Opens in a new tab

Siyaasad

ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Gudi Sare oo ka Socda JOKA ayaa Kurmeer ku Tagay Gobolka North West Halkaana ku Qabtay Shir Balaadhan

  Sidaan  horay  u soo tabinay waxaa  kormeer shaqo wadanka Koonfur Africa  ku marayey wafti sare…
18 June 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Ciidamada Gumeysiga oo laga Dilay Tobaneyo Askara iyo Baabuur laga Gubay.

Sida uu kusoo waramayo wariya wakaalada ONA ee  wadanka Ogadeenya gaar ahaan xarunta dhexe ciidanka jabhada…
18 June 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Qiimo Darrida Doolaal & Qawlaysiga Gumeysiga

Hadaan xoogaa dulmar ah ku samayno taariikhda Doolaal Adan  Dhagoole, anagoo in badan gadaal u dhigan…
12 June 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Gudoomiye Ku-xigeenka JWXO oo OT uga Waramay Arima Badan oo Quseeya Halganka

Shabakadda OgadenToday ayaa ka waresatay Gud.Ku-xigeenka JWXO mudane Maxamad ismaaciil arima badan oo quseeya taariikh noloeedkiisii…
28 May 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

UrurkaHaweenka Ogaadeeniya ee Dalka Kenya oo Gudi Cusub Doortay

Ururka haweenka Ogaadeeniya ee dalka Kenya oo ah urur mudo dheer jirey ayaa maanta isugu yimid…
20 May 2012
Ogadeniya · Siyaasad

War Degdeg ah – Dagaal ka Dhacay Maanta Ceel- Xaar oo lagu Jabiyay Ciidankii Cadawga

Ciidamada cadawga  ee ka hawlgala deegaanka Baabili ayaa waxay maanta oo ay taariikhdu tahay 20 May…
20 May 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Dagaalo ka Dhacay Meelo Kala Duwan oo Cadawga lagu Gaadhsiyay Khasaare

CWXO  ee u taagan  inay gaadhsiiyaan shacbiga ogaadeenya madaxbanaani buuxda oo ay kaga tashadaan aayaahooda  kulana sinmaan…
13 May 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Ciidanka JWXO oo Weeraro ku Qaaday Qaar ka Mid ah Xeryaha Cadawga iyo Ciidamo Isu Soo Dhiibay Jabhadda.

Warar naga soo gaadhay  xarunta dhexe ayaa  sheegaya in  ciidanka JWXO  ay weerareen qaar ka mid ah…
10 May 2012
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

RX oo Waraysi la Yeeshay Madaxa Siyaasada Qaybta Duufaan ee CWXO

Wuxuu wariyaha RX halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi xiiso badan oo madaxa siyaasada qaybta Duufaan ee…
7 May 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Baabuur Cadawga Lagaga Gubay Geedi-aar iyo Dagaalo ka Dhacay Goobo Kale

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhaya xarunta dhexe ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya ayaa sheegaya in…
27 April 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Cadawga oo Baabuur Lagaga Gubay Sagalada Dagaaladii ugu Dambeeyay

CWXO  ayaa  weerar ay cadawga ku qaadeen ku gaadhsiiyay khasaare balaadhan oo siugu jira naf iyo…
25 April 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Generaladi Gumeysigu Magacabeen Halkay ku Danbeeyeen

GENERAL JALAALE OO LAGU MAGACAABAY  TALIYAHA SALDHIGA BOOLISKA EE DEGMADA GODAY War dhawaan ka soo baxay…
14 April 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Ciidanka Xoraynta oo Xalay la Wareegay Qaybo ka Mid ah Qabridahar

CWXO ayaa  habeenkii xalay ee 3 April waxay galeen magaalada Qabridahar ee xarunta gobolka Qorahay, halkaas…
4 April 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

Maxaa loo Soo Dhiibay Kooxdii ka Tagtay SilentCry ee ku Biirey SC

Shacabkii halgan gobanimadoon ku jira waa inuu ogyahay taariikhda shucuubtii soo halgantay suu u fahmo brobagaanda…
27 March 2012
Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Filim: ONLF Waxay ku Dagaalamayso waa Dhiig Somaliyeed- Cabdiraxmaan Mahdi oo ku Sugan Australiya

Filimkan hoose ka daawo qudbad kamid ah socdaalki Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF Dr Cabdirahman mahdi (Maaday)…
21 March 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Ciidamada Gumaysatada Ethiopia oo Lagaga Dilay Dagaaladii ugu Dambeeyay Ciidan Farabadan

 Weeraro ay qaadeen Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya intii u dhaxay 25/2/12 iyo 11/3/12 ayaa cadawga loogu gaystay…
12 March 2012
Ogadeniya · Siyaasad

Shir Guul ku Soo Dhamaaday ayaa Xarunta Dhexee JWXO ka Socday

Faahfaahin dheeraad ah - Waxaa si habsami ah loo soo gabagabeeyay shir howleed lagu qabtay X/Dhexe ee…
6 March 2012
ONAOgadeniya, Siyaasad
Ogadeniya · Siyaasad

OYSU Switzerland oo Shirkii Midowga Dhalinyarada Afrika uga Xogwaramay Xaaladda Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya

Waxaa Sabtidii 3da March 2012 lagu qabtay caasimadda wadanka Switzerland ee Bern shir muhim ah oo…
4 March 2012