Siyaasad

Gudoomiyaha Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan iyo Wafti u Hogaaminayo oo Gaadhay Dagmada Bambaas
Waxaa Dagmada Bambaas Gaadhay qaar kamida Masuuliyiinta Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan oo u hogaaminiyo gudoomiyaha…
31 May 2024

Xubnaha ONLF ee Magaalada Jigjiga oo Shiray
Waxaa xafiiska Magaalada Jigjiga kaqabsoomay Shir siheer sare ah loosoo agaasimay, Shirkan oo ay ka soqayb…
29 May 2024

Xubnaha JWXO ee Magalda Godey oo Shiray
Waxa galabta ka qabsoomay Xafiiska Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya JWXO ee magalda godey ee xarunta gobalka…
26 May 2024
ONAMuuqaal, Ogadeniya, Siyaasad
Daawo:Hadal Jeedintii Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia OYSU ee Gudaha Mudane Nimaan Cabdiraan iyo Hogaanka …
Daawo:Hadal Jeedintii Gudoomiyaha Midowga dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia OYSU ee Gudaha Mudane Nimaan Cabdiraan iyo…
26 May 2024

Daawo:Hadal Jeedintii Hogaanka Dhaqaalaha Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan Mudane Abdi Nuur Suldaan
Qolaji. Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
26 May 2024

Waftigii JWXO oo Kulan la’Yeeshay Xubnaha JWXO ee Dagmada Bambaas
Masuuliyiin ka socday Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan iyo qaar kamida Naftood hurayaasha JWXO oo kulan…
24 May 2024

Barnaamijka Madasha Siyaasadda #1 Xaaladda Ethiopia iyo DDS Halgame Xasan Muxumed Qani
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
22 May 2024

Xubnaha Jwxo ee Magaalada Qabridahr oo Kulankoodi Is Buuclaha Aha Isu Gu Yimid
Kulanka oo Daarana Dad.dar Galinta Shaqada Ururka ee Magaalada Qabridahr ayaa intuu socday shahaado sharaf lagundoonsiiyay…
22 May 2024
ONAMuuqaal, Ogadeniya, Siyaasad
Waraysi aan la Yeelanay Hoggaanka Jaaliyaadka Dibada. Mudane Xaaji Maxamed Yuusuf
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
22 May 2024

Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Faraciisa Magaalada Godey oo Shalay Galab ka Qabsoomay Xafiiska JWXO ee Magaalada Godey
Waxaa shir si heer sara ah loo soo agaasimay isoogu yimid Ururka dhalinyarada iyo midawga ardayda…
21 May 2024
ONAMuuqaal, Ogadeniya, Siyaasad
Daawo: KHudbadii u Madasha Shirka ka Sojeediyay Hogaan ku Xigeenka Arimaha Gudaha JWXO Mudane KHader Colaad
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
20 May 2024

Xubnaha JWXO ee Magaaallada Jigjiga oo Shiray
Waxaa xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeeniya ee magaalada Jigjiga ee xarunta gobolka Faafan ka qabsoomay shirkii…
20 May 2024

Xubnaha JWXO ee Dagmada Gunagada oo Kulan Yeeshay
Waxaa Xafiiska Jabhada wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya JWXO ee Dagmada Gunagada ee Gobolka JARAR ka qabsoomay Shirkii…
20 May 2024

Xisbiyada Deegaanka oo Kulan Isugu Yimid
Waxaa maanta kulan isugu yimid Xisbiyada kajira Deegaanka Soomaalida kaas oo ka qabsoomay Shaahid Hotel ee…
19 May 2024

Madax ka Tirsan JWXO oo Garbo Shir ku Qabtay
Waxaa xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya ee degmada Garbo ee gobolka Nogob ka qabsoomay shir ballaadhan…
14 May 2024

Agoonta Kudhaqan Dagmada Imay Bari oo Lagaadhsiiyay Deeq Lacageed
Waxaa deeq lacageed lagaadhsiiyay Agoonta ku dhaqan dagmada imay bari ee gobalka shabelle Deeqdan oo ah…
12 May 2024

Shirkii Isbuuclaha Ahaa oo Maanta ka Dhacay Magaalada Qabridahar
Waxaa xafiiska jwxo ee gobalka qoraxay ka qabsoomay shir si heer sare ah losoo agaasimay, shirkaas…
10 May 2024

Agoonta Kudhaqan Magaalada Godey oo Lagaadhsiiyay Deeq Lacageed
Waxaa deeq lacageed lagaadhsiiyay Agoonta ku dhaqan Magaalada godey ee Xarunta Gobolka shabelle Deeqdan oo ah…
10 May 2024
