Opens in a new tab

Siyaasad

ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

TV-ga Oromiya ee OMN oo Waraysi Layeelatay Mudane Xasan Macalin.

TV-ga  Oromiya ee Marka lasoo gaabiyo loo yaqaano OMN qaybteeda axmaariga kubaxaya ayaa waraysatay Gudoomiyaha Hogaanka…
3 November 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dawlada Ingiriiska oo Joojisay Deeqdii ay Itoobiya Siin Jirtay.

Dawlada Ingiriiska ayaa sheeca ka qaaday ineey joojinayso deeqdii banii'aadminimo ay siin jirtay Gumaysiga Itoobiya. Talaabadan…
2 November 2015
ILAYS TV · Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Gudomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada & Daryeelka Dadweynaha oo Waraysi Siiyey ILAYS TV

Mudane Axmed Yaasiin Sheekh oo kamid ah golaha Dhexe ee ONLF ahna gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada…
30 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Khilaafkii Kooxda Wayaanaha u Dhexeeyay oo Wali Siisocda.

Waxaa ONA soo gaadhay warbixin kusaabsan in Berhane Gebrekiristos oo jagooyin badan kasoo qabtay taliska Itoobiya uu xilkiisii ugu dambeeyay waayay. Berhane ayaa wuxuu ku magacawnaa Wasiiru Dawlaha Arimaha Dibbada ee Itoobiya. Waxaa laga qaaday xilkan isagoo lagu badalay nin layidhaahdo Taye Atsekeselassie. Berhane ayaa horaan usoo waayay dhawr xil oo uu kumagacawnaa sida Xubinimadii Gudiga Fulinta & Golaha Dhexe ee Jabhada TPLF. Warbixintan ayaa intaas kudaraysa in Berhane Gebrekiristos ayaa gabi ahaanba ka dhex baxay siyaasadii Gumaysiga Itoobiya. Arintan ayaa waxay salka kuhaysaa khilaafkii u dhexeeyay kooxda TPLF oo gaadhay meeshii ugu saraysay. Tan iyo intii khilaafkan soo shaac baxay wuxuu saameeyay masuuliin badan oo magac & miisaan ku dhex lahaa taliska Gumaysiga dhexdiisa sida Berhane Gebrekiristos. Dadka Arimaha Gumaysiga falan qeeya ayaa talaabadan ugu dambaysay ee xilka lagaga xayuubiyay Berhane Gebrekiristos ku fasiray inuu hardansiyaasadeed oo hoose kasocdo Gumaysiga dhexdiisa. Waxaa xusid mudan in Berhane uu ahaa ninkii la aaminsanaa inuu Kaligii Taliyihii Bakhtiyay Malez Zinawi uu badali doono, maanta layidhi caruurtaada u xiiro. Waxa kale oo intaas dheer in kal fadhigii ururka…
30 October 2015
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Shacabka Oromia oo Damaashaad iyo Farxad Kusoo Dhaweeyey Isbahaysiga PAFD(Daawo Video)

Daawo sida ay Qowmiyada Oromadu usoo dhaweysay isbahaysigii PAFD ee Ogadenya,Ormia,Sidama,Gambela,Benishangul.          …
30 October 2015
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Dareenka iyo Farxada Dadweynaha ee Isbahaysiga Cusub(PAFD)

Shucuubta ay matalaan shantii urur ee iska bahaystay gumaysiga Itoobiya ayaa muujiyey dareenkooda iyo sida ay…
28 October 2015
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Dr. Cabdiraxman Mahdi oo Qeexaya Ujeedada Isbahaysiga Cusub ee PAFD(Daawo Video)

Xoghayaha Arimaha Dibada ee ururka ONLF Dr.Cabdiraxmaan Mahdi ayaa si waafi ah u qeexay ujeedada iyo…
26 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Askartii Axmaarada ee Xisbiga ANDM oo Addis Ababa ka Dawarsanaya.

Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaadhay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in ciidankii…
21 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Gumaysiga oo Oday-Dhaqameedka Ogadenya ku Amray Ineey Dhalinyaro Usoo Aruuriyaan.

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa…
19 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Deg Deg: C/Lahi Muxumed Fagadhe oo Ciidanka Gumaysiga Itoobiya Si Badheedh ugu Toogteen Tuulada Higlaley.

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 16/10/2015 salaadii Jumcaha kabacdi si badheedh ah Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ugu…
17 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dhagayso:Ehelada Wiilashii Gumaysiga loo Gacan Galiyey oo ka Hadlay Qaabka loo Dhiibay iyo Walaaca ay Qabaan

Qaar kamid ah eheladii labadii wiil ee uu maamulka Hargaysa  u gacan galiyey gumaysiga Itoobiya 10-10-2015…
13 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Deg Deg: Baxsadkii Hawaarinta (Liyuu Bolis) oo Bilawday.

War deg deg ah oo hada soo gaadhay ONA ayaa sheegaya in qaar kamid ah kooxda…
12 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dhagayso: Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar oo laga Waraystay Labadii Wiil ee Maamulka Hargaysa u Gacan Galiyeen Gumaysiga Itoobiya

Gudoomiye kuxigeenka ururka ONLF Dr.Maxamed ismaaciil Cumar ayaa waraysi faahfaahsan ka siiyey Radio Danan labadii wiil…
12 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Majaajilo Macno Wayn Xambaarsan & Madaxweyne Gufays.

Waxaan idiin haynaa Majaajilo aad u qiimo badan oo Madaxwayne Gufays uu ka jeediyay Shirwaynihii Jaaliyaadka…
12 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Deg Deg: Dhagayso Hordhaca Waraysi Dagaalo Maanta ka Dhacay Ogadenya iyo Digniin kama Dambays ah

Wakaalada Wararka Ogadenya(ONA) oo maanta khadka isgaadhsiinta kula xidhiidhay qaar kamid ah taliyayaasha iyo abaanduulayaasha qaybaha…
11 October 2015
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Deg Deg: Xubnihii Ururka TPLF ugu Jiray Maamulka Desalegn oo Maqale Looga Yeedhay.

Wararka ONA kasoo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in dhamaan madaxtii ururka Tigrayan People's Liberation…
11 October 2015
Ogadeniya · Siyaasad

Duleedka Degmada Dhanaan oo Dagaal ku Dhexmaray CWXO & Gumaysiga Itoobiya.

Waraiyaha ONA uga soo warama wadanka Ogadenya ee fadhiguusu yahay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta…
11 October 2015
Ogadeniya · Siyaasad

Laba Dagaal oo Kadhacay Gobolka Faafan Cadawgana lagu Naafeeyay.

Warar lagu kalsoon yahay ooy ONA kaheshay gudaha wadanka ogadenia ayaa sheegaya dagaalo culus oo ciidanka xooga…
10 October 2015