Opens in a new tab

Siyaasad

Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Waraysi uu Oromo TV Layeeshay Marwo Khaalisa Ugaas Mahad, Gudomiye Kuxigeenka Hogaanka Dhaqalaha ee ONLF.

Oromo TV ayaa waraysi xasaasi ah oo kusaabsan kacdoonka kasocda Gobolka Oromiya iyo deegaamo kaloo Itoobiya…
19 December 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Deg Deg: Xafiiska Nabadsugida Woyaanaha oo Digniin kama Dambays ah Siiyay Hailemariam Desalegn.

Xog rasmi ah oo goor dhawayd nasoo gaadhay ayaa sheegaysa in Xafiiska Nabadsugida Woyaanaha uu digniin…
18 December 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Deg Deg: Dagaal Xoogan oo Kudhexmaray Gobolka Gonder Ciidanka Itoobiya iyo Ciidanka Jabhada Arbanyooj-Ginbot 7.

Wararka naga soo gaadhaya Waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo khasaare laxaad leh gaystay…
18 December 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Firxadkii & Goosashadii Hawaarinta oo Sii Badanaysa.

Sida aad wararkaanagii hore kula socoteenba waxaa tusbax dabada kafurmay noqday maxaysatadii Hawaarinta (Liyuu Boolis) la…
13 December 2015
Ogadeniya · Siyaasad

Hawaarin Badan oo Baxsatay & Qaar Kaloo Islaayay.

Wararka aan kahelayno wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay ciidankii Hawaarintu tusbax afka laga furay noqdeen kadib…
10 December 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Sir Culus: Shir Qarsoodi ah oo uga Socda Magalada Nazret ee Kililka Oromiya OPDO & EPRDF.

Warar xasaasi ah oo ONA ay heshay ayaa sheegaya inuu kasocdo magaalada Adama (Nazret) ee Kililka…
7 December 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Gudomiyihii Xisbiga Blue Party ee Gobolka Gojjam oo Hubka Qaatay Duurkana Galay.

Waxaa hubka qaatay oo duurka galay Gudoomiyihii Xisbiga Blue Party ee gobolka Goojaam ee Kililka Axmaarada…
7 December 2015
Ogadeniya · Siyaasad

Hawaarin Baxsatay Qaar Kalana la Toogtay & Kalsooni la’aan u Dhaxaysa Iyaga & Woyaanaha.

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya niyad jab iyo kala carar balaadhan oo soofood saaray ciidanka…
5 December 2015
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Dhaanto Casri ah & Bashiir Dhanaan.

Waxay ONA todobaadkan usoo tabinaysaa akhristeyaasheeda qiimaha & qaayaha badan dhaanto aad u qiiro badan oo…
28 November 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dhagayso- Waraysi Muhiim ah oo lala Yeshay Mudane Moxamed Rashid oo ka Mid ah Masuliyinta Jabhada ONLF

Dhagayso waraysi dhinacyo badan tabanaya oo lala yeshay Gudomiye ku Xigeenka Ababulka iyo arimaha Jaliyadaha Ogadenya…
22 November 2015
Ogadeniya · Siyaasad

Ciidanka Gumaysiga oo Meelo Kamid ah Gobolka Nogob Dil, Xadhig & Boob Hantiyeed Kagaystay.

Wararka naga soogaadhaya  gayiga Ogadenia ayaa faah faahin kabixinaya dhibaatooyin aad u baahsan ooy mudooyinkii u danbeeyay…
22 November 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dagaal Culus oo Kudhexmaray Jabhada OLF ee Oromiya & Ciidanka Gumaysiga Itoobiya.

Wararka aan kahelayno xuduuda Kenya & Itoobiya  ayaa sheegaya in dagaal culus uu ku dhexmaray ciidanka…
22 November 2015
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Mudane Cabdullahi Xuseen iyo Dhacdooyin Murugo Leh oo uu Goob Joog Ahaa

Waxaan idiinku soo gudbinaynaa video-gan hoose Mudane Cabdullaahi Xuseen oo ka waramaya xaalado murugo leh una…
15 November 2015
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Mintidnimada iyo Marxaladihii uu Soo Maray Halganka ay ONLF Hormuudka ka Tahay

Video-gan hoose daawadayaal waxaad ka dheehan doontaan mid kamid ah maraxaladihii uu soo maray halganka hubaysan…
13 November 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dhagayso:Gudomiyaha Hogaanka Warfafinta ONLF oo uu Waraystay Radio Goobjoog

Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta ONLF mudane Xasan Muxumed Macalin ayaa waraysi siiyey Radio Goobjoog oo ku yaala…
11 November 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Goosashada & Baxsadka Hawaarinta oo Siibadanaya.

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya goosasho iyo arimo kaloo lasoo darsay ciidankii Hawaarinta ee dhidid…
9 November 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Faah Faahin Dheeraad ah oo ku Saabsan Xiisadii Godey ka Taagnayd Maalmahan.

Wariyaha ONA ee Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sootabinaya warar dheeraad ah oo…
7 November 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Godey oo Kacdoon Shacab uu Kataagan Yahay & Cabsi laga Qabo in Shacabka Laxasuuqo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Godey ee xarunta u ah Gobolka Shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya…
5 November 2015