Siyaasad

Maamulka JWXO ee Gobolka Qorraxay iyo Ururrada Bulshada oo Afur-wadareed Qabtay
Waxaa Xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Magaalada Qabridaharre ee xarunta Gobolka Qorraxay ka qabsoomay…
19 April 2023

Maamulka Faraca Horseed ee Magaalada Kismaayo oo Agoon Ciidsiiyay
Waxaa maanta oo ay tahay 28 bisha ramadaan maamulka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya faraca horseed ee…
19 April 2023

Xubnaha JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Kulmay
Waxaa kulan qiimo badan isugu yimid Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Dagmada Dhanaan ee Gobolka…
14 April 2023

Xog-haye ku Xigeenka Golaha /Dhexe ee JWXO Naftiihure Axmad Ilkacase oo ka Warbixiyay Dhacdadii ka Dhacaday Dagmada Birqod iyo JWXO Doorkay …
Xog-haye ku xigeenka Golaha /Dhexe ee JWXO Naftiihure Axmad Ilkacase oo ka Warbixiyay Dhacdadii ka Dhacaday…
11 April 2023

Ururada Bulshada Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo Afur Wadareed ku Qabtay Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan ee Caasimada Dawlad …
Ururada Bulshada Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo Afur Wadareed ku Qabtay Xafiiska JWXO ee Gobolka…
11 April 2023

Qaar ka Mida Gudiga Fulinta JWXO oo Kulan Layeeshay Xubnaha JWXO ee Gobolka Jarar ee Magaalada Dhagaxbuur
masuuliyiintan oo uu hogaaminayay ku Xigeenka xoghaya golaha dhexe mudane Ahmed c/laahi Ahmed ilkacase Ayaa xubnaha…
11 April 2023

Wafti JWXO ah oo Gaadhay Tuulada Ceel-Xaar
Waxaa Tuulada Ceel-Xaar oo kadirsan Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar gaadhay Wafti Kadirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta…
7 April 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey oo Kulmay
Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeelle ka qabsoomay shirkii…
6 April 2023

OYSU Faafan oo Sameyay Barnaamujka Afuri Walaalkaa
dhalinyarada iyo Ardayda somalida Ogadenia OYSU Faraca Magaalada JiGJIGA ee Xarunta Gobolka Faafan Ayaa Afur u…
31 March 2023

Xubnaha JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Shiray
Waxaa shir qiimo badan isugu yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeni JWXO Dagmada Dhanaan oo kadirsan…
31 March 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabri-dahar oo Deeq Raashin Bixiyay
Waxaa Deeq Raashin oo kaladuwan bixiyay Maammulka Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO Magaalada Qabri-dahar ee…
23 March 2023

Gudoomiye ku Xigeenka JWXO Halgamaa Daahir Maxamad Ali ayaa Barakada Fadliga Ramadaan ugu Hambalyeeyay Bulshada Islaamka ah Gaar Ahaan …
Gudoomiye Ku Xigeenka JWXO Halgamaa Daahir Maxamad Ali ayaa Barakada Fadliga Ramadaan ugu Hambalyeeyay Bulshada Islaamka…
22 March 2023

Daawo Hogaanka Jaaliyaadka Ogadenia Halgamaa Maxamad Yuusf oo Xubnaha JWXO ee Caasimada Jigjiga Warbixino Badan Siiyay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
22 March 2023

Abwaan Fadxi Cusmaan Sheikh oo Madashii Shirka Katiriyay
Gabaygii istiqaaro Gabay Hore Dhagaxbuur. Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden…
20 March 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabri-dahar oo Shiray
Waxaa galabta kulan balaadhan isugu yimid Xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenia JWXO Magaalada Qabri-dahar ee Xarunta…
20 March 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Jigjiga oo Shiray
Waxaa Shirkoodii bilaha ahaa iskugu yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia JWXO ee Magaalada Jigjiga ee…
19 March 2023

Arday ka Mida Ururka Dhalinyarada Ardayda Soomaalida Ogaadeeniya ee OYSU JWXO oo Qalin Jabisay
waxaa maanta qalinjabiyay arday kamida ururka dhalinyarada soomaalida ogaadeeniya ee OYSU kuwas oo mudo lix bilooda…
19 March 2023

Gudida Fulinta JWXO oo Iskugu Yimaaday Kulan Muhiim ah
Gudida Fulinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa iskugu yimaaday Kulan Muhiim ah oo ka qabsoomay…
18 March 2023
