Opens in a new tab

Soomaaliya

Muuqaal · Soomaaliya

Daawo: Xuska Maalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed.

Daawo ciidanka xooga dalka Soomaaliya waxayna mar Geeska Africa kanoqdeen Libaaxyo wax kudhaca ama u dhowaada…
13 April 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Madaxweyne Xasan oo Furay Kalfadhiga 8-Aad ee Baarlamaanka Soomaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho…
12 April 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Kulanka Madasha Wadatashiga Hiigsi Qaran oo Muqdisho ka Furmaya.

Waxaa lagu wadaa in dhawaan uu ka fumro Muqdisho shirka Madasha Wadatashiga Qaran, kaasoo lagu falanqayn…
10 April 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Booliska Muqdisho oo Gacanta ku Dhigay Gaadhi laga Sooriday Hoobiyeyaal Khasaare Gaystay.

Labo qof ayaa ku geeriyoodey kadib markii dhawr hoobiye ay ku so dhaceen degmada Xamar jajab…
9 April 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Taliyaha Xoogga Dalka Soomaliya oo Qaabbilay Wakiilka Masar ee Arrimaha Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal Maxamed Aadan Axmed ayaa magaalada Muqdisho ku qaabbilay, wakiilka Masar…
6 April 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Faah-faahin ku Saabsan Heshiiskii Dowaldda Federaalka iyo Puntland oo Si Rasmi ah loo Saxiixay -akhri Heshiiska

Waxaa xalay oo Axad ahayd qalinka lagu duugey Heshiiska Garoowe, kaas oo wada hadalkiisu socdey muddo…
4 April 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Maraykanka oo Sheegay Inay Duqayn ku Dileen Mid Kamid ah Madaxda Al-Shabaab.

Wasaarada Difaaca ee Maraykanka ayaa xaqiijisay in Xassan Cali Dhoore oo ka tirsanaa hogaanka kooxda Al Shabaab…
3 April 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Dad ku Dhintay Qarax Ismiidaamin ah oo Gaalkacayo ka Dhacay.

5 qof ayaa ku geeriyootay weerar is-miidaamin ah oo ka dhacay banaanka hore ee Hotelka Uunlaaye…
1 April 2016
Soomaaliya

5-Qof oo Labo Kamid ah ay Turkiga u Dhasheen oo Muqdisho lagu Dilay.

Shalay Abacadii ayaa koox hubeysan weerar ku qaadeen gaadhi ay lasocdeen muwaadiniin u dhashey dalka Turkiga…
31 March 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Madaxwaynaha Somaliya oo Kahadlay Doonta Hubka Siday oo Badda Somaliya lagu Qabtay.

Kadib markii uu soo shaac baxay warka Markab laga leeyahay Faransiisku in uu qabtey dooni aan lahayn sumad…
30 March 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Adeega VISA CARD oo Markii ugu Horaysay Somaliya laga Hirgaliyay.

Bangiga Premier ee Soomaaliya oo horey u hirgeliyey adeegyo ay ka mid yihiin kaarka lacagaha lagu…
29 March 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Isbitaallada Banaadir & Madiina ee Magaalada Muqdisho oo Dab Qabsaday & Khasaare Kadhashay.

Labo isbitaal oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa waxaa ka kacay dab khasaare…
22 March 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Golaha Wasiirada Federalka Somaliya oo Kashiray Arimaha Abaaraha ee Wadanka Kajira.

Golaha Wasiirada ee Soomaaliya ayaa isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul…
19 March 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya oo Gaadhay Dalka Talyaaniga

Wafti  uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukaamadda Federaalka Soomaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke ayaa gaaray Dalka Talyaaniga,…
17 March 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Soomaaliya oo Cambaareysay Weerar ka Dhacay Caasimada Dalka Turkiga.

Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag ay u cambaareynayaan weerarka argagaxiso ee…
16 March 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Australia oo Safiir u Soo Magacaabtey Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka guddoomay warqadihi aqoonsiga, Danjiraha Australia, wakiilka…
14 March 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Qaramada Midoobey oo Baareysa Xiriirka ka Dhaxeeya Agaasimaha Qaybta Afrika ee Soma Oil and Gas iyo Al-Shabaab

Sida uu qoray wargeyska maalinlaha ah ee ka soo baxa dalka Britain ee The independent, guddi…
14 March 2016
ONASoomaaliya
Soomaaliya

Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacada Carabta oo ku Dhawaaqay in Xayiraadka Hubka Soomaaliya laga Qaado

Wasiirada Arimaha Dibada Jaamacada Carabta ayaa ku dhawaaqay baaq ah in Somaliya laga qaado cunaqabateynta dhanka…
12 March 2016