Opens in a new tab

Siyaasad

Ogadeniya · Siyaasad

Mudane Rayaale Xamud oo ugu Baaqay Ugaaska iyo Suldaanka Beelaha Shineele Inay ka Feejignaadaan Khiyaanada TPLF

Radi Xoriyo oo Wareysi dheer la yeeshay mudane Rayaale Xaamud ayuu ugu baaqay in dadka walaalaha…
12 June 2014
Ogadeniya · Siyaasad

Xarunta Dhexe – CWXO oo Xeryaha Cadawga ku Qaaday Weeraradii Qabjabinta Gimbod

Wararka naga soogaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in CWXO ku qaadeen fadhiisimada ciidamada gumaysiga…
3 June 2014
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Jabhada ONLF oo Noqotay Jabhada ugu Cimri Dheereed Geeska Afrika

https://www.youtube.com/watch?v=9IOIZAKHYR0 Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) oo halgamaysay muddo 30 sanno ah qorigana ridaysay 20 sanno…
30 May 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Shirkii Culimada Ogadenya oo Qabsoomay+Sawiro

Waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab kadhacay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen dalada culimada…
29 May 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Shirkii Xubnaha Xarunta JOKA ee la Sugayay oo Qabsoomay iyo Gudoomiyaha JWXO oo Kasoo Qayb Galay+Sawiro

Waxaa maanta Axad (25 May 2014) shir muhiim ah isugu yimid Xubnaha xarunta JOKA gaar ahaan…
25 May 2014
ILAYS TV · Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Wareysigii ugu Kululaa ee Ilays TV la Yeelato Madaxda ONLF

Ilays TV oo waresyi aad u xiiso badan la yeeshay Gudoomiyaha Arrimaha Dibada ONLF, Mudane Cabdiraxmaan…
23 May 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Ogadenya : iyo Sheegashada Quraafaadka ku Dhisan ee Itobiya (the Ogaden: Versus the Mythical Ethiopian Claim – by Jama Mohamed Ghalib)

Jenraal Jamac Maxamed Ghalib oo ah siyaasi caan ka ah Somlaiya jagooyin badanna kasoo qabtay Somaliya…
11 May 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Doolaal oo ka Codsaday Dawladda Hargaysa Inay Joojiyaan Xidhiidhka ay la Leeyihiin ONLF.

Waxaa la sheegaa inuu Imaamka weyn ee Abi Xaniifa RC isagoo amin fajarka dabadii darsin u…
4 May 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga iyo Taxanaha Mawqifka Halgamaaga

Barnaamijka AH ee todobaadkan waxaa lagaga hadlayaa arima ay ka mid yihiin ereyada uu gumaysiga kusoo…
30 April 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka OYSU/Perth oo Shir ku Gaadhay Go’Aano Muhiim u ah Ururka iyo Halganka

Maalinamadii Sabtida ee ay taariikhdu ku beegnayd 26/4/2014 ayaa waxa shir muhiim ah isugu yimid Ururka…
27 April 2014
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

StarTV- Xogmaal iyo Doodii uu ka Qaybqaatay Mudane Daahir Tamuuje

Waxaa dooddu ay ku saabsantahay xaalada guud ee Kililka 5aad waxaana doodda ka soo qayabgalay Masuul…
25 April 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Wafti JWXO ah oo uu Hogaaminayo Hoggaanka Bulshada & Adeegga Dadwaynaha ayaa Dalka Turkiga Booqasho ku Jooga

Waxaa waddanka Turkiga in muddo ahba booqasho ku jooga wafti ka socda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya…
25 April 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

OT- Soyaalka Reer Ogaadeeniya iyo Sugulle”

Soyaalka Reer Ogaadeeniya iyo Sugulle”  wuxuu noqon doonaa buuggii ugu horreeyey ee noocisa ah oo Af-Soomaali…
24 April 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Shir Hawleed ay ku Kulmeen Masuulinta Hoggaanka Arrimaha Dibedda JWXO

Waxaa bishan 20keeda, ku Kulmay Teleconference, masuulinta HAD ee dalalka Dibedda. Kulankaas oo ajendihiisu ahaa: Warbixin…
22 April 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Siyaasadda Itobiya ee Al-Shabaabka Somaliya iyo Hawaarinta (Liyu-Booliska) Ogadenya

Itobiya markii lagu jabiyay Somaliya oy ka baxday ugama aanay bixin in aanay kusoo noqonin ee…
21 April 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Hogaanka Warfaafinta JWXO – waa Been la Doonayo in Itobiya Loogu Dhawaado

Qaar ka mid ah Shabakadaha Wararka ee arimaha Somalida Waqooye (Somali-Land) wax ka qoraya ayaa waxay…
8 March 2014
Ogadeniya · Siyaasad

Noora Afgaab -Tala Bixinadii uu Siiyay General Abraham Wolde Saaxiibkii Cabdi Iley Suu u Hagaajiyo Magaciisa

Cabdi iley nidaamkii uu horey ugu caan baxay ahaydna mid lagula soo taliyay markii jagada hogaanka…
19 February 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda OYSU/MN oo Shirkooda ku Falanqeeyay Xaaladda Dalka iyo Shacabka

Waxaa taariikhdu markay ahayd 02-15-2014 magaalada Minneapolis Ee gobolka MinneasotaUSA, ka qabsoomay shirkii billaha ahaa ee…
17 February 2014