Soomaaliya
ONASoomaaliya
Raysul Wasaraha Soomaliya oo Muqdisho kula Kulmay Wasiiru-Dowlaha Ciidamada Britain.
Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa kulan laqaatay Wasiiru dowlaha Wasaarada…
15 February 2016
ONASoomaaliya
Madaxweynaha Soomaliya & Waftigiisa oo ka Qayb-galaya Shirka Colaadaha & Amniga ee Munich.
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda, Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa ka Qayb-galay Shirka looga…
14 February 2016
ONASoomaaliya
Madaxweynaha Somalia oo Jarmalka uga Qaybgalaya Shirka Colaadaha & Amniga Caalamka.
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada Munich ee dalka Jarmalka,…
13 February 2016
ONASoomaaliya
Ciidamada DF Somalia & AMISOM oo Qabsaday Deegaan Katirsan Shabeellada Dhexe.
Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa si nabad ah kula wareegay deegaanka…
12 February 2016
ONASoomaaliya
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Ciraaq oo Gaadhay Muqdisho.
Madaxweyne ku xigeenka dalka Ciraaq, horayna u soo noqday RW-hii Ciraaq, Iyaad Callaawi & Wafdi uu…
11 February 2016
ONASoomaaliya
Baarlamaanka Soomaliya oo Xukuumadda Dib ugu Celiyay Xeerka Adeega Garsoorka.
Waxaa xildhibaanada baarlamaanka dowladda Soomaaliya ay xukuumadda dib ugu celiyeen xubnaha golaha adeega garsoorka, si loosoo…
10 February 2016
ONASoomaaliya
Xildhibaano Dawlada Federalka Kamid ah oo Mooshin ka Keenay Madaxweynaha Somaliya.
Xildhibaano gaaraya 54 Xildhibaan ayaa saxiixay Mooshin kadhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ay…
9 February 2016
ONASoomaaliya
Madaxweyne Somaliya oo Khudbad Dhinacyo Badan ka Jeediyay Baarlamaanka.
Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay kulan aan caadi ahayn…
8 February 2016
ONASoomaaliya
Soomaliya oo Sheegtay Inay Gacanta ku Hayso Degmada Marka.
Gen. Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu weheliyo Wasiirka Warfaafinta Maxamed…
7 February 2016

Kaaliyaha Xoghayaha Qaramada Midoobay oo Muqdisho Tagay.
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Jeffrey D. Feltman ayaa maanta booqasho…
4 February 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya oo Amar Kubixisay in Lajoojiyo Duulimaadka Muqdisho & Hargeysa.
Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay joojineyso duulimaadyadii kabixi jiray magaalada Muqdisho ee tagi jiray magaalada Hargaysa…
3 February 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya & UKoo Kala Saxiixday Iskaashi Dhanka Amniga ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdqaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha wadanka Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Amb…
1 February 2016
ONASoomaaliya
Somaliya: Beesha Caalamka oo Taageertay Go’Aankii Kasoo Baxay Shirkii Madasha Doorashada 2016
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeyay go’aamaddii kasoo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho Arbacadii ka…
29 January 2016
ONASoomaaliya
Somaliya: Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee 2016 oo Muqdisho Kafurmay.
Shirkii madasha wadatashiga doorashooyinka 2016 soo socda ee Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo socon…
27 January 2016
ONASoomaaliya
Khilaaf ku Saabsan Shirka Maamul Usamaynta Shabeelda-Dhexe & Hiiraan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 13/01/2016 ka furay magaalada Jowhar ee xarunta Shabeelada Dhexe shirka maamulka…
26 January 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya oo Warbixinno ka Jeedisay Shirka Dib u Eegida Xuquuqul-insaanka Caalamka.
Soomaaliya ayaa waxay kaqayb-gashay shir dib loogu eegayay Xuquuqda Aadamaha Calaamka, kaasoo Afartii Sannaba mar laqabto…
25 January 2016
ONASoomaaliya
Jawaari & Madaxweyne Kuxigeenka Ciraaq oo Magaalada Baqdad ku Kulmay.
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Muxammad Sh. Cusmaan [Jawaari] oo booqasho ku jooga magaalada Baqdaad ee xarunta dalka…
24 January 2016
ONASoomaaliya
Golaha Ammaanka oo Cambaareeyay Weerarkii Liido Kadhacay Jumcihii.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyey weerarkii kooxda Shabaab ay ku qaaday Baar Liido oo…
24 January 2016
