Opens in a new tab

Xuquuqda Aadanaha

Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Jigjiga: Mar Kale iyo Arin Argagax Leh

Waxaa saaka Suuqa Xoolaha ee magaalada Jigjiga meel u dhaw laga helay maydka Sihaam Siciid oo…
31 March 2026
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xubnaha JWXO oo Kulan Soodhawayn ah Jigjiga Kuqabtay

Xubnaha JWXO ee kusugan magaalada Jigjiga ayaa kulan soodhawayn ah usameeyay Gudoomiyaha JWXO ee Gobolka Qoraxay…
30 March 2026
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Afhayeenka Ogaden National Liberation Front ONLF oo ka Tacsiyeey Dadka Rayidka ah ee lagu Laayay Dagmada Shilaabo

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
30 March 2026
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo: Shilaabo

Wararka aan ka helayno Dagmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya in Xabsigu buux dhaafay kadib…
24 March 2026
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Waakuma ka ka Maqan ee Dadka Laayay Mayaradii Caraabaha Sirqinayay ayaa Hada Xukuma Shacabka DDS’ Abdirashiid Osmaan

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
6 March 2026
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Muxuu Yahay Sharciga u Qarsoon Maamulka uu Soo Magacaabo Gumaysiga Itobiya ee Kali ah lagu Waxyeeleeyo Shacabka Soomalida ee la Haysto.?

Waxaa mudooyin badan soo noq-noqda in qowmiyadaha soo galootiga ah ee jooga dhulka Soomalida ay muwaadiniinta…
26 February 2026
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Shacabka Garbo Maxay Filayeen Maxaase Qabsaday

Sidii aan lawada soconay waxaa Dagmada Garbo ka dhacay fal fool xun oo wiil siqiir ah…
26 February 2026
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo: Garbo: Dhacdo Murugo Leh

Wararka nagasoo gaadhaya Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya in uu kajiro kacdoon shacab, kadib…
26 February 2026
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Abwaan Axmad Tawakal oo Akhriyay Dhacdooyin Kooban oo Gumaysiga Itobiya Xasuuqyaduu Gaystay ka Mid ah ‘Kulan Balaadhan oo lagu Qabtay …

Abwaan Axmad Tawakal oo akhriyay dhacdooyin kooban oo Gumaysiga Itobiya xasuuqyaduu gaystay ka mid ah ‘kulan…
15 February 2026
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Waraysi Xasuuqii Dad_Qalnimada ee ka Dhacay Ogadeniya iyo Dhacdooyinkii uu Goob Jooga ka Ahaa Cabdirashiid Xuseen, Dhagarahii Gumaysiga …

Waraysi xasuuqii dad_qalnimada ee ka dhacay Ogadeniya iyo dhacdooyinkii uu goob jooga ka ahaa Cabdirashiid Xuseen,…
13 February 2026
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Https://Youtu.Be/fP2rq8aJ6d0?Si=Mqs_AHYjHNQS0OPb

Waxaad Lifaaqa kore ka helaysaa Waraysi ku saabsan Xasuuqii Itobiya ka gaysatay Ogadeniya iyo dhacdooyin xanuun…
13 February 2026
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Hordhac:Waraysi Daaran Xasuuqyadii Gumaysiga Itobiya ay u Gaysteen Shacabka Ogadeniya Dhacdooyin Xanuun Badan oo uu Goob Joog u Ahaa …

Hordhac:Waraysi daaran Xasuuqyadii gumaysiga itobiya ay u gaysteen shacabka Ogadeniya dhacdooyin xanuun badan oo uu goob…
10 February 2026
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Waxaan Baahin Doonaa Waraysi Dheer oo aan ku Eegayno Musq_Maasuqa Baahsan ee Maamulka Mustafe Omar oo Eng Ahmad Cabsiye uu ku Tilmaamay …

Waxaan baahin doonaa waraysi dheer oo aan ku eegayno Musq_maasuqa baahsan ee maamulka Mustafe Omar oo…
7 February 2026
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Maamulka Oromada Wakiilka Ooga ah Ogadeniya ee uu Horjoogaha ka Yahay Mustafe Omar Waxaa Xabsiyada Jigjiga ugu Afduuban Dad Shacab ah oo …

Maamulka Oromada wakiilka ooga ah Ogadeniya ee uu Horjoogaha ka yahay Mustafe Omar waxaa xabsiyada Jigjiga…
14 January 2026
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Jigjiga ,Wakiilka Maamulka PP Mustafe Omar Waxuu DDS u Isticmalayaa Xarun lagu Cabudhiyo Muwaadiniinta Soomalida Ayadoo Xabsiyada Qarsoon …

Jigjiga ,Wakiilka Maamulka PP Mustafe Omar waxuu DDS u isticmalayaa xarun lagu cabudhiyo muwaadiniinta Soomalida ayadoo…
23 December 2025
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Malayshiyada Oromada ayaa Xadhigyo Baadhitaan oo ay Canshuura Ooga Qaadaan Shacabka Soomalida ka Samaysatay Aag u Dhow Magalada Jigjiga ee …

Malayshiyada Oromada ayaa xadhigyo baadhitaan oo ay canshuura ooga qaadaan Shacabka Soomalida ka samaysatay aag u…
3 December 2025