaha Qaxootiga oo Halkoodii ka Sii Socda
Sida aan lawadasocono baryahanba waxaa jiray bananbaxyo ay kawadeen daka qaxootiga ah ee Ogadenya laga soo…
28 January 2013
ONAMaqaalo, Ogadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Maxay Ogaadeenya ku Xusuusan Doontaa Sannadkii 2012? Xaaladda Maxaabiista Ogaadeenya
Qalinkii Axmed Yasiin Qormadii 4aad Xaaladda Maxaabiista Ogaadeenya Qormooyinkii taxanaha ahaa ee “Maxay Ogaadeenya ku xusuusan…
11 January 2013

Tacadiyadi Gumeysigu ka Geysteen Dhulka Ogadeniya Dabayaqadi Bishii December 2012.
Wakaalada wararka ee Warfaafinta Ogadeniya ayaa waxay soo aruurisay dhacdooyinkii lagu waxyeeleynayay shacabka somalida Ogadeniya ee…
7 January 2013
ONAMaqaalo, Ogadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Qeybtii 2aad: Maxay Ogaadeenya ku Xusuusan Doontaa Sannadkii 2012?
Qalinkii Axmed Yasiin Cabdi Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012? Qormada 2aad Xasuuqii Miir-denbas Marar…
4 January 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
10ka December waa Maalinta Xuquuqul Insaanka Caalamka – Shaanbal Faysal Maxumad C/Wali
Waxaa caalamka laga xusayaa maanta - Maalinta Xuquuqda Aadanaha - Shirkii Golaha loo dhanyahay ee Qaramada…
10 December 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Hawlgaladii CWXO ay Qaadeen iyo Maxaabiis Badan oo laga Sii Daayay Xeryaha Dh/Buur
Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia gaara ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in…
4 December 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Shirkii Q/Midoobay oo Galay Maalintii 2aad iyo Xaalada ay ku Sugan Tahay Ogadenia oo Si Weyn loo Dhageystay
Geneve: Waxaa maalintii labaad galay shirkii hay’adda xuquuqul u qaabilsan insaanka Q/Midoobay iyo dhawrista dadyowga la duudsiyo…
29 November 2012
