Dhacdooyin
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Sannadguuradii 15aad ee OYSU oo Jigjiga laga Xusay
Waxaa magaalada Jigjiga lagu qabtay munaasabad balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuradii 15aad ee kasoo wareegtay Aas'aaskii…
29 June 2025
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Sanadguuradii 15aad ee OYSU oo Kismaayo laga Xusay
Waxaa magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose lagu qabtay munaasabad balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuradii…
27 June 2025
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Sawiro Dheeraad ah iyo Sanadguuradii 15aad ee Ururka Dhalinyarada Soomaalida Ogadenia (OYSU) oo Galabta Godey laga Xusay
Boqolaal kamid ah dhalinta OYSU ee Godey iyo xubno kamid ah faraca JWXO ee Godey ka…
26 June 2025
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Sanadguuradii 15aad ee OYSU oo Iimay-bari laga Xusay
Waxaa Dagmada Iimay-bari ee Gobolka Shabeelle galabta lagu qabtay kulan balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuradii 15aad…
26 June 2025
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Sanadguuradii 15aad ee OYSU oo Ifo laga Xusay
Waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab si wayn looga xusay Sanadguuradii 15aad ee Ururka Dhalinyarada…
26 June 2025
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Xaflada Sanadguuradii 15aad ee OYSU oo Hada Godey laga Furay
Waxaa magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeelle si habsami leh uga socota xaflad balaadhan oo lagu…
26 June 2025

Sanadguuradii 15aad ee OYSU oo Jabuuti laga Xusay
Waxaa magaalada Jabuuti ee Xarunta dalka Jabuuti lugu qabtay munaasabad balaadhan oo lagu xusayay Sanadguuradii 15aad…
25 June 2025

Sanadguuradii 15aad ee Ururka OYSU oo Qabridahare laga Xusay
Waxaa Xafiiska JWXO ee Gobolka Qoraxay ka qabsoontay xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay dhalashadii Ururka Dhalinyarada…
22 June 2025

#Hordhaca
Xuska Sanad Guurada 15 aad e OYSU Oo sihabsamile Ooga furantay Magaalada Qabridahar
22 June 2025

OYSU Jarar oo Sanadguuradii Dhalinta Qabtay
Waxaa maanta xafiiska JWXO ee Gobolka Jarar si balaadhan uga qabsoomay Sanadguuradii 15aad ee Ururka Dhalinyarada…
20 June 2025

Qaar Kamid ah Xubnaha oo Dhanaan oo Kulan Isugu Yimid
Waxaa kulan kala warqaadasho iyo diyaar garow ah isugu yimid qaar kamid ah Xubnaha JWXO ee…
20 June 2025

Khudabadii Ururka Dhaliyarada OYSU oo Qayb Wayn ka Qaadatay Abaabulka iyo Isku Dubaridka Kulankii Jaaliyada Ogadenia ee Nairobi
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
15 June 2025

Mahiigaan Mayahay Kanu?
Kulankii lamagac baxay Mahiigaan ee Xubnaha iyo Taageerayaasha JWXO ee magaalada Nairobi kulmiyay ayaa si habsami…
12 June 2025

OGAYSIIS: Dhamaan Dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Magaalada Nairobi iyo Nawaaxigeeda Waxaa la Ogaysiinayaa in uu Maalinta Khamiista ah …
OGAYSIIS: Dhamaan Dadwaynaha Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Magaalada Nairobi Iyo Nawaaxigeeda Waxaa La Ogaysiinayaa In Uu…
10 June 2025

CIID MUBAARAK
Kulan ay so qaban-qaabiyeen ururka Hooyooyinka (UHO) OO ka qab soomay stanbul Hotel' Waxaa stanbul Hotel'…
9 June 2025

Khudbadda Ciidda ee Guddoomiyaha JWXO (ONLF) Dr. Cabdiraxmaan Sh Mahdi
Bismillaahi Raxmaani Raxiim,Walaalayaasha qiimaha badanow, Waxaa idiinku hambalyaynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxa. Ciid Mubaarak dhamaantiin, Ciiddu…
6 June 2025

Dhambaalka Munaasabada Ciidul Adxa uu u Diray Gudoomiyaha JWXO Dr Abdirahman Mahdi Muslimiinta Caalamka Gaar Ahaan Bulshada Soomaliyeed ee …
Dhambaalka munaasabada Ciidul Adxa uu u diray Gudoomiyaha JWXO Dr Abdirahman Mahdi Muslimiinta caalamka gaar ahaan…
6 June 2025
