Opens in a new tab

Itoobiya

ILAYS TV · Itoobiya · Muuqaal

Daawo: Ilays Tv 11 Feb 2016 “Muuqaalkii Maanta Baxay oo Aad ku Daawan Doonto”…

Ilays Tv oo ah fogaan arag baahiye soo qufa xogaha iyo warbixinada ay qariso xukuumada gumayisga…
11 February 2016
Itoobiya · Muuqaal

Daawo: Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Marykanka oo ka Halay Kacoonka ka Socda Oromiya

Afhayeenka Wasaarada arrimaha Dibada Marykanka John Kirby ayaa waxa u  ka hadlay kacoonka ka socda Oromiya…
11 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Kacdoonkii Shacabka Oromada Ooy Itoobiya ku Fashilantay Inay Xakamayso.

Tan iyo intii uu kacdoonka Oromiya kasocda bilaabmay ayaa taliska Woyaanuhu wuxuu ku fashilmay in kacdoonkaas…
10 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Jabhada Cafarta ee ARDUF oo Itoobiya ku Cambaaraysay Xasuuqa Kasocda Gobolka Gambella.

Waxaa bayaanka hoose oo luuqada Ingiriiska ku qoran soo saaray Jabhada Canfarta ee loo soo gaabiyo…
9 February 2016
Itoobiya · Muuqaal

Daawo: Waraysi Xasaasi ah Ooy BBC-du Layeelatay Dr. Merera Gudina.

Idaacada BBC-da ayaa waraysi xasaasi ah oo meelo badan taabanaya lay yeelatahay Dr. Merera Gudina oo…
9 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Cabsi & Walwal Horleh oo Lasoo Daristay Madax ku Sheegta Xisbiga OPDO.

Warar aan ka helaay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya inay cabsi & walwal horleh ay…
8 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Muqaalkii ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya oo ka Dhacay Magaalada Awwaday

Waxaa wali si xawli ah uga sii socda kacdoonkii shacabka Oromiya uu kaga soo horjeeday cabudhinta…
8 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Deg Deg: 5 Askari oo Tigree ah oo lagu Dilay Magaalada Matama.

War hadda soo gaadhay war qabadka ONA ayaa sheegaya inuu nin shacb ah oo kasoo jeeda…
7 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Askar Kamid Ahaa Woyanaha oo Go’aansaday Inaysan Shacabka Xasuuqin.

Warar rasmi ah oon ka hellay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya inay askar badan oo…
7 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Dagaaladii Gobolka Gambella oo Sii Xogaystay & Safaarad UK oo uga Digtay Shacabkooda Inay Gobolkaas u Safraan.

Warar aan ka hellay Gobolka Gambella ayaa sheegaya inay dagaaladii ka socday gobolka Gambella ay sii…
7 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Deg Deg: Magaalada Addis Ababa oo Hargabka Khansiir uu ka Dilaacay.

War hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya inuu magaalada Addis Ababa uu Hargabka khansiir uu ka…
6 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Xabsiyada Kuyaala Itoobiya oo Maxaabiis la Ciir Ciiraya.

War rasmi ah oon ka hellay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inay xabsiyada (jeelasha) Itoobiya…
5 February 2016
Itoobiya · Muuqaal

Daawo: Hay’Ada Xaquuqda Aadamaha u Dooda ee HRW oo Itoobiya Cambaaraysay. .

Hay'ada Xaquuqda adamaha u dooda ee HRW oo Itoobiya ku eedaysay sida suxufiyiinta ula dhaqanto. https://youtu.be/TPo3E8h-PaM
5 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo:Kacdoonkii Oromada oo Halkiisii Kasii Socda.

Kacdoonkii shacabka Oromiya uu hormuudka u ahaa ayaa wali kasocda deegaamada ay Qawmiyada Oramadu dagto qaar…
3 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Ururka TPLF oo Iska Indho-tiray Go’Aanka Midowga Yurub Kasoo Baxay.

Kooxda TPLF ayaa si rasmi ah u diiday go'aanka uu dhawaanta soo saaray midawga Yurub.  Qaraarkan ayaa…
3 February 2016
Itoobiya · Muuqaal

Xaafada Shola oo Kamid ah Xaafadaha Addis Ababa oo Lagubay

War hadda naga soo gaadhay magaalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in dab la qabadsiiyay xaafada Shola   oo…
2 February 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Addis Ababa: Hoggaamiyaasha Afrika oo Isugu Yimid Shirkoodi 26aad.

Xarunta Midiowga Afrika ee Addis Ababa waxaa ka fumay shirkii sanadlaha ahaa ee Midowga Afrika. Shirkan…
31 January 2016