Opens in a new tab

Siyaasad

Barnaamijyo · Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Taar Dhuleed oo Saraakiil Ethiopian ah u Hanjabeen iyo Somali Channel oo Diyaarisay Barnaamij Looga Hadlayo Dhiibitaanki Muxumed Ani

Hoos ka Daawo wareysiga Somali Channe iyo Qaabkii loo dhiibay Muxumed ani Faah faahin Kooban Gudomiyaha…
16 February 2014
Ogadeniya · Siyaasad

Siyaasadii Dhinaca Mediaha ee Cabdi Iley iyo Abraha oo Khashifantay – Noora Afgaab

General Abraham wolde iyo cabdi illey ayaa waxay ogaadeen in ayna JWXO dagaal waxba kaga qaadi…
14 February 2014
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Itobiya Waxay Gashay Dambi-Dagaal oo Muuqda Cabdi Ileyna Wuxuu Ahaa Gacanta ay ku Fulisay

Dambiyada ay Itobiya ka gashay shacabka Somalida Ogadenya gaar ahaan ma’aha wax ku qarsoomaya socdaalada diblomaasi…
14 January 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Shirkii Caadiga Ahaa ee Guddiga Fulinta JWXO oo Qabsoomay

Waxay Guddiga Fulinta ee JWXO ku kulmeen shir hawleed-koodii caadiga ahaa, taasoo lagu gorfeeyay arima badan…
14 January 2014
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Shacab Kudhaqan Gobolka Shabeele oo Dhulkoodii Sharci Darro Lagala Wareegay.

Sida ay noo sheegeen dad shacab ah oo kusugan xarunta gobolka Shabeele ee Godey waxaa ka…
30 December 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Shirkii Gulaha Fulinta JWXO oo Shalay Qabsoomay iyo Gudoomiyaha oo Hambalyo iyo Dardaaran u Diraya Shacabka S.Ogadenya

Golaha Fulinta ee JWXO ayaa shirkoodii caadiga ah isugu yimid Sabtidii, shirka oo ku soo beegmay…
29 December 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Doorashadii Gudiga Qoxootiga S.Ogadenia ee Dalka Yemen oo Guul ku Soo Dhamaaday

Maalinimadii Jimcaha  oo ay taariikhdu kubeegnayd ,20/12/2013 ka waxay ahayd maalin aan horay u soomarin Qoxootiga…
23 December 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Maka Gadmaysaa Mucaaradka iyo Caalamkaba Ujeedada Shirka Qawmiyadaha ee Jigjiga – by Gumaysidiid

Caadada gumaysigu waxay ku dureersatay in shucuubta la gumaysto marwalba loo keeno wax maskaxdooda mashquuliya. Si…
3 December 2013
Ogadeniya · Siyaasad

Jahawarerka Haysta Shacabka Itobiya iyo Cabdi Iley oo Itobiya-nimadii u Shaqayn la,Dahay

Xukuumadaha aan sumcadda wanaagsan lahayn ee mucaarad xoogan uu ka soo horjeedo waxay ku dadaalaan inay…
23 November 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dr. Mohamed Ismaciil Cumar Gudoomiye ku Xigeenka ONLF oo Waraysi Aad u Xiiso Badan Siiyay Warbaahinta Qorahay Media.

Wednesday, November 20, 2013 Source QOL: Wariyaha Qorahay Media u qaabilsan arimaha Waraysiyada Abdullhau Gayfane ayaa…
20 November 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

SHIRKA AY WADAYEESHEEN GF OYSU IYO GUDIGII HORE EE URURKA

Shir ay soo qaban qaabiyeen Gudiga Fulinta OYSU ayaa waxa ay shirka qadka kula yeeshen Gudigii…
18 November 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Madaxda HAAU oo Soo Gabagabeeyay Kulamo ay Laqaateen Hawl-wadeenka Jaaliyaad S.Ogadenia

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 10/11/2013 lasoo gaba gabeeyay kulamo isdaba joog ahaa oo baryahan socday ooy wada…
11 November 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Shir Wada-tashi ay ku Kulmeen GF OYSU iyo Gudoomiya Ku-xigeenka JWXO uu Wehliyo Gud.Ku-xigeenka HAAU Mudane Xassan Macallin

Shirka ayaa waxa lagu furay sidii caadada inoo ahayd aayadaha Quraanka kariimka, intaas kadib ayuu shirkan…
11 November 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Ururka Haweenka Ogadenya ee San Diego oo Shir Isugu Yimid

San Diego: Maalintii Sabtida ee 9 bisha October, 2013 ayaa waxaa shir muhiim ah isugu yimid Ururka…
10 November 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Cabdi Iley iyo Jananada Xukuma Ogadenya oo Kordhiyay Dhibaatayntii Shacabka. Sabab? Noora Afgaab

Caalamka iyo Itobiyada kaleba hadda ma'aha wax ka qarsoon dhibaatada ay ku hayaan Cabdi iley iyo…
6 November 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Xerada Dhagaxley oo lagu Qabtay Shir Shaadooyin lagu Gudoonsiiyay Ardaydii Mutaysatay

Maalin nimadii jamca ha oo ay taariikhdu kubeegnayd 01/11/2013 waxaa xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu…
2 November 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Wararka Adisababa – Wafdigii Itobiya ee Dhulboobka u Sahantagay oo Dhibaato Kala Kulmay Ogadenia

By Noora Afgaab : Isbuucan dhexdiisa waxay dawlada guumaysigu aad ubuunbuuni safar ay madaxda tigrayga iyo…
24 October 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dhalinayarada OYSU/Yemen iyo Haya’Dda INTERSOS oo Xafiiska Haya’Dda ku Kulmay

Ururka dhalinyarada OYSU faraca Yemen iyaa haya'da  INTERSOS taariikhdu markay ahayd 23 /io/2013 kulan kula qaatay…
23 October 2013