Opens in a new tab

Siyaasad

Ogadeniya · Siyaasad

Ururka Dhalinyarada OYSU Dagmada Imay Bari oo Kulmay

Waxaa kulan isugu yimid Ururka Midoowga Ardayta iyo Dhalinyarada Soonalida Ogadeenia OYSU faraca Dagmada Imay Bari…
4 May 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey oo Kulmay

Waxaa maanta oo khamiis ahayd kulankoodii Caadiga ahaa isugu yimid Xubnaha Magaalada Godey ee xarunta Gobolka…
4 May 2023
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Gobolka Afdheer oo Agoonta iyo Danyarta u Qaybiyay Deeq Lacaga

Maamulka JWXO Gobolka Afdheer oo deeq lacaga u qaybiyay Agoonta iyo danyarta ku dhaqan gobolkaas Ayaa…
3 May 2023
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Waxaa Kulan Wada Yeeshay Maamulka JARAR iyo Hogaanka Arimaha Gudaha

Maamulka Gobolka JARAR iyo hogaanka Arimaha Gudaha mudane Cumar sheikh Cabdulaahi (Cumar soya) Oo kulan ku…
3 May 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Gaadhay Tuulada Danbar-Wayne

Waxaa Tuulada Danbar-Wayne oo kadirsan Dagmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle kulan balaadhan Kuqabtay Maamulka Jabhada wadaniga…
2 May 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xafiiska JWXO ee Magaalada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka JARAR oo Lacag Deeqa Qaybiyay

Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xorynta Ogadenia ee Magaalada dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka JARAR ka qabsoomay saaka…
2 May 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Shirkii OYSU oo Guul ku Soo Idlaaday

Waxaa kulan koodii billaha ahaa yeeshay Midawga Dhallinyarada iyo Ardayda Ogaadeenya ee OYSU, faraciisa Gobolka Faafan…
30 April 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Hoggaanka Cilmibaadhista iyo Qorshaynta JWXO oo Tababbar Qabtay

Waxaa Xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ka qabsoomay tababbar…
30 April 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Maammulka JWXO ee Gobolka Qorraxay oo Kulan Isugu Yimid

Waxaa kulan koodii toddobaadlaha ahaa yeeshay maammulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Gobolka Qorraxay oo hawl-gallo…
29 April 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Guddoomiyaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi (Maaddeey) ayaa u Tacsiyeeyay Halgame, …

Guddoomiyaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi (Maaddeey) ayaa u tacsiyeeyay Halgame,…
29 April 2023
Ogadeniya · Ogeysiis · Siyaasad

Wargelin

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan xubnaha iyo taageereyaasha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Magaalada Jigjiga in ay…
29 April 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Kulmay

Waxaa kulan qiimo badan isugu yimid Xubnaha JWXO Degmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle Katirsan Kulankan oo…
28 April 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey oo Kulmay

Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Magaalada Godey ee xarunta Gobolka Shabeelle ka qabsoomay shirkii…
27 April 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xafiiska JWXO Magaalada Jigjiga oo Sakaadul Fidriga laga Bixiyay

Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia JWXO Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan ka qabsoomay kulan…
27 April 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Guddiga Sakaatul Fidriga iyo Hoggaanka Samo-falka JWXO oo Kulmay

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
25 April 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Gudida Sakaadul Fidriga JWXO oo Kulmay

Waxaa kulan heer sare ah isugu yimid Guddiga Samafalka iyo Daryeelka JWXO oo ay kasoo qayb…
25 April 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha Golaha Dhexe Gudiga Fulinta Kaadirka iyo Howl Wadeenka JWXO.oo Kadib Salaadii Ciida Kulan Kuyeeshay Stanbul Hotel

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
21 April 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Magaalada Jigjiga oo Si Wada-jir ah u Ciiday

Gudoomiya Ku xigeenka JWXO Halgamaa Daahir Maxamad Ali ayaa kulan Farxadeedka Maalinta Ciida la qaatay Xubnaha…
21 April 2023