Xuquuqda Aadanaha
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyada Loogaysto Shacabka Somalida Ogadenia oo Siibadanaya
Wararka nagasoogaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo aan kala joogsi lahayn oo loo gaysanayo dadka shacabka…
26 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dad lagu Xidh Xidhay Godey, Dhagaxmadow, Barmiilka, iyo Caleen oo 15 Sano Xabsi lagu Xukumay
Ciidanka gumaysiga Itoobiya ee kucaan baxay waxyeelaynta dadka shacabka ah ee Somalida Ogadenia tacadiyadii ugudanbeeyay oo…
24 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
War Dag-Daga: Duleedka Magaalada Qabridahar Haweenay iyo Nin lagu Dilay
War dag dag ah oo saaka naga soo gaadhay Ceel Bakool oo ku taala duleedka magaalada…
22 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Caruur Ciidanka Woyaanuhu ku Laayay Barajisaale, Qoraxay
Wararka naga soogaadhaya magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dil foolxun oo tuulada Baraajisaale ay…
21 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
30 Meeyo Qof oo Shacaba oo Xidhay iyo Dhac Ciidanka Woyanuhu ugu Geysteen Ogadeniya
Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadeniya ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo dhac hantiyeed ubadan kuwaas oo loogaystay…
21 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyada Ogadeniya: Xidhay, Jidh Dil iyo Dhac loo Geystay Shacabka Ogadeniya
Waxaa wali halkiisii kasii socda tacadiyadii ay ciidamada nacabka ah ee xooga kujooga ciida ogadenia kuhayeen dadka…
19 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiga Ogadeniya: Dil, Xidhay Baahsan iyo Dhac Hantiyeed oo Loogeystay Shacabka Ogadeniya
Ciidanka gumaysiga Ethiopia ayaa sare uqaaday tacadiyadii ay kuhayeen shacabka biri magaydada ah ee Somalida Ogadeniya…
14 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
400 Oo Maxaabiisa oo Jig Jiga la Keenay
Maxaabiis badan oo gaadheysa 400 ayaa lakeenay Jeelasha Magaalada Jig Jiga Todobaadkan. Maxaabiistan ayaa waxa lagasoo…
9 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dhac-dooyinkii Murugada Lahaa ee ka Dhacay,Ogaadeenia Gaar Ahaan Gobalka Jarar – Markaati Furkii,Shaanbal Xasan Maxamed Cabdi ( Xasan Aafo)
Xasuusin : Warbixinada ay nala wadaagayaan saraakiishii u adkaysan kari weyday dhibaatada ay ku hayeen Maleesiyadii…
8 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dilal iyo Xidhay ka Dhacay Ogadeniya
Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya dad shacab ah oo ay ciidamada gumaysiga Itoobiya ugaysteen…
7 August 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Bishii July 2013 Xidhay Baahsan oo ka Dhacay Ogadeniya
Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee kucaan baxay dulmiga iyo dabar jarka dadka shacabka ah ee S.ogadenia dhibaatooyinkan…
3 August 2013

Dilal, Xidhay iyo Jidh Dil ka Dhacay Deegamo Kamida ah Ogadeniya
Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ay ciidamada gumaysiga Itoobiya ugaysteen…
1 August 2013

Xasuuq ka Socda Deegamada Jarar, Ogadeniya
Warqad Email ah oo wakaalada Wararka Ogadeniya kasoo gaadhay Gudaha Ogadeniya ayaa lagu sheegay xasuuq ka…
28 July 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyada: Dilal Ciidanka Woyanuhu u Geysteen Shacabka Ogadeniya
Ciidanka gumaysiga itoobiya ee kucaanbaxay dulmiga iyo dabar jarka ayaa meelo kaladuwan oo wadanka ogadenia ah…
26 July 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
11 Qof oo Jidh Dil ugu Dhintay Xabsiga Jeel Ogaden
Jigjiga: Xabsiga aadka u daran ee Jeel Ogaden ayaa waxaa ku dhintay 11 Qof oo isugu…
26 July 2013

Dad Farabadan oo Xabsiyada loo Taxaabaya iyo Qaar loo Gaystay Jidh Dil iyo Kufsi
Ciidanka gumaysiga Itoobiya ee kucaan baxay gumaadka iyo dhibaataynta shacabka biri magaydada ah ee S.Ogadenia ayaa…
20 July 2013

Boqolaal loo Taxabay Xabsiyada Jigjiga Xagee Lageeyey,Yaase Kamid ah Dadkaa la Xidhay?
Inta aynaan u galin dulucda warka ku saabsan dadka la xidhay Todobaadyadan, war dag dag ah…
16 July 2013
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Jigjiga Biyo Lacabo Malaha, ”Socodaalka Ina Ilay waa Tuug Dhabarku Banaan Yahay – Zuber/Adis Ababa
Qormo Googoos Ah Gobolka soomalida Ogadeniya Kolkaad maqasho waxaad Xasuusan Marxalado La faca Tirsaday Gobolka,Salka Dhibaatadaasi…
12 July 2013
