Opens in a new tab

Itoobiya

ONAItoobiya
Itoobiya

JOKA oo ka Dhigay Pretoria Banaabax Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Xukuumadda Itobiya

Waxaa maanta Bananbax lagu qabtay magaalada Pretoria halkas oo ah caasimda wadanka  South Africa. Bananbaxa oo…
24 June 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Dhaq-dhaqaaqa Xoreynta Sidama (SLM) iyo Isbahaysiga Medrek oo Banaanbax ka Dhigay Magaalada Hawaassa

Dhaq-dhqaaqa Xoreynta Sidamo (Sidama Liberation Movement) iyo isbahaysiga mucaaradka ah ee Medrek (Coalition of Opposition Parties…
17 June 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Ethiopia oo Warbaahintii Caalamka Jaam Gareysay iyo Taariikhdi Ilays TV.

Taliska Ethiopia ayaa jaam gareeyay Sateliteka ArabSatiyaga oo hawada ka saaray idaacado iyo Tv-yo laga leeyahay…
31 May 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Dhismaha Dhaamka Wabiga Niil ee Ethiopia oo Markale Khilaafkiisi Cirka Isku Shareeray Saaka

Dowlada Masar ayaa olole weyn u gashay sidii ay u hor istaagi laheyd ama hakad u…
26 May 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Safiir Kuxigeenkii Ethiopia ee Talyaaniga oo Dabaqa 2aad Iska Soo Tuuray.

Waxaa dabaqa labaad ee safaarda Ethiopia ee Talyaniga kutaala iska soo tuuray safiir ku xigeenkii safaaradaas…
23 May 2014
Itoobiya

Siyaasiga Somaliga waa Midka ugu Jaban Caalamka Diyaarintiisa iyo Hawgalintiisa

Itobiya waxay aaaminsan tahay inay nasiib u heshay siyaasi Somaliyeed oo hamigiisa uu yahay –Aniga iyo…
19 May 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Dimoqraadiyadda Wayaanaha : Aqalka Baarlamaanka Itobiya Wuxuu ka Kooban Yahay – by Yakume

Maqaal aad u xiisa badan oo ku dhisan Xisaab Tirakoob ah (Statistical Figures) ayuu qoraaga isku…
14 May 2014
Itoobiya · Muuqaal

Banaanbaxayada ka Socda Adisababa iyo Gobolo Kale oo Sii Karaar Qaatay iyo Dhimashada oo Boqolaal Gaadhaya

Dhawrkii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa hadheeyay saxaafada caalamka mudaaharaadyo ay ku naf-waayeen in kabadan 100…
5 May 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Joojiya Dhaqaalaha la Siinayo Kali-Talisnimada Itobiya (Stop Financing Tyranny Like in Ethiopia: William Easterly)

Ninka ku dhawaaqay ereyadaa waa Dhaqaalyahan Mareykan ah oo ku takhasusay – Xidhiidhka ka dhexeeya Kobaca…
30 April 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Itobiya oo Noqotay Dalka 2aad ee ugu Faqrisan Caalamka

Shabakadda The African Economist ayaa soo qortay warbixintii ugu dambaysay ee Qaramada Midoobay ay ka soo…
17 April 2014
Itoobiya · Muuqaal

Banaanbaxii Muslimiinta Itobiya oo Shalay ka Bilowday Masjidka Weyn ee Anwar – Daawo

Waxaa shalay banaanbax balaadhan ka dhigay masaajidka weyn ee Anwar ee muslimiinta Adisababa ay isugu yimaadaan…
29 March 2014
Barnaamijyo · Itoobiya · Muuqaal

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga – Hadafka EPRDF Muxuu Ahaa Markay Qabsadeen Xukunka?

Barnaamijka AH ee caawa intii suurtagal ah ee waqtiga noo saamaxo waxaan kaga hadli doonaa arima…
19 March 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Siminaar Loogu Magacdaray – Itobiya Maqal Kuwa Kuu Digaya iyo Kuwii Kuu Xidhnaa (Ethiopia – Listen to WhistleBlowers and Jailed Journalists

Siminraa ay soo qaban-qaabiyeen Xisbiyada Dimoqraadiga iyo Hantiwadaaga (Socilaists & Dimocrates) iyo ururka u dooda Saxafiyiinta…
15 March 2014
ONAItoobiya, Maqaalo
Itoobiya · Maqaalo

Adigu Hadaad Anigii Noqotay Aniguna Kumaan Noqdaa? Qeybtii 2aad

Qeybtii kowaad hadaad horey u aqrin hoos ka fiirso Linkiga Qeybta 1aad ee Qormadan. Aan hoos…
14 March 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Haweenka Itobiya oo Shalay Banaanbax Balaadhan ka Dhigay Adis-Ababa

Waxaa magaalada Addis-Ababa isugu soo baxay boqolaal Haweenka magaalada ah 8dii Bishan oo ah Maalin loo…
10 March 2014
Barnaamijyo · Itoobiya · Muuqaal

Barnaamijka Aragatida Halgamaaga – Miisaanka Dacayaadda Madow

Waxaad hoosta ka daawataan Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga oo todobaadkanna aan ku eegi doono siyaabaha lagu garto…
6 March 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Sida ay Itoobiya Markey Hal Talaabo Hor u Qaadaba ay Dhowr Talaabo Dib u Qaadayso – by Jonas Clinton

(Translated by Ali Yare) February 28, 2014 Ilaa 9 jirkeyggii sannadkii 1984 oon cunaga yar ahaa,…
28 February 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Banaabaxyo Looga Soo Horjeedo Xukuumadda Wayaanaha oo ka Socda Itobiya

Laba urur oo mucaarad ku ah xukuumadda EPRDF/TPLF ee dalka Itobiya ka talisa oo lagu kala…
23 February 2014