Dhacdooyin
Daawo: Abwaan Kaldeeq oo Shirweynaha ka Qaaday Suugaan Dhaxal Gal ah iyo Heestuu ugu Jecel Yahay
Abwaan Kaldeeq oo kamid ah abwaanada Ogadenya,ahna Agaasimaha Waaxda Fanka iyo Filimada ee Hogaanka warfaafinta JWXO…
14 August 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Ex-Xildhibaan Jamaal Diiriye Khaliif oo Si Live ah uga Hadlaya Shirweynaha 20aad
Shirweynaha Jaaliyada Ogadenya ee hada ka socda magaalada Oslo ee dalka Norway aya waxaa kasoo qayb…
14 August 2015
Daawo: Mowqifka ONLF ee Gu, Itaanka Ogadenya
Halkan ka daawo gudoomiyaha hogaanka arimaha dibada ee jwxo Mudane Cabdiraxmaan Maadeey oo cadaynaya mowqifka JWXO…
14 August 2015
DAAWO: Furitaankii Shirweynaha iyo Gudoomiyaha JWXO
Daawo furitaanka shirweynaha 20aad ee Jaaliyadaha oo uu si rasmi ah u furayo Gudoomiyaha jwxo iyo…
14 August 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Gudoomiyaha JWXO oo Furay Shirweynaha 20aad iyo Cadaani Hirmooge oo ka Hadlay Doorka Jaaliyadaha
HALKU DHIGA SHIRWEYNAHA: HAN SARE IYO HIIGSIGA XORIYADA…
14 August 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Shir Weynihii 20aad ee Jaaliyadaha Ogadenya oo Si Rasmi ah u Furmay
HALKU DHIGA SHIRWEYNAHA: HAN SARE IYO HIIGSIGA XORIYADA Waxaa saaka 10 kii subaxnimo ee saacada Central…
14 August 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Wufuudii Jaaliyaadka Denmarka & Sweden oo Gaadhay Caasimada Norway ee Oslo.
Wufuud balaadhan oo ka kala yimid dunida dacaladeeda yaa kusii qulqulaya caasimada wadanka Norway ee Oslo…
13 August 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Koox Faneedka Kacaan oo Kaalin Sare Kagashay Xuska Maalinta Dhalinyarada.
Waxaa shalay ooy taariikhdu ku beegnayd 12/8/2015 Xerada Qoxootiga Xagardheere lagu qabtay munaasabad aad ubalaadhan oo lagu maamuusayay…
13 August 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Waftigii Jaaliyada Ogadeniya ee Ingiriiska oo Maanta u Duulay Wadanka Norwey
Jaaliyada Ogadeniya ee Ingiriiska waftigii uga qeyb galay Shirweynaha Jaaliyadaha Adduunka oo ka furmaya Bari Magaalada…
13 August 2015
ONADhacdooyin, English
Eritreans Sit-in Protest on Downing Street Enters 45 Day
Amassive and successful Eritrean demonstration was held opposite the UK Prime Minister David Cameron’s number 10…
13 August 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin
Kooxda Kacaan oo ka Qeyb Qaatay Xaflada Puntland
Waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi lagu qabtay xaflad ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Puntland…
12 August 2015
Daawo: Ogaden Community London oo Da,Yar Usoo Xidhay Koorso Caafimaad
Xafiiska Jaaliyada Ogaden Community Association ayaa maalintii Sabtida 08/08/2015 soo gabagabeeyay barnaamij Caafimaad oo la xidhiidha…
9 August 2015
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogaysiis…Sanadguurada 31aad ee ONLF iyo Jaaliyadda K/Afrika
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsho waynta Soomaliyeed ee kunool wadanka K/Afrika gaar ahaan gobolka Gauteng in…
8 August 2015
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Kulan ka Dhacaya Jaaliyada London Sabtida 8 August 2 Duhurnimo
Jaaliyada soomaliyeed ee Magaalada London waxaa lagu wargalinaya inay kasoo qeyb galaan Kulan balaadhan oo ka…
6 August 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Hawlwadeenka Hogaanka Warfaafinta oo Conference Call Iskugu Yimid Hawlo Muhiim Ahna Kawada Arinsaday.
Waxaa shalay ooy taariikhud ahayd 03/08/2015 kulan xaga khadka isgaadhsiinta casriga ah iskugu yimid Gudoonka Sare…
4 August 2015
Daawo: Waraysi Qaban-qaabada Shirweynaha Jaaliyadaha Ogadenya
Wufuud fara badan oo kamid ah jaaliyadaha Ogadenya ee caalamka ayaa kusii qulqulaya caasimada dalka Norway…
3 August 2015
Daawo: Shirkii iyo Wacdarihii ay Soo Bandhigtay Jaaliyada Faraca Faafan ee Nairobi
Jaaliyadda Ogadenya faraca Faafan ee magaalada Nairobi iyo nawaaxigeeda ayaa shalay shirweyn ku qabtay xaafada Islii…
2 August 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Guryo Lagubay iyo Hanti laga Dhacay Shacabka Somalida Ogaden
Ololaha Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ee loo tababaro sidii ay u cadaadin lahaayeen shacabka Somalida Ogaden ayaa…
1 August 2015
