Dokumentari
Halkan ka Daawo Filim laga Duubay Banaanbax Balaaran oo ay Qabteen Jaaliyada Somalida Ogaden ee Mn DEC 3 2011
Hoos ka daawo filim laga soo diyaariyey Banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo waftigii Itobiyaanka ahaa…
4 December 2011
Filim ka Hadlaya Kaalinta Halgamaga Gaar Ahaan Xalimo Gobaad iyo Shugri
Filimkan waxa loo sameyay in lagu muujiyo kaalinta halgamaga iyada oo filimkan uu sanadkan 2011 kaalinta…
27 November 2011
HEESTI XAQIIQ SAADO CALI WARSAME IYO MUQALADI AMIN CAAMIR (ARTS)
idinku Xabashida la jira Xasuuqiina Uguur-guurta iyo ereyo kale oo kamid yahay Xabiibkaygu waa Halgame, Xurmaan…
17 October 2011
Seminaarkii ay Wadajirka ugu Qabteen Offenbach Jaalidaha Ogadenya, Oromiya iyo Eretrea
Waxaad hoos ka daawataa filim laga soo duubay siminaarkii ay jaaliyadaha ku midoobay nabadda iyo xoriyadda…
17 October 2011
Banaanbaxi ugu Weynaa Europe Labadi Sano la Soo Dhaafay: Norwey Filimkan ku Daawo:
Wadamada Europe waxa ay Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ay qabanqabiyaan Banaanbaxyo waaweyn markasta oo Kaligi Taliye Zenawi…
13 October 2011
Abwaan Somaaliyeed oo ka Mid Noqday Xubnaha JWXO
Abwaanka dhabta ah ee taariikhda ay xusto waa midka ku cabira dareenka iyo shucuurta umadiisa hibada…
24 September 2011
Mudaaharadkii Baarlamaanka Yurub ee Brussel oo ka Kooban Labo Qaybood oo Muuqaal ah
Jaaliyadaha Ogadeniya ee wadamada Yurub oo mudaaharad ku qabtay xarunta barlamaanka yurub ee magaaladda Brussel. Jaaliyaduhu…
21 September 2011
Gumaysiga iyo Khayraadka Dalkeena (Congo Maxaa ka Dhacay)
Gumaysi ujeedadiisa ugu dambaysa waa inuu booboo hantida umadaasi ay leedahay iyo khayraadka dabiicga ah ee…
16 August 2011
Ogaden – the Ignored Genocide (Xasuuq Qarsoon)
Filimkan waxaa soo diyaariyey isla markaana soo habeeyey Ogaden Research Institute Inc. oo ah Urur Canshuur…
4 August 2011
Qayb ka Mid ah Flim laga Soo Duubay Shirkii uu HAD ku Qabtay Minnesota
Filim laga duubay shirkii balaadhnaa ee HAD mudane Cabdiraxmaan Mahdi uu ku qabtay magaalada Minnesota oy…
13 July 2011
Ururka OYSU/Canada oo Wacdaro ka Muujiyay –Multicultural Day – lagu Qabtay Magaalada Kichener/Ontario
Tariikhdu marka ahayd 26-27 june ayaa lagu qabtay magalada Kichener/Ontario Canada maalin dhaqan-faneed ah (Multicultural day)…
6 July 2011
Filim laga Duubay Shir ay ka Soo Qaybgaleen Madax Katirsan JWXO oo ka Dhacay Caasimada Helsinki ee Dalka Finand
https://www.youtube.com/watch?v=Ypcmp8hUDe0
27 May 2011
