Opens in a new tab

Siyaasad

Ogadeniya · Siyaasad

Khal Khal Kudhacay Ciidanka Hawaarinta iyo Askar ay Iska Laayeen.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya khasaare kala duwan oo ciidanka Hawaarinta ee dhidid dhowrka u…
25 March 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

3060 Ruux oo ay Kooxda TPLF Shaqadii ka Eryeen Gobolada Axmaarada iyo Oromada…

Wararka nagasoo gaadha gobolada Oromada iyo Axmaarada ayaa sheegaya in xaalad aad uqasan ay deegaanaadi ka…
24 March 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Faahfaahin Gawaadhi ay Laahaayeen Dabaqoodiga Gumaysiga u Adeega oo Gadoomay iyo Warar Kale

Waraka nagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee jabhada ONLF ayaa faahfaahin kawarbixiyey Baabuur ay laheeyeen dabaqoodhiga u…
24 March 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Isbahaysiga Shacabka ee Xorriyada & Dimuqraadiyada (PAFD) oo Shir Waynihii 1aad uga Furmay Asmara.

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 21.03.2016, lagu qabtay caasimada wadanka Eritrea ee Asmara, shirwaynihii 1aad ee Isbaahaysiga…
21 March 2016
Ogadeniya · Siyaasad

Baliqabriyaale oo Ciidanka Gumaysiga Ethiopia Loogu Awood Sheegtay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO…
20 March 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Shirkii Gudida Fulinta Ururka Culimada Ogadeniya oo Guul ku Soo Gabagaboobay.

Shirkii Gudida Fulinta Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia UCSO oo guul kusoo dhamaaday. Waxaa maanta barqin nimadii…
11 March 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dagaal Ciidanka Gumaysiga lagu Wiiqay oo Qurqura Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya dagaal ay ciidanka wayaanahu ku…
10 March 2016
Ogadeniya · Siyaasad

Deg Deg: Dagaal Xoogan oo Saaka Dhexmaray Shacab Oromo ah iyo Maleeshiyaadka Liyuu Police-ka

War deg deg ah oo hadda kusoo gaadhay Wakaalada Wararka Ogaadeeniya (ONA) ayaa sheegaya dagaal xoogan…
6 March 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Sawiro Muujinaya Inay u Dhamaatay Taliska Woyaanaha.

Itoobiya ayaa waxaa ka socda dagaalo ay wadaan jabhado hubaysan ooy kamid tahay Jabhada Wadaniga Xoraynta…
2 March 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Mangistu Haile-Mariam oo ka Hadlaya Dhirbaaxada ku Dhacday Dagaalkii Ogaden.

Mangistu Haile Mariam ayaa ka hadlay  dharbaaxadii ku dhacday dagaalkii Ogaden ee 77kii. Mangistu ayaa  shir…
24 February 2016
Caalamka · ILAYS TV · Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Ilays Tv “Xogo iyo Waraysi Xiisabadan Xeer-ilaaliyaha Guud ee Jabahada ONLF”…iyo Qodobo Kale..

Ilays Tv ayaa muuqaalkii maanta kabaxay waxa uu ahaa mid si gaar ah xiiso u leh waxaana…
15 February 2016
Ogadeniya · Siyaasad

Warar Googos ah oo ku Saabsan Ogadeniya

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia uga soo warama xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa soo…
15 February 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

30-Askari oo Kamid Ahaa Booliska Federalka Gobolka Gonder oo Goostay.

30-askari oo kamid ahaa Ciidanka Booliska Federalka Gumaysiga Itoobiya ee Kililka Axmaarada gaar ahaan Gobolka Gonder…
15 February 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Doorashadii OYSU ee Garissa oo Si Heer Sare ah u Dhacday.

Kulan balaadhan oo lagu dooranayay maamul cusub oo uu yeesho ururka OYSU faraciisa Garissa ayaa Jimcadii…
13 February 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Qabridahare oo Woyaanuhu Dhibaatooyin Baahsan ka Gaysteen.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dhibaatooyin aad u waawayn ooy…
10 February 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Siduu u Jawaabay Taliyaha Woyanaha Mar TV-ga laga Waraysatay.

Waxaad hoos ka daawataan Debretsion Gebremichael oo ah Gudoomiye Kuxigeenka Ururka TPLF ee u taliya xukuumda…
4 February 2016