Opens in a new tab

Itoobiya

ONAItoobiya
Itoobiya

Deg Deg: Guryihii & Meheradihii ay Madaxda OPDO Kulahaayeen Oromiya oo Dab Laqabadsiiyay.

Sidii aad wararkaanigii hore kula socoteen kacdoonkii kasocday Oromiya ayaa kusii fiday magaalooyin hor leh. Shacabkii…
12 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

TPLF oo ka Xayuubisay Ururka OPDO Gacan Kuhayntii Maaraynta Nabadgaliyada Oromiya .

War deg deg ah oo hada kusoo dhacay warqabadka ONA ayaa tibaaxaya in kooxda TPLF ay…
12 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Wariyihii Al-Jazeera Ujoogay Addis Ababa oo Kaameeradii laga Qaaday.

Wariyihii TV ga caalamiga ah ee Al-Jazeera ujoogay magaalada Addis Ababa ayeey ciidanka Sirdoonka Woyaanuhu kala…
12 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Kacdoonkii Oromiya Kasocday oo Magaalooyin Hor Leh Gaadhay.

Waxaa wali halkiisii kasii socda kacdoonkii iyo banaanbaxyadii kasocday Gobolka Oromiya. Mudaaharaadyadan ayaa kusii fidaya magaalooyin…
12 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Jarmalka oo Muwaadiniitiisa uga Digay Ineey Itoobiya u Safraan.

Dalka Jarmalka ayaa digniin culus kasoo saaray in aysan Muwaadiniinta Jarmalka u safraan Gobolka Oromiya arimo…
12 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Dawlada Ingriiska oo Digniin Kasoo Saartay in Aysan Muwaadiniinteedu Itoobiya u Safrin.

Dawlada Ingriiska oo digniin kasoo saartay in aysan Muwaadiniinta Ingriisku Itoobiya ee kusugan Itoobiya iney u…
11 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Safaarada Norway ee Addis Ababa ayaa uga Digtay Muwaadiniinta Norway Ineey Oromiya u Safraan.

Safaarada dalka Norway ee kutaala magaalada Addis Ababa ayaa digniin u dirtay dhamaan muwaadiniinta u dhalatay…
11 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Shacbigii Gadoodsanaa oo Addis Ababa Wadooyinkii Soogalyay Xidhay+Sawiro

Faah faahin dheeraad ah oo hadda magaalada Adiss Ababa ONA ka soo gaadhay ayaa sheegaya in…
11 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Taliyihhii Sahanka Ciidanka Woyaanaha ee Q/W Itoobiya oo Ladilay.

Warar rasmi ah oo na soo gaadhay ayaa sheegaya in ladilay talyihii sahanka Ciidamada Woyanaha ee…
10 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Deg Deg: Shacbigii Gadoodsanaa ee Mudaharaaday oo Lawareegay Maamulka Magaaloyin Katirsan Oromiya.

Warar deg deg ah oo hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in shacbigii gadoodsanaa ee baryahan…
9 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Mudaharaadyadii Kasocday Gobolka Oromada oo Sii Xoogaysanaya.

Sida aan wararkaanagii hore idiinku soo gudbinay waxaa baryahan ka socday mudaaharaadyo waawayn meelo kamid ah…
8 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Mudaharaadyadii Kasocday Gobolka Oromada oo Sii Xoogaysanaya.

Wararka hadda naga soo gaadhay gobolka Oromia ayaa sheegaya in uu mudaharaadyadii lagaga soo hor jeeday…
7 December 2015
Itoobiya · Muuqaal

Dr.Merera Gudina oo Sheegay Ineey Itoobiya Cagta Saartay Jidkii Burburka.

Gudoomiyaha Xisbiga Federal ee Oromiya Dr. Merera Gudina, oo waraysi uu bixiyay ku sheegay ineey Itoobiya…
4 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Deg Deg: Shacab Hor Dhooban Isbitaalka Magaalada Gonder.

War hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya ineey dawlada Itoobiya qiratay ineey ku dishay xabsigii daraad…
3 December 2015
Itoobiya

Amaanka Magaalada Addis Ababa oo Khalal Wayn Kajiro & Ciidan Lasoo Dhoobay.

War goor dhawayd soo gaadhay ONA ayaa sheegaya in wareegto ay soo saareen taliska guud ee…
3 December 2015
Itoobiya · Muuqaal

Daawo: Mudaharaadyada Xogan Eey Aradayda Oromadu kaga Soo Horjeedaan Taliska TPLF.

Ardayda & shacabka qawmiyada Oromada oo iskaashanaya ayaa waxay intiimudo ahba wadaan abaabul xoogan ooy ku…
3 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Ethiopia to Face Power Cuts as Drought Dries Dams,by William Davison

Ethiopia may face further power shortages because of low water levels at dams after a poor…
3 December 2015