Siyaasad

Hawaarin Baxasatay & Dagaal ka Dhex Qarxay Labo Garab oo Hawaarin ah.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa…
4 February 2016

Ciidanka ONLF oo Lawareegay Saldhig uu Gumaysigu Kulahaa Gobolka Shabeele.
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka shabeelle ee wadanka Ogadenia ayaa ka warbixunaya dagaal culus oo loogu xoog…
1 February 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Dagaalo Shabeele Kadhacay oo Woyaanaha Khasaare lagu Gaadhsiiyay.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa…
26 January 2016

Goosashada Hawaarinta (Liyuu Boolis) oo Sii Kordhaysa Maalimba Maalinta Kadambaysa.
Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya Hawaarin…
21 January 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Mucaaradka Itoobiya oo uga Digay Shacabka Dhagaraha ay Woyaanuhu u Maleegayaan.
Axsaabta Mucaaridka ayaa shucuubta ku hoos dulman Gumaysiga Itoobiya uga digaya inaysan ku kadsoomin dhagaraha iyo…
17 January 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Xukuumada Woyaanaha oo ku Fashilantay Xakamaynta Kacdoonka Oromiya.
Taliska Woyaanaha ayaa gabi ahaamba ku fashilmay in lasoo afjaro Kacdoonka Shacabka Oromiya uu kawado deegaamo…
15 January 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Shilal Baabuur oo Dhimasho & Dhaawac Keenay oo Ciidanka Gumaysiga Gudaha Ogadenya ka Soo Gaadhay.
Waxaa maalinba maalinta kadambaysa sii badanaya shilalka gawaadhida ee kadhaca gudaha wadanka Ogadenia. Shilalalkan oo intoodabadan ku…
11 January 2016

Faahfaahin: Weerarkii Dhabagalka Ahaa Xildhibaan ku Sheeg iyo Adeege Kale Dhimasho
Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO…
10 January 2016
Daawo: Liyuu Boolis Kagoostay Kililka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya .
Waxaad hoos ka daawataan 9 ka tirsanaa Liyu Boolis ka Kililka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya oo ka…
5 January 2016

Koox Kamid ah Hawaarinta oo Meelo Ogadenya Kamid ah Isku Laayey & Qaar Kaloo Baxsaday.
Wararka ka imaanaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya…
4 January 2016

Qoraxay & Nogob oo Shacab Badan lagu Waxyeeleeyay.
Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya ayaa sheegaya in ciidanka Gumaysiga Itoobiya ay dhibaatooyin kala duwan ka…
2 January 2016
ONAOgadeniya, Siyaasad
Gaadhi uu Ciidanka Woyaanaha Lahaa oo Duleedka Jigjiga lagu Gubay.
Siduu kusoo waramayo Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ujooga Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta…
31 December 2015
Daawo: Waraysi Gudoomiye Kuxigeenka ONLF oo Ilays TV uga Waramay Kacdoonka & Isbadalka Kasoo Socda Itoobiya.
Gudoomiye Kuxigeenka ururka ONLF Dr. Maxamed Ismaaciil Cumar ayaa Ilays TV uga waramay kacdoonka shacbiga ah…
29 December 2015

Nogob oo Dagaalo Ciidanka Gumaysiga lagu Wiiqay ay ka Dheceen.
Wararka naga soo gaadhaya Gobollada Nogob & Faafan ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dagaallo ciidanka wayaanaha lagu…
29 December 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Shirwaynihii Ururka Culimada Ogadenya oo Guul Kusoo Dhamaaday.
Maalinimadii Sabtida ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 26/12/15 waxaa xerada Qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Dhadhaab kafurmay shirwaynihii Ururka Culimada…
27 December 2015

Kulan ka Dhacay Xarunta-Dhexe ee JWXO & Go’Aamo Kasoo Baxay Kulankaas.
Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya (J.W.X.O) Xarunta-Dhexe ee J.W.X Shir-Hawleed Shir hawleed ay isugu yimaadeen Taliyeyaasha Qaybaha…
22 December 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Shirkii Faracyada OYSU ee Waqooyi Bari Kenya oo Xerada Ifo lagu Qabtay.
Maanta oo Isniin ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 21/12/2015 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab kaqansoomay shir…
21 December 2015

Deg Deg: Waxgaradka & Odayaasha Qawmiyada Oromia oo Kugacan Saydhay Codsi uga Yimid Taliska Woyaanaha.
Xog rasmi ah oo Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ay heshay ayaa sheegaya in Cuqaasha, Waxgaradka…
20 December 2015
