Dhacdooyin

Xuska Sanad Guurada OYSU oo Maanta ka Qabsoomay Magaalada Godey
Waxaa maanta Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeelle ka qabsoomay Xuska Sanad guurada 14aad ee Aas-aaska…
27 June 2024

Tuulada Duud-ciid oo Xaflada lagu Qabtay
Waxaa tuulada Duud-ciid oo ka tirsan degmada Qabridaharre ee xarunta gobolka Qorraxay lagu qabtay xuska sannad-guurada…
26 June 2024

OYSU SAGAG OO XUSAY SANNAD GUURADII 14 EE OYSU
Ururka dhallinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia OYSU Faraca Dagmada Sagag ee Gobolka Nogob ayaa iskugu soobaxay…
26 June 2024

Ogaysiis Dhamaan Xubnaha iyo Taageerayaasha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ee ku Sugan Magaalada Jigjiga Waxaan Idinla …
Ogaysiis dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ee ku sugan magaalada Jigjiga waxaan idinla…
26 June 2024

Xuska Sannad-guurada 14ªªᵈ ee OYSU oo Qabridaharre ka Dhacday
Waxaa galabta oo Talaado ahayd lagu qabtay xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ee magaalada Qabridaharre…
25 June 2024

Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey oo Kulmay
Waxaa xafiiska JWXO ee Magaalada Godey ee xarunta Gobolka Shabeelle ka qabsoomay shir qurux badan oo…
24 June 2024

Shir Loogu Diyaar Garoobayo Sanadguurada 40 ee JWXO oo ka Dhacay Magaalada Manchester
Shirkan oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa uu ka dhacay…
23 June 2024

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridaharre oo Diyaar-garoow ku Jira
Waxaa gelinkii dambe ee Jimcadii maanta xafiiska JWXO ee magaalada Qabridaharre ee xarunta gobolka Qorraxay ka…
21 June 2024

Magaalada Kismaanyo oo Sanad Guurada Ururka OYSU laga Xusay
Waxaa sinabada kusoodhamaaday xuskii sanadguurada 14aad ee kasoowareegtay aas’aaska ururka dhalinyarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeenia (OYSU)…
21 June 2024

Kulan Loogu Diyaar-garoobayo Sannad-guurada 14ªªᵈ ee Maalinta Aas’Aaska Midawga Dhallinyarada iyo Ardeyda Ogaadeenya ee OYSU loo Soo …
Kulan loogu diyaar-garoobayo sannad-guurada 14ªªᵈ ee maalinta aas'aaska Midawga Dhallinyarada iyo Ardeyda Ogaadeenya ee OYSU loo…
21 June 2024

Daawo: Naftii-hure Cabdinuur Suldaan oo Soo Bandhigay Shuruudaha uu Qofku Codeyn Karo
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
18 June 2024

Musharrax Xaashi Maxamed Cismaan oo Ol’Olihiisa Soo Bandhigay
Waxaa galabta ol'ole ballaadhan ku soo bandhigay xaafadda Ableelaha Musharrax Xildhibaan, Xasshi Maxamed Cusmaan oo ka…
17 June 2024

Guddoomiyaha JWXO Dr Abdirahman Sheekh Mohamed Mahdi oo Shacabka Ogaadeeniya ugu Hambalyeeyey Munaasabada Ciidul Adxa ayaa Sidan Yidhi
Assalamu Alaikum Warahmatullahi Wabarakatuhu, Anigoo ku faraxsan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa, waxaan halkan idiinkaga soo…
15 June 2024

Musharrax Nimcaan Ismaaciil Maxamed oo Buurta Kaaremara Ol’Olihiisa ku Soo Bandhigay
Waxaa maanta Sabti ahayd ol'ole ballaadhan ku soo bandhigay buurta taariikhiga ah ee Kaaremara Musharrax Xildhibaan,…
15 June 2024

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraciisa Dagmada Imay Bari oo Kulan Isoogu Yimid
Waxaa kulan isoogu yimid Ururka dhalinyarada iyo midawga ardayda somalida Ogadenia OYSU faraciisa dagmada imay bari…
8 June 2024

OYSU Faraca Faafan oo Shir Isugu Yimid
Waxaa Xafiiska ONLF ee Magaalada Jigjiga ka qabsoomay shir ay sooqaban-qaabiyeen Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida…
2 June 2024


