Xuquuqda Aadanaha
ONAMuuqaal, Ogadeniya, Xuquuqda Aadanaha
ONA Waxay Baahin Doontaa Waraysi Kooban oo Daah Qaadaya Xogo aan Horay loo Sheegin oo Wata Cadaymo Kuwaasoo Muujinya Khayaamooyin iyo ku …
ONA waxay baahin doontaa Waraysi kooban oo daah qaadaya xogo aan horay loo sheegin oo wata…
2 December 2025
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Qaybta Sadexaad
Waxaan qormadeenii labaad kagasoo hadalay weerarkii bahalnimada ahaa ee ciidanka Itoobiya ay ku qaadeen magaalada Qallaafe…
30 November 2025
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Guryo ku Yaala Magalada Jigjiga ee Casimada DDS ayaa la Xaqiijiyay in Maamulka PP ee uu Hogaamiyo Mustafe Omar ay u Badaleen Jeelal …
Guryo ku yaala magalada Jigjiga ee Casimada DDS ayaa la xaqiijiyay in maamulka PP ee uu…
25 November 2025

Jigjiga:Xabsiyo Qarsoodi ah oo lagu Ciqaabo Dadka Rayidka ah iyo Gaadhiyaal aan la Aqoonin Waxa Wata oo Habeenkii Dadka la Baxa Geeyana …
Jigjiga:Xabsiyo qarsoodi ah oo lagu ciqaabo dadka rayidka ah iyo Gaadhiyaal aan la aqoonin waxa wata…
19 November 2025
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGAADEENIYA (JWXO)
Ogaden National Liberation Front (ONLF) الجبهة الوطنية لتحرير أوجادين Warmurtiyeedka Kalfadhiga Golaha Dhexe ee JWXO. November…
17 November 2025

15 Nov 2005, Midka Mod ah Maalmihii Xasuuqa Loogaystay Dadka Ree Ogadenia
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
16 November 2025
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
15/11/2005, Midka Mid ah Maalmihii Madoobaa ee Soomaray Shacabka Soomaalida Ogadenia
Taariikhdu waa 15 November 2005, xilgu waa subax maalintuna waa Talaado. Shacabka Soomaaliyeed ee kudhaqan magaalada…
16 November 2025
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Jigjiga Xabsiyo Qarsoodi ah oo aan la Aqoon Halkay ku Yaalaan iyo Maxaabiis la Ildaran Xanuuno ka Dhasha Goobaha ay ku Xidhanyahiin oo aan …
Jigjiga Xabsiyo qarsoodi ah oo aan la aqoon halkay ku yaalaan iyo maxaabiis la ildaran xanuuno…
10 November 2025
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Qaar ka Mid ah Maxaabiista JWXO oo Xabsiga Jigjiga ku Xanuunsanaya Dhakhtarra loo Diiday
Waxaa maalmihii ugu dambeeyay xabsiga gobolka Faafan, waaxdiisa heer Degaan aad ugu ku xanuunsanaya Ku-xigeenka Hoggaanka…
8 November 2025

War Deg-deg ah Dhagaxbuur
Maamulka EPP ee magaalada Dhagaxbuur ayaa xalay qaab af-duub ah ku xidhay Amiin Xaqdoon, oo kamid…
12 October 2025

Wax ka Ogaw; Xaaladda Masuuliyiinta JWXO ee Xabsiga Jigjiga ku Xidhan
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
26 September 2025

Guddoomiyaha JWXO ee Gobolka Faafan oo Xabsiga Halis Caafimaad ku Wajahaya
Guddoomiyaha JWXO ee gobolka Faafan; Halgame, Cabdullaahi Cabdiqani Axmed ayaa saddexdii habeen ee ugu dambaysay aad…
26 September 2025

Madaxda JWXO ayaa Malintii 15 _Aad u Afduuban Maamulka Fashilka iyo Musuqa Sharci Hadheeyay ee ka Jira DDS-Ogadeniya Kuwaas oo Mar Walba ku …
Madaxda JWXO ayaa malintii 15 _aad u afduuban maamulka fashilka iyo musuqa Sharci hadheeyay ee ka…
22 September 2025

Dag Dag: Madax Katirsan Ururka ONLF oo Xabsiga Lootaxaabay
Ninka lagu magacaabo Nuur Toori ayaa goordhaw soogalay Hotel Istanbul oo kuyaala Magaalada Jigjiga wuxuuna halkaas…
8 September 2025

Bishii 8_Aad Maamulka Mustafe Cagjar Waxuu Ogadeniya ka Gaystay Falal Iskugu Jira Dilal Dad Rayid ah Tacadi Baahsan oo Muwaadiniin Shacab …
Bishii 8_aad maamulka Mustafe Cagjar waxuu Ogadeniya ka gaystay falal iskugu jira Dilal dad rayid ah…
8 September 2025

Warbixinta Xadgudubyadii August Dhacay!
Taariikhdu markii ay ahayd 13 August, 2025 waxaa maamulka sare ee DDS ka soo baxday warqad…
31 August 2025

Warbixin: Maxaa ka Dhacay Xafiiskii JWXO ee Dagmada Garbo?
Xafiiska Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogadenia ee Dagmada Garbo waxaa bilihii lasoo dhaafay ku socday weeraro joogta…
28 August 2025

