Itoobiya
Daawo: Ardayda Oromada ah oo Mudaharaadyo Xogan ka Wada Gobolada Oromia.
https://youtu.be/FfcRHYx1mpo
1 December 2015
ONAItoobiya
War Deg Deg ah: Jaamacada Haramaya oo u Mudaharaad Xogan ka Dhacay Ardayna lagu Laayay
Warar hordhac ah oo hadda soo gaadhay warqabadka ONA ayaa sheegaya in ardayda ka soo jeeda…
30 November 2015
Daawo: Xasuuqa ay Ciimada Woyaanaha ugu Gaysteen Shacabka Qemant.
Ciidanka Woyaanaha oo xasuuq kagaystay meelo badan oo Itoobiya kamid ah ayaa wali xasuuqoodii siiwada. Waxay…
30 November 2015
ONAItoobiya
Sir Culus: Akhriso Warqadii u Meles Saxiixay Qaabkii Dhulka Oromia Loola Wareegi Lahaa.
Sida warqadan oo af xabashi kuqoran ku xusan Kaligii Taliyihii Bakhtiyay Meles Zenawi ayaa ansixiyay qorshihii lagula…
29 November 2015
War Deg Deg ah: Xaafada Teklehaimanot ee Magaalada Addis Ababa oo la Gubay
War deg deg ah oo haddana naga soo gaadhay magaalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in dab…
25 November 2015
ONAItoobiya
Daawo: Shacabkii Amxaarada oo Hubka Qaatay Una Goodinaya Woyaanaha.
Guud ahaan shacabka Itoobiya oo ladaala dhacaya Gaajada iyo cadaadiska uga imanaya Maamulka Woyaanaha ayaa maalinba…
22 November 2015
ONAItoobiya
25 Maxbuus oo ka Baxsaday Xabsi Wayn oo Kuyaala Waqooyiga Shawa ee Oromia
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ormoia ayaa tibaaxaya in ay 25 Maxbuus ka baxsadeen xabsi wayn…
21 November 2015
ONAItoobiya
Xisbiga Axmaarada ee ANDM oo Malayiin ay Shacabka Xoog kaga Qaateen Xaflad Kuqabsanaya.
Ila wareedyo lasoo xidhiidhay ONA ayaa sheegaya in Xisbiga Amhara National Democratic Movement (ANMD) oo kamid…
19 November 2015
ONAItoobiya
Beesha Caalamka oo Codsanaysa in Gurmad Deg Deg Lagaadhsiiyo Shacabka Macaluushu Hayso ee Itoobiya.
Wadamada deeqda bixiya, Hay'adaha Samafalka & Ururo Caalami ah ayaa qaylo-dhaan u diraya beesha caalamka ineey…
12 November 2015
ONAItoobiya
Ihaadhig oo ku Fashilantay Ineey Soo Saarto Kaadir Bisil 24-Kii Sanee ay Talada Dalka Hayeen.
ONA ayaa heshay warar sheegaya in Jabhada Ihaadhig (Wayaane) ay ku fashilantay ineey soo saarto kaadir…
11 November 2015
ONAItoobiya
Ciidamada Ethiopia oo Odayaal Dhaqameed ku Xiray Garbahaarey..(Sababta)
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopia ay xabsiga…
11 November 2015
ONAItoobiya
21 Qof oo Gobolka Oromia lagu Xidhay Kadib Markii lagu Soo Eedeeyay Ineey Kamid Yihiin Ururka OLF.
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromiya ayaa sheegaya in 21 muwaadin lagu xidhay gobolkaas. Warkan ayaa…
8 November 2015

Maraykanku Itoobiya Maka Badbaadin Karaa Burbur ay Kooxda TPLF Uhorseedi Karto?
Waxaan mugdi kujirin oon beesha caalamka iyo inta danaysa arimaha Itoobiya ka qarsoonayn ineey cagta saartay…
6 November 2015
ONAItoobiya
Ilays Tv : ka Daawo Aalada Satellite ka ee EUTALSAT 8WB/NILESAT 101
Ilays Tv oo markii hore laga daawan jiray aalada internetka ayaa hada iyo wixii ka…
2 November 2015
ONAItoobiya
Taksiile-yaashii Magaalada Bahir-Dar oo Shaqo Joojin Sameeysay.
War deg deg ah oo naga soo gaadhay magaalada Bahir Dar ee Gobolka Axmaarda ayaa tibaaxaya…
31 October 2015
ONAItoobiya
Dr. Merera Gudina oo Sheegay in Aysan Itoobiya Nabad Galyo & Xasiloonk ka Jiri Karin.
Dr. Merera Gudina oo ah gudoomiyaha xisbiga mucaardaka ee loo yaqaano Oromo Federalist oo isla…
28 October 2015
Daawo: Shucuubta Shantii Urur ee Itoobiya Iska Bahaystay oo ku Faraxsan Isbahaysiga PAFD
Kadib markii qalinka lagu duugay isbahaysiga cusub ee ay isku bahaysteen ururada hubaysan ee kasoo horjeeda…
26 October 2015

Herman Cohen oo Sheegay in Ree Galbeedku ku Khaldameen in TPLF Talada Itoobiya loo Gacan Galiyay 1991.
Waxaa waraysi uu shalay bixiyay Herman Cohen, oo ahaa Kuxigeenkii Wasiirka Arimaha Dibbada ee Maraykanka isla…
26 October 2015
