Siyaasad
ONAOgadeniya, Siyaasad
Shirka Jigjiga: Miyir-daboolanka Muquunsan
Maqaal aad u xiisab badan ayuu qoraaga Bashiir Yusuf ku cabiray wixii ka dhacay Jigjiga maalmihii…
21 November 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Odayaasha Dhaqanka iyo Hogaanka Ciidanka ONLF : Dhulka Anagaa Lehe –
Shalay oo ay taarikhdu ku beegantahay 18/11/2012 ayay shir balaadhan isugu yimaadeen Oday dhaqameedka Ogadeniya. Shirka…
19 November 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Shirkii uu Soo Qaban-qaabiyay Abraha Wolde Ujeedadii laga Lahaa iyo Dhamaadkiisa
Wuxuu caalamka si fiican u ogaaday inuu ka dambeeyay jeneraalka fadhiya Harar Abraha Wolde burburinta wadahadalkii…
15 November 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
‘Shimagile Tanas’ – Maalin Dambe Shir ma Imaan Kartid.
Ogadeniya waxaa ka dhaca sheekooyin cajiib ah. Waxaa caadi iska ah ama caado noqotay in dadka…
9 November 2012

Nabad aan Cadaalad ku Dhisnayn ma Waarto, ONLF-na Diyaar Uma Aha
Wareegii hore ee wadahadalkii u dhexeeyay ONLF iyo xuluumadda Itobiya ayaa waxaa la'isla qiray in wadahadalka…
5 November 2012
Nabada ka Jirta Ogadenya waa Mid aan la Doonaynin in la Arko
Dawladaha Kali-Taliska ah waxay caan ku yihiin beenta iyo qarinta wadciga dhabta ah ee ka jira…
2 November 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Raadraaca Barnaamijkii Raadraac ee SomaliSat.
Waxyaaba badan ayaad moodaa inuu shacabka Somaliyeed iskaga khaldamay mudadii ay ku jireen dayowga siyaasiga ah.…
1 November 2012
Radio Xoriyo oo Wareysi la Yeeshay Qaar ka Mid ah Taliyayaasha CWXO
Radio Xoriyo - Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa waraysiyo uu raadiyaha la yeeshay qaar kamid ah…
30 October 2012

CJWXO oo Saaka Weeraray Duleedka Magaalada Qabridahare Woyaane Kusugna
War deg deg ah oo hadda nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO)…
26 October 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia (OYSU) oo Taageeray Go’Aanka Wafdigii JWXO uga Qaybgalay Wadahadalka
Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia (OYSU) waxay soodhaweenahayaan taageera buuxdana siinahayaan go’aanka ay JWXO qaadatay kadib…
19 October 2012
Bulshooy Hadafka Guudiyo Hubka Waxaan u Qaadnay! Haduu Halgankeniyo Hibada Guushu Soo Dhawaatay
Bulshooy Hadafkeena Guudiyo Hubkaa Wixii loo Xanbaarsaday Waxaan Hanadada Barbaartiyo Halyay badan taan ku weynay Hadduu…
18 October 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ethiopia oo Burisay Shuruudihi Wadahadlka ee u Yaalay ONLF iyo Ethiopia
Waxaa maanta kusoo afjarmay wadahadlkii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) iyo gumeysiga Ethiopia uga socday wadanka…
17 October 2012

Wadahadalkii Nabadeed ee u Dhexeeyay ONLF iyo Xukuumadda Itobiya oo Istaagay
Oktobar 17, 2012 October 17, 2012 Wadahadalladii nabadeed ee u dhexeeyay ONLF iyo xukuumadda Itoobiya oo…
17 October 2012

Hawaarin ka Goosatay Gobolka Jig Jiga oo Isu Dhiibay Ciidamada ONLF
Wararka naga soogaadhaya gudha Ogaadeeniya ayaa sheegaya in shalayto (09 October 2012) ay ka goosteen dabaqoodhigii…
10 October 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Weeraradii ugu Dambeeyay ee Cadawga lagu Naafeeyay iyo Maleesiyada Hawaarinta oo laga Hortagay Boob ay ka Wadeen Mara-maydh
Warbixinada naga soo gaadhay xarunta Dhexe ee Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa sheegaya inay dagaaladii lagu…
8 October 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Kulan Balaadhan oo Maanta Dhalinta Ogadeniya Isugu Timid Dhagaxley (Dhadhaab)
Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 05-10-12 waxaa xerada dhagaxlay kadhacay shir mihiim ah oo ay kasoo…
5 October 2012

Wararkii ugu Dambeeyay Een ka Helnay Xarunta Dhexe ee Jabhadda
Wararka naga soogaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya Dagaalo ka dhacay Deegaano kamid ah Dalka…
24 September 2012

Dadka ay Dantu ugu Jirto Heshiis la’Aanta ONLF iyo Itoobiya oo Hadaaqaya
Maqaal aad u xiisa badan ayuu nooga soo diray magaalada Jigjiga ninka ku magacaaban maqaalka oo ah…
23 September 2012
