Itoobiya
ONAItoobiya
Deg Deg: Woyaanaha oo Lawareegay Maamulka Gobolka Gambella Xukun Militarina Kusoo Rogay.
War deg deg ah oo hadda soo gaadhay ONA ayaa sheegaya in gabi ahaamba ay la…
30 January 2016
ONAItoobiya
Daawo: Sheekh Musatafe oo ka Waramaya Arimaha Itoobiya.
Sheekh Musdhafe ayaa kawaramaya xaalada Itoobiya. Waxaad hoos kadaawataan wuxuu Sheekhu ka sheegay Arimaha Itoobiya. Daawasho…
28 January 2016
ONAItoobiya
Daawo: Mudaharaadyadii ugu Dambeeyay ee Oromia ka Dhacay.
Muuqaaladan hoose ayaa kamid ah kuwii ugu dambeeyay kacdoonka Oromiya kasocda kaasoo lagaga soo horjeedo taliska…
27 January 2016
ONAItoobiya
Daawo: Abaarta Ba’an ee Itoobiya Kajirta Ooy Beesha Caalamku u Gurmanayaan.
Waxaa intii mudo ahba sii kordhaya qaylo dhaanka kasoo yeedhaya abaarta iyo macaluusha isbiirsaday ee ka…
27 January 2016
ONAItoobiya
Daawo: Mid Kamid ah Jabhadaha Hubaysan ee Itoobiya Kasoo Horjeeda.
Waxaan idiin haynaa muuqaal hor leh oo kamid ah Jabhadaha hubaysan ee dagaalka kula jira Ciidanka…
26 January 2016
ONAItoobiya
War Deg Deg ah: 15 Arday oo lagu Dhaawacay Jaamacada Naqmte.
War hadda naga soo gaadhay gobolka Oromiya gaar ahaan magalada Naqmte ayaa sheegaya in ay ciidamada…
25 January 2016
ONAItoobiya
Shakhsiyaad Magac & Miisaan Kuleh Qawmiyada Tigray oo Bayaan Soo Saaray. Ogow Waxa Kuqoran Bayankan.
Bayaan ay soo sareen dad caan ah oo kasoo jeeda qawmiyada Tigraga ayaa lagu sheegay in…
25 January 2016
Daawo: Muuqaal Cusub oo laga Soo Duubay Ciidamada OLF ee Oromiya.
Waxaad hoos ka daawataan muuqaal cusub oo kusaabsan Jabhada Xoraynta Oromiya ee marka lasoo gaabiyo loo…
24 January 2016
ONAItoobiya
Ururka Tigrey ee loo Yaqaano TPLF oo Markale Labo u Kalajabay.
Wararka naga soo gaadhaya caasimada Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya inay halkaas ka bilowdeen qul-qulatooyin…
24 January 2016
ONAItoobiya
Deg Deg: Dagaalo Cul Culus oo ka Socda Magaalooyin Oromia Katirsan.
War deg deg ah oo hadda soo gaadhay war qabadka ONA ayaa sheegaya in dagaalo la,isu…
23 January 2016
ONAItoobiya
Daawo: Mudaharaadyadii ugu Dambeeyay ee Oromia ka Dhacay.
Muuqaaladan hoose ayaa kamid ah kuwii ugu dambeeyay kacdoonka Oromiya kasocda kaasoo lagaga soo horjeedo taliska…
23 January 2016
ONAItoobiya
Dagaalo Culcus oo ka Socda Gobolka Gambella.
Warar hor dhac ah oo naga soo gaadhay gobolka Gambella ayaa sheegaya in Safaarada Norway ee…
22 January 2016
ONAItoobiya
Daawo: Mudaharaadyadii ugu Dambeeyay ee Oromia ka Dhacay.
Waxaa ONA soo gaadhay muuqaal kamid ah kuwii ugu dambeeyay kacdoonka Oromiya kasocda kaasoo lagaga soo…
21 January 2016
Daawo: Dhalinta Tigrega oo ku Biiray Jabhada Tigrega ee Kooxda TPLF Dagaalka kula Jirta.
Taliska TPLF ayaa waxaa sii kordhaya dagaalka ay jabhadaha hubaysan ee kasoo hor jeeda kula jiraan.…
20 January 2016
ONAItoobiya
Daawo: BBC-da Focus on Africa oo Lagaga Hadlay Kacdoonka Kasocda Oromia.
Waxaa laga siidaayay BBC-da barnaamij kusaabsan kacdoonka Oromiya. Barnaamijka Focus on africa ayaa lagu falanqeeyay arimo…
20 January 2016
ONAItoobiya
Jaamacadaha Oromiya oo Isu Badelay Jeelal Dusha Kafuran & Ardaydii oo Jaamcadaha ku Xidhan.
Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteemba ciidanka Woyaanaha ayaa ardaydii wax ka baranaysay Jaamcadaha kala duwan…
19 January 2016
Daaw: Hees Wadani ah oo loo Qaaday Kacdoonka ka Socda Oromia.
Hoos ka daawo hees wadani ah oo loo qaaday kacdoonka ka socda Oromia. https://youtu.be/xU6ppYDrKHo?list=PLD0B068370731FBD7
18 January 2016
ONAItoobiya
Jaamacada Ambo oo Gubanaysa Kadib Markii Dab la Qabadsiiyay.
War deg deg ah oo hadda war qabadka ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in Jaamacada Ambo…
17 January 2016
