Siyaasad
ONAOgadeniya, Siyaasad
Heerarka Cadownimada ee Fog ee Cadowgeenu Abuuray Inaan ka Guulaysanno – Qudbadii Mudane Xassan Macallin
Marka hore anigoo ku hadlaya magaca JWXO waxaan usoo jeedinayaa mahad guddiga qabanqaabada ee golaha qaranka…
7 July 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Xoghayaha Guud ee Ururka OYSU Mudane Mujaahid oo Warqad Hambalya ah u Diraya Xubnaha Ururka
Ugu horayn waxaan salaan diiran hawada umarinayaa dhamaan Xubnaha & masuuliinta qaybaha kala duwan ee OYSU…
1 July 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Xisbiga OPDO/EPRDF oo Dagaalo iyo Colaad ka Hurinaya Xuduudaha u Dhexeeya 2da Shacab
Gumaysiga Itoobiya oo ku caan baxay inuu dagaalo ka dhex huriyo shucuubta dariska ah ayaa shir…
30 June 2013
Cududda Ciidanka JWXO Caalamkaa Qiroo Cidna kama Qarsoona – Rooble Maxamad
Maqaalka todobaadkan oon Jeclaystay inaan jaleeco, waa Awoodda Ciidanka Qaranka Ogadenia ee ONLA & Hadal haynta…
24 June 2013

Xarunta Dhexe ee Ciidanka ONLF oo Soo Gaadhsiisay ONA 15 Daggaal oo Dhacay 2-Dii Todobaade u Danbeysay
Gaashaandhiga Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya JWXO ayaa soo gaadhsiiyay Wakaalada Wararka Ogadeniya s daggaalo ay la…
18 June 2013
Kamerada ONA oo Saaka Lawaabariisatay Unug Kamida Ciidanka JWXO ee Gor’Gor
Kaamerada wakaalada wararka Ogadeniya (ONA) ayaa saaka la waabariistay Unug kamid ah Ciidanka Gorgor ee Jabhada…
17 June 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ciidamo Kasoo Goostay Liyuu Poliska Ciidanka Gumeysiga Itoobiya
Baxsiga ciidamada Liyuu polsika ayaa noqday mid maalinla ah kadib markii jabhada wadaniga xoreynta Ogadeniya ay…
16 June 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
SOCDAALKAYGII OGAADEENYA – Mudane Maxamad Shariif
Waxaa ka soo laabtay socdaal hawleed uu ku tagay Ogadenya Gud.Ku-Xigeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO mudane M.…
20 May 2013
Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya Iyagaa Bilaabey Dagaalka oo Tigreega ka Gardarnaa
Waxaa laga soo daayay ESAT cajalad cusub oo muujinaya hadafka ay Wayaanaha ugu talagaleen Cabdi iley.…
9 May 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ciidanka Dalka Ethiopia oo Hal Qowmiyad Heysato Baadhitaan Sir ah oo ay Heshay ONA
Dalka Ethiopia oo la sheego inay daganyihiin qowmiyado aad u tiro badan islamarkaasna sida gumeystaha uu…
9 May 2013

Kitaabkii (Ogaden – Ignored Genocide) oo la Daabacay.
HCBQ- Waxaa ugu dambayntii soo baxay kitaab ka hadlaya xaqiiqada dulmiga Isir-tirtirida ah ee ay dawaladda…
4 May 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Filim iyo Sawiro: Warbixinti Waftiga ONLF ee Booqashada ku Tagay Wadanka Turki (Turkey)
Wafti heersare ah oo kasocda Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa booqasho ku tagay wadanka Turkey bishii…
2 May 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Xaaladaha ka Aloosan Jigjiga iyo Cabdi Iley oo ku Eedeeyay Qayb ka Mid ah Wasiiradiisa ONLF
Xasaasi: Waxaan horey idiiinla socodsiinay inaan heyno malafaad badan oo ku saabsan maamulka Jigjiga ee uu…
1 May 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Dagaaladi u Danbeeyay ee Gudaha Ogadeniya ka Dhaca
Wararka nagasoo gaadhaya Dalka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo xoogan oo…
19 April 2013

Warbixinta Dagaaladii ugu Dambeeyay Een ka Helnay Xarunta Dhexe ee JWXO
Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay…
11 April 2013

Faaf Reeb II: Taariikhdi oo Marlabaad Isqoreysa
Najiib.shide@yahoo.com Kuuba ma ilaahay baa,xagey nooga timid iyo War waad danbaabtaye Allaah ka cabso. Waa taariikh…
9 April 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Kaaf iyo Kaladheeri – Maan Baray iyo Maan Bilaal .. 2ba Maqaal oo Mudan in la Akhriyo
Laba maqaal oo aad u xiisa badan isla markaana ay ku dhanyihiin xog iyo macluumaad muhiim…
8 April 2013
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ururka Haweenka Soomaalida Ogadeniya ee ku Dhaqan Dalka Finland ayaa Doortay Maamul Cusub
shir si heersare ah loosoo agaasimay in muddo ahna lagasoo shaqaynayey ayey Haweenka soomaalida Ogadeniya ee…
2 April 2013
