Soomaaliya
ONASoomaaliya
Wasaaradda Gaashaandhigga oo Deeq Gawaadhi Kh Kaheshey Dawladda Ingiriiska.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sh Cali Diini, ayaa shalay kala wareegay gaadiid loogu deeqay Ciidanka…
20 December 2015
ONASoomaaliya
Xukuumada Somaliya oo Dib Udhisaysa Ciidanka Badda ee Qaranka.
Golaha Wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharciga dib u dhiska ciidanka Badda iyo difaaca…
19 December 2015
ONASoomaaliya
Shaqaale Samafal oo Muqdisho lagu Dilay.
Laba qof ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho Isniintii kadib markii rasaas lala beegsaday gaadhi ay lasocdeen…
16 December 2015
ONASoomaaliya
Madaxwayne Xasan Sheekh oo Sheegay in Wadatashiga Fursad u Yahay Shacabka Somaliya.
Madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay in madasha wadatashiga Qaran lagu go’aamin doono nooca…
15 December 2015
ONASoomaaliya
Shirka Geeddi Socodka Soomaliya Doorashooda 2016 oo Muqdisho ka Furmay
Waxaa maanta si rasmi ah u furmey shirka geeddi socodka doorashooyinka 2016, kaas oo looga…
14 December 2015
ONASoomaaliya
Baarlamaanka Somaliya oo ka Hor-yimid Wareejinta Xaruntii Hore ee Baarlamanka Dalka.
Baarlamaanka Somalia ayaa kasoo horjeestay tallaabadii Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale uu ugu Wareejiyay xaruntii…
13 December 2015
ONASoomaaliya
Wabiyada Dalka Soomaliya Mara oo Fatahay.
Hay'adda Qaramada Midoobay (QM) u qaabilsan xidhiidhinta Arimaha Gargaarka Bani'aadamka ayaa sheegtay in ugu yaraan 145…
12 December 2015
ONASoomaaliya
Shir lagu Xoojinayo Waxqabadka Hay’adaha & Hufnaanta Maaliyada oo Muqdisho ka Furmay.
Madaxwaynaha Somalia, Xasan Sh Maxamuud ayaa shalay Muqdisho ka furay kulan laba maalmood socon doona oo…
10 December 2015
ONASoomaaliya
Shirka Madasha Wadatashiga 2016 oo Muqdisho ka Furmay
Waxaa shalay si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho shir halkudhig looga dhigay Dejinta Halbeega Mustaqbalka Soomaaliya,…
9 December 2015
ONASoomaaliya
Madaxwaynaha Somaliya oo Muqdisho Kusoo Dhaweeyey Danjiraha Maraykanka ee Somaliya.
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wakiilka dowladda Mareykanka…
8 December 2015
ONASoomaaliya
Taliyihii Booliska Maamul Goboleedka Galgaduud oo la Dilay.
Nin hubaysan ayaa shalay gudaha degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ku toogtay taliyihii booliska gobalka ee…
8 December 2015
ONASoomaaliya
Wafti Ree Yurub ah oo Lakulmay Wasiirka Gaashandhiga Somaliya.
Wasiirka Gaashaandhiga ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, General Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa qaabilay saraakiil…
7 December 2015
ONASoomaaliya
Midawga Africa oo Danjire Cusub Somaliya Usoo Magacawday.
Danjire Francisco Caetano Jose Madeira ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay xilka xafiiska ergayga Midowga…
5 December 2015
ONASoomaaliya
Diyaaradaha Maraykanka oo Duqeeyay Duleedka Magaalada Baraawe.
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baraawe ee Gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee…
4 December 2015
ONASoomaaliya
Waanwaan Nabadeed oo Kasocota Magaalada Gaalkacayo oo Dagaalo ay Maalmihii Lasoo Dhaafay Kajireen.
Magaaladda Gaalkacayo waxaa ka socota waanwaan nabadeed oo heersare ah taasoo uu hor kacayo Raisal Wasaaraha…
1 December 2015
ONASoomaaliya
Budhcad-Badeed Somali ah oo Si Xoog ah Looga Furtay Dooni ay ku Haysteen Afduub.
Doonni nooca Kalluumeysiga ah oo Af-duub ay ku haysteen burcadbadeed Soomaaliyeed ayaa maanta si xoog looga…
30 November 2015
ONASoomaaliya
UNOCHA oo Warbixin Kasoo Saartay Xaaladda Bini’aadannimo ee Soomaaliya.
Warbixin uu soo saaray xafiiska Isku duwidda arrimaha bini’aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa lagu…
29 November 2015
ONASoomaaliya
Nicholas Kay oo Walaac Kamuujiyay Weerarada Budhcad-Baddeeda Somaliya oo Soobadanaya.
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa cambeeray afduubkii dhowaan loo gaystay dooni…
28 November 2015
