Opens in a new tab

Itoobiya

ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo:Muqaalkii ugu Danbeeyay ee Kacdoonka Oromia oo Wali Sii Socda

  Daawo:Muqaalkii ugu danbeeyay ee kacdoonka Oromia oo wali sii socda, walow ay Itoobiya isku dayday…
24 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Banaanbax Mucaaridka Itoobiya ay Qorshaynayeen Ineey Qabtaan oo Woyaanuhu ka Hor Istaagay.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteenba waxaa balan ku qaaday ineey banaanbax aad uwayn ay si…
24 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Mudaaharaad Oromiya lagu Taageerayo oo Kadhacay Louisville, Kentucky Maraykanka.

Waxaa goor dhawayd banaan bax balaadhan iskugu soo baxay magaalada Louisville, Kentucky ee cariga Maraykanka shacab…
23 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Muuqaal Horleh oo Kusaabsan Kacdoonka Oromiya.

Kacdoonkii gilgilay deegaamo badan oo Itoobiya kamid ah gaar ahaan gobolka Oromiya ayaa meeshii ugu saraysay…
23 December 2015
ONACaalamka, Itoobiya
Caalamka · Itoobiya

Qaarada Yurub oo 2015 Soo Galeen Qaaxootigii ugu Tirada Badnaa.

Tirada qaxootiga soo gaadhay Yurub ee dhulka iyo badda kasoo galay sanadkan 2015-ka, ayaa dhaafay hal…
23 December 2015
Itoobiya

Deg Deg: Axsaabta Blue Party & Medrek oo Balan Qaaday Iney Addis Ababa Kacdoonkii Shacabka ka Bilaabi Doonaan.

Labada xisbi ee ugu tunka waawayn asxaabta Mucaaradka Itoobiya ee gudaha ka hawlgala ayaa balan ku…
22 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

IB Times UK oo ka Wareysatay Qoraa u Dhashay Oromiya Dhulboobka lagu Hayo Shacabka Orormo

Aqoonyahan u dhashay Oromo Mr. , Etana Habte, ayaa si fiican oga waramay arimta ku saabsan…
20 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Xaaskii Meles Zenawi oo Sheegtay Ineey Qoyskeeda & Hantideeda uga Baqayso Kacdoonka Kasocda Oromiya.

Xaaskii Kaligii Taliyihii dhintay ee Woyaanaha Meles Zenawi, oo lagu magacaabo Azeb Mesfin ayaa barta ay…
20 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Ciidanka Woyaanaha oo 20 Qof Kudilay Magaalada Muger ee Gobolka Oromia.

Ciidanka Woyaanaha ayaa ku dilay 20 muwaadin oo kasoo jeeda Gobolka Oromia gaar ahaan magaalada Muger.…
19 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Magacyada Dhakhaatiirta & Shaqalaha Caafimadka ee Woyanuhu Jeelka u Taxaabay.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteenba waxaan sheegnay in shaqaale badan oo kamid ahaa qaybaha kala…
19 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Sawirka Maanta oo Muujinaya Xaalada ay Itoobiya ku Sugantahay.

Farshaxan ayaa sawirkan hoose ku muujiyay  Itoobiya sida ay ku danbayn doonto. Sawirkan ayaa laga dheehan karaa…
18 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Shacabka Koonfureed oo Kacdoonka Itoobiya Kasocday Kubiiray.

War goor dhawayd ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in Gobolka Koonfurta Itoobiya (Shucuubta Koonfureed) ay maanta…
17 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Mudaharaadkii ugu Dambeeyay ee Oromiya ka Dhacay.

Waxaa xawli kusocda oo sii xoogaysanaya Mudaaharaadkii kasocday Oromiya. Waxaad hoos ka daawataan muuqaalo hor leh…
16 December 2015
Itoobiya · Muuqaal

Daawo: Shacabkii Axmaarada oo Hubka Gurtay Kacdoonkiina Kubiiray.

Shacabka Axmaarada ee ku dhaqan magaalada Gonder iyo nawaaxigeeda ayaa dhinacooda kaga biiray kacdoonkii kasocday Oromiya…
16 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Magaalooyinka Ambo & Wolliso oo Lagala Wareegay Ciidanka Woyaanaha.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteenba magaalooyin badan oo kamid ah Gobolka Oromiya ayaa lagala waregay…
15 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Woyaanaha oo Ciidamo Badan Kusoo Daabulaya Magaalada Diridhabo.

Taliska Woyaanaha oo ciidii kusoo cidhiidhyantay ayaa magaalada Diridhabo soo dhoobay ciidamo badan oo magaalada wadooyinkeeda…
14 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Shacab Gadoodsan oo Gubay Beer Loogu Magac Daray Meles Zenawi oo Addis Ababa Kutaala.

Shacabkii kacdoonka ka waday Gobolka Oromiya iyo magaalada Addis Ababa oo dab qabadsiiyay beer wayn oo…
14 December 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Isgaadhsiintii oo laga Jaray Oromiya & Saraakiil Katirsanaa OPDO oo Jeelka Lootaxaabay.

Sidii ay ONA idiin balan qaaday waxaan badhtanka kaga jiraa soo tabinta dhacdooyinka muhiimka ah ee…
14 December 2015