Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Magaalada Jigjiga oo Shiray
Waxaa Galabata oo khamiis ahayd Shirkoodii bilaha Ahaa iskugu Yimaaday Xubnaha Jabahada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO…
18 May 2023

Xafiiska JWXO ee Magaalada Godey Qur’Aanka lagu Dhammeeyay
Waxaa kulan Qur'aan-akhris, duco iyo Alle-bari isugu yimid xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Magaalada…
18 May 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridaharre oo Kulmay
Waxaa kulan koodii toddobaadlaha ahaa yeeshay xubnaha iyo maammulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Magaalada Qabridaharre…
16 May 2023

Afhayeenka JWXO Ahna Hogaanka Warfaafinta
Mudane Cadaani hirmooge, iyo hogaanka jaaliyaadka mudane Xaaji maxamed Oo la'kulmay Jaaliyaadka JWXO ee ku dhaqan…
16 May 2023

Maamulka JWXO ee Gobolka Faafan oo Socdaal u Baxay, Soona Gabagabeeyay
Waxaa socdaal xog-uruurin iyo deeq-bixin ah u ku tegay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Faafan…
14 May 2023

Maamulka JWXO ee Gobolka Shabeelle Deeq Lacageed Gadhsiyay Agoonta JWXO Gobolka
Maamulka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeele Deeq Lacageed gaadhsiyay…
12 May 2023

Agoonta JWXO ee Dagmada Imay Bari oo Deeq Lacageed la Gaadhsiiyay
Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Dagmada Imay Bari ee Gobolka Shabeelle Deeq lacageed loogu…
12 May 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey oo Kulmay
Waxaa maanta oo khamiis ahayd kulankoodii Caadiga ahaa isugu yimid Xubnaha Jabahadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenia ee…
11 May 2023

Maamulka JWXO ee Dagmada Abaa-qorow oo Deeq Lacageed Gadhsiyay Agoonta JWXO
Maamulka Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadenia JWXO Dagmada Abaa-qorow ee Gobolka Shabeelle ayaa Deeq lacageed u qaybiyay…
11 May 2023

Agoonta JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Deeq Lacag ah Lagaadhsiiyay
Waxaa kulan Deeq lacageed oo lagu gaadhsiinayo Agoonta Isugu yimid Maamulka Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadenia JWXO…
11 May 2023

Xubnaha JWXO ee Degmada Garbo oo Kulantay
Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenia JWXO ee ka hawlgala Degmada…
8 May 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabri-dahar oo Shiray
Waxaa kulan balaadhan isugu yimid Xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenia JWXO Magaalada Qabri-dahar ee Xarunta Gobolka…
8 May 2023

Maamulka JWXO ee Degmada Dhanaan oo Gaadhay Tuulada Shiniile
Waxaa Tuulada Shiniile oo kadirsan Dagmada Dhanaan ee Gobolka Shabeele gaadhay Maamulka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia…
7 May 2023

Wafti JWXO ah oo Gaadhay Dagmada Dhagax-madow
Waxaa dagmada dhagax-madow ee Gobolka JARAR gaadhay Wafti kormeera waftigan masuuliyiinta maamulka Gobolka JARAR Oo ku…
7 May 2023

Maamulka JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Gaadhay Tuulada Walaalgo
Waxaa Tuulada Walaalgo oo kadirsan Dagmada Dhanaan ee Gobolka Shabeele Sidiiran loogu soodhaweeyay Maamulka Jabhada wadaniga…
6 May 2023
ONAOgadeniya, Siyaasad
Qaar Kamida Masuuliyeenta Maamulka Gobolka JARAR oo Gaadhay Dagmada Birqod
Waxaa Dagmada birqod gaadhay Masuliyiinta Maamulka Gobolka Jarar oo u wehelinayay hogaanka Arimaha gudaha mudane Cumar…
5 May 2023

Maamulka JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Gaadhay Tuulada Qora
Waxaa Tuulada Qora oo kadirsan Dagmada Dhanaan ee Shabeelle Socdaalka Shaqo kutagay Maamulka Jabhada wadaniga Xoraynta…
4 May 2023
