Opens in a new tab

Siyaasad

ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Shir Balaadhan oo ka Dhacay Xarunta Faraca Barsan ee Magaalada Garissa

Maanta oo tariikhdu ahayd  28/9/2014 waxaa magaalada Garissa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari Kenya lagu qabtay…
28 September 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Q2aad – JWXO waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya ka Madaxbanaan. Wadaday u Mareen !

Waxaan kusoo gunaanadnay Q1aad ee maqaalkan cutubka ah; Itobiya inay ka kororsatay Waaya-aragnimo dhismihii Maxaakimta iyo…
18 September 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Meelwalba waa la’Is Haystaa Waana Arin ku Xidhan !! .. Noora Afgaab

"Arinta ka socota Jigjiga ma'aha mid ku gaar ah halkaa, ee waa xaalad ka jirta gabiahaan…
18 September 2014
ONAMaqaalo, Ogadeniya, Siyaasad
Maqaalo · Ogadeniya · Siyaasad

JWXO waa Ururka Kali ah ee Faragalinta Itobiya ka Madaxbanaan

Barnaamijka TPLF/Itobiya aaminsan tahay  Somaliya siday gacanta ugu dhigtay  ONLF siday ugu suurtagashay inay looltan la…
16 September 2014
Ogadeniya · Siyaasad

Maxaa Kaaga Baxay Sida Shacabka Ogadenia Uxusay 30 Guurada JWXO? – Jamaal Xukun

Waxaa jiray sanadihii ugu danbeeyay dhagahadal iyo adeegsiga ereyo ay kamid yihiin “Qorigu xal ma ehee…
6 September 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Jaliyada Amarillo Taxes oo Xustay Asaska JWXO ee 30 Jirsatay.

Malintii Sabtida ahay oo ay tarikhdu ku beegnayd  16 August 2014, ayaa waxay ay Jaliyada Ogadenya…
18 August 2014
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Gudoomiyaha Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) oo Umadda Bogaadin iyo Xogwaran 30-Guurada ku Aadan Usoo Gudbiyay

Waxaa nasoo gaadhay Khudbadii uu Gudoomiyaha JWXO ugu talagalay 30Guurada ka soo wareegatay asaaskii Jabhadda Wadaniga…
15 August 2014
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Q3aad – 30kii Sano ee ONLF Halganka u Hanaqaaday Maxaa Inoo Qabsoomay

Sidaad kusoo marteen Q2aad ee taxanahan, waxaa hubaal ah in maamulkii TPLF ee xukunka la wareegay…
11 August 2014
Ogadeniya · Siyaasad

Q2aad – 30kii Sano ee ONLF Halganka u Hanaqaaday Maxaa Inoo Qabsoomay

Waxaan Qaybtii 1aad ee taxanahan kaga soo faaloonay (Riix Halkan) xaaladihii ku xeernaa halganka waqtigii la…
6 August 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Maxaa Kasoo Bixi Doona Shirka Loogu Yeedhay 5ta Nin – Noora Afgaab

Waxaa shalay magaalada Addis ababa si kadis ah ugu baxay shanta nin ee marka xaga titileka…
31 July 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Salaamaha iyo Tahniyadaha Ciida Barakaysan ku Dir Radio Xoriyo

Bishaaro---Bishaaro---Bishaaro   Maamulka iyo hawl-wadeenada idaacada qaranka ee Radio Xoriyo waxay ugu bishaaraynayaan dhagaysatyaasha iyo dhammaanba…
24 July 2014
Ogadeniya · Siyaasad

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (Midnimo – Mintid – Isku-tashi – Guul – Allahu Akbar)

Urur walba oo siyaasi ah, asaasayaashiisu waxay ka baaraan dagaan inay ku qeexaan ereyo gaagaaban oo…
8 July 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Q2aad iyo Qiimayntii – Fiqi Tolkii kama Janatagee, Cabdi Iley Waxaa loo Yaqaanay Markii Horeba .. by Noora Afgaab

Waxay Qaybtii 1aad ee qiimaynta xukunadii gumaysiga usoo wakiishay shacabka S.Ogadenya, ee indheergaradkii fadhiga isugu yimid…
7 July 2014
Ogadeniya · Siyaasad

Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamad C. Cismaan oo RX ka Diray Hambalyada Bisha Ramadaan

Gudoomiyaha Jabhada ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Idaacada Xoriyo  fariin uga diray Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya…
6 July 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

War Dagdag ah – Dagaal Culus oo ka Dhacay Meel u Jirta Hal KM Magaalada Dhagaxbuur iyo Raaf ka Socda Qorahay

Dagaal adag ayaa shalay casarkii ku dhexmaray ciidanmka ONLF iyo qaar kamid ah masuuliyiinta maamulka degmada…
23 June 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Addisu Legese : Waxaad Tahay Diktaatoor aan Dadkiisa u Roonayn oo Isoo Xasuusiyay Dargigii – Noora Afgaab

Waxaa mudo bil laga joogo yimid magaalada Godey iyo degmooyin ka tirsan gobalka Shiniile Raysul wasaare…
16 June 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Cabdi Iley waa Dambiile ka Mushtara Dhiiga Shacabka – Dhambaal laga Soo Diray Jigjiga

Cabdi iley intii uuna hogaanka noqonin wuxuu ahaa nin lashaqeeya ciidamada una geeya wararka wuxuuna odhan…
15 June 2014