Siyaasad

Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Faraciisa Dagmada Imay Bari oo Shir Isoogu Yimid
Waxaa galabta shir isoogu yimid Ururka dhalinyarada iyo midawga ardayda somalida Ogadenia (OYSU) Faraciisa dagmada imay…
9 May 2024

OYSU Gunagada oo Kulan Yeeshay
Waxaa kulan isgu yimid ururka Midowga dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia OYSU ee Dagmada Gunagada ee…
5 May 2024

Xubnaha JWXO ee Dagmada Ceelwayne oo Shirkoodii Bilaha Isugu Yimid
Waxaa Shirkoodii bilaha ahaa isugu Yimid Xunaha Jabhada wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya JWXO ee Magaalada Ceel-wayne ee…
5 May 2024

Agoonta Kudhaqan Magaalada Hargeele oo Lagaadhsiiyay Deeq Lacageed
Waxaa deeq lacageed lagaadhsiiyay Agoonta ku dhaqan Magaalada hargeele ee Xarunta Gobolka Afdheer, Deeqdan oo ah…
5 May 2024

Shirkii Isbuuclaha Ahaa ee Xubnaha Magaalada Qabri-dahare oo Qabsoomay,
Waxaa xafiiska JWXO ee magaalada Qabri-dahare kaqabsoomay kulan si heersare ah loosoo agaasimay Ugu horayn waxaa…
4 May 2024

Xubnaha JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Kulan Isoogu Yimid
Waxaa kulan isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia (JWXO) ee Magaalada dhanaan ee gobalka shabelle…
4 May 2024

Xubnaha JWXO ee Dagmada Garbo oo Shiray
Waxaa galabta xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ee Dagmada Garbo shirkii todobaadlaha ahaa ee xubnaha. Shirka…
3 May 2024

Xubnaha JWXO ee Dagmada Sagag oo Shirkoodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid
Waxaa Shirkoodii bilaha ahaa isugu yimid Xubnaha Jabhada wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya JWXO ee ku dhaqan Dagmada…
29 April 2024

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraciisa Magaalada Godey oo Galabta Shiray
Waxaa galabta shir si heer sara ah loo soo agaasimay isoogu yimid Ururka dhalinyarada iyo midawga…
28 April 2024

Xubnaha JWXO ee Magaalada Imay Bari oo Kulan Isoogu Yimid
Waxaa galabta shir isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee dagmada imay bari ee…
28 April 2024

Xubnaha JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Kulamay
Waxaa kulan isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee dagmada dhanaan ee gobalka shabelle…
27 April 2024

Xubanaha JWXO ee Dagmada Garbo oo Kulmay
Waxaa galabta shirkoodìi todobaadlaha ahaa iskugu yimid xubnaha Jabhada wadaniga xoraynta ogaadeniya ee dagmada Garbo. Shirka…
27 April 2024

Shirkii Billaha Ahaa Faraca oo Kismaayo ka Qabsoomay
Waxaa xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ee magaalada Kismaayo ee caasimadda ku-meel-gaadh ah ee maamulka…
27 April 2024

Agoonta JWXO ee Magaalada Fiiq oo Deeq la Gaadhsiiyay
Waxaa deeq kooban oo lacag ah la gaadhsiiyay 36 qoys oo agoonta Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya…
26 April 2024

Xubnaha JWXO ee Magalada Qabridahr oo Kulankoodii Is Buuc Laha Ahaa Isugu Yimid
Xubnaha JWXO Ee Magaalada Qabridahare ee Xarunta Gobalka Qoraxay Ayaa todabaadkiiba Maalinta Jumcaha ah Isugu Yimaada…
26 April 2024

Maamulka Xafiiska JWXO ee Magaalada Jigjiga oo Sakaadul Fidri Uqaybiyay Agoonta iyo Dad Danyara
Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan laga bixiyay…
22 April 2024

Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey oo Shiray
Waxaa galabta ka qabsoomay xafiiska jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia (JWXO) Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka shabelle…
21 April 2024

Agoonta JWXO ee Degmada Qabridaharre Deeq la Gaadhsiiyay
Waxaa deeq kooban oo lacag la gaadhsiiyay agoonta Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya ee degmada Qabridaharre ee…
20 April 2024
