Dhacdooyin

Shirkii Toddobaadlaha Ahaa ee Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridaharre oo Qabsoomay
Waxaa galabta xafiiska JWXO ee gobolka Qorraxay ka qabsoomay kulankii todobaadlaha ahaa ee xubnaha JWXO magalada…
20 July 2024

Degmada Abbaaqorrow oo Xus lagu Qabtay
Waxaa degmada Abbaaqarrow ee gobalka Shabeelle lagu qabtay munaasabadda xuska sannad-guurada 14ªªᵈ ee ka soo wareegtay…
16 July 2024

Sannad Guurada 14aad ee OYSU oo Maanta lagu Xusay Magalada Nairobi
Waxaa si meeqaam sare leh maanta logu xusay Magaalada Nairobi ee Xarunta waddanka Kenya Sanad guuradii…
8 July 2024

Dhadhiin oo Sanad Guuradi OYSU lagu Xusay
Waxaa Maanta Niskii Danbe Tuulada Dhaniin Ee D.qabridahar Gobalka Qorahay lagu qabtay Xuska Sanadguura 14.aad ee.…
7 July 2024

Bara-Kaca Qolaji oo Sanad Guurada 14aad ee OYSU laga Xusay
Waxaa Siheer sare ah looga xusay Bara-kaca Qolaji Sanad guurada 14aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska…
6 July 2024

Xuska Sanad Guurada 14aad oo laga Xusay Tuulada Gudhis
Waxaa si heer sara ah looga xusay tuulada gudhis oo ka tirsan dagmada imay bari ee…
6 July 2024

Tuulada kuus-Awliyo oo laga Xusay Xuska Sanad Guurada 14aad ee Dhalinyarada OYSU
Tuulada Kuus-Awliyo oo kadirsan Dagmada Imay-bari ee Gobolka Shabeelle oo ay qaar kamid ah Xubnaha JWXO…
3 July 2024

Xafiiska JWXO ee Degmada Garbo Xuska OYSU lagu Qabtay
Waxaa galabta oo Talaado ahayd si qurux badan loogu xusay xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya ee…
2 July 2024

Xuska Sanad Guurada OYSU oo ka Qabsoontay Dagmada Imay-bari
Waxaa si qurux badan looga xusay Dagmada Imay-bar ee Gobolka Shabeelle maanta Xuska Sanad guurada 14aad…
1 July 2024

Xuskii Dhalinyarada OYSU oo ka Qabsoontay Dagmada Dhanaan
Maalinta xuska sanad guurada Aas-aaska Dhalinyarada Midoowga iyo Ardayda Soomaalida Ogadeenia oo laga xusaayaay Gobolada Ogaadeenia…
1 July 2024

SAGAG(OGADEN)1901
Mid ka mid ah sawirada ugu da-da wayn ee ka soo muuqanaya bandhiga caalamiga ah ee…
30 June 2024

Madax ka Tirsan JWXO oo Muqdisho Xaflad kaga Qayb-gashay
Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ka qabsoontay xaflad lagu maamuusayay sannad-guurada 14ªªᵈ ee ka…
29 June 2024

Xubnaha JWXO ee Magaalada Boosaaso oo Xaflad Qabtay
Waxaa si heer sare ah looga xusay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee dalka Soomaaliya,…
28 June 2024

Daawo:Hadal Jeedintii Sheikh Cabdulahi oo ka Sooqayb-galay Xuska Sanad Guuradii 14aad ee OYSU
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
28 June 2024

Daawo: Hadal Jeedintii Hogaanka Arrimaha Gudaha JWXO Ahna Xoghayaha Midoowga Dhalinyara iyo Ardayda Ogaadeeniya (OYSU) Mudane Cumar Sheekh …
Daawo: Hadal Jeedintii Hogaanka Arrimaha Gudaha JWXO Ahna Xoghayaha Midoowga Dhalinyara Iyo Ardayda Ogaadeeniya (OYSU) Mudane…
28 June 2024

Xafladda Sanad Guurada 14 ee Ururka OYSU oo Jigjiga ka Qabsoontay
Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ee magaalada jigjiga lagu Qabtay xaflada sanad guurada 14 ee…
28 June 2024

Xubnaha JWXO ee Unugta Ceel-wayne oo Xusay Sannad Guurada 14aad ee OYSU
Waxaa Magaalada Ceel-wayne ee Xarunta Gobolka Nogob siheer sare ah looga xusay munaasabada Aas-aaska ururka dhallinyarada…
28 June 2024

Daawo: Munaasabadii Galabta ka Qabsoontay Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan oo ku Saabsan Aas-aaskii Ururka OYSU Sanad Guuradii 14aad
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
27 June 2024
