Xuquuqda Aadanaha
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dil & Xadhig Loogu Gaystay Dad Shacab ah Meelo Kamid ah Gobolka Qoraxay.
Wararka ka imanaya magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya dil aad u fool xun oo…
22 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Godey oo Shacab Fara Badan lagu Xidh Xidhay & Xiisad ka Dhalatay.
Wararka hor dhac ah oo naga soo gaadhaya magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeele ayaa sheegaya…
19 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Marsin & Shaygoosh oo Ciidanka Cadawgu Shacab Xidhay & Boob Hantiyeed ugu Gaystay.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa kawarbixinaya…
17 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Degmooyinka Fiiq & Xamaro oo Shacab Badan lagu Xidh Xidhay.
Warar aan kahellay Gobolka Nogob ee wadanka Ogadenia ayaa tibaaxaya tacadiyo kala duwan ooy ciidanka dulmiga ku caanbaxay…
17 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
4 Dagaal oo Kadhacay Laasdharkaynle, Dabalula, Golcaanood iyo Rooxaale oo Kamid ah Gobolka Nogob.
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Nogob ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya dagaala culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta…
16 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
11 Darawal oo Ciidanka Gumaysigu Kudileen Xuduuda u Dhaxaysa Sudan & Itoobiya.
Wariyaha ONA uga soo warama Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa soo tabinaya…
15 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Is Aaminaad Darri Soo Kala Dhex Gashay Wayaaaha & Hawaarinta oo Meel Xun Gaadhay.
Waxaa magaalada Jigjiga lagu gamgamaynayaa horjoogayaasha Hawaarinta ee Gumaysigu u wakiishay xasuuqa shacabka Somalida Ogadenya. Wuxuu Gamgamahu…
15 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Cali Sirro: Wakiilkii Gumaysiga Itoobiya ee Kililka Canfarta oo Xilkii laga Qaaday.
Wararka naga soogaadhaya Kililka Canfarta ayaa tibaaxaya in Wakiilkii TPLF uqaabil sanaa gumaadka iyo xasuuqa shacabka…
14 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dagmada Sagag ee Gobolka Nogob oo Shacab Badan lagu Xidh Xidhay.
Wararka aan ka helayno dagmada Sagag ee Gobolka Nogob ayaa sheegaya tacadiyo ay ciidanka gumaysigu u gaysteen…
14 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Shacab Dil & Xidhig Loogu Gaystay Meelo Kamid ah Gobolka Qoraxay.
Wararka naga soogaadhaya Gobolka Qoraxay ee wadanka Ogadenia ayaa kawarbixinaya tacadiyo aad u badan ooy ciidanka wayaanuhu…
13 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Xidhay iyo Dhac Baahsan oo ay Ciidanka Wayaanuhu ka Gaysteen Gobolka Jarar ee Ogaadeeniya
Wararka aan kahelayno wadanka ogadenia gaar ahaa Gobolka Jarar ayaa sheegaya xidhay iyo dhac baahsan oo…
12 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Deg Deg: Muwadin Udhashay Somalida Ogadenya oo Dhagaxlay Saaka lagu Dilay.
Warar hordhac ah oo hada naga soogaadhay xerada qaxootiga ee Dhagaxlay ayaa sheegaya in Muwadin Udhashay…
12 September 2015

Dhac, Xidhay iyo Jidhdil Baah San oo ay Ciidamada Itoobiya iyo Gacan Yara Yaashoodu ka Gaysteen Magaalada Jigjiga
wararka nagasoogaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan dagmada jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan oo…
9 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dhagaxbuur oo 300 oo Shacab ah lagu Xidh Xidhay.
Wararka aan ka helayno dagmada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar ayaa sheegaya in 1-3 bishan aan kujiro…
5 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dagmada Danood oo Shacab Farabadan lagu Waxyeeleeyay.
Wararka naga soogaadhaya dagmada Danood ee Gobolka Doollo ayaa sheegaya tacadiyo kaladuwan oo loogaystay dad aad ubadan…
4 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Qoraxay oo Dad Shacaba lagu Xasuuqay Dhimasho iyo Dhaawacba
Wararka naga soogaadhaya Gobolka Qoraxay ee dhulka ogadenia ayaa sheegaya xasuuq ay ciidanka wayaanuhu kagaysteen tuulada…
3 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dagmada Dhagaxmadow oo Dad Shacab ah Xadhig & Dhac Loogu Gaystay.
Wararka naga soogaadhaya dagmada Dhagaxmadow ee Gobolka Jarar ayaa sheegaya dhibaatooyin dhankasta ah ooy ciidanka gumaysigu ugaysteen dad shacab…
1 September 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Wardheer oo Dad Shacab Xadgudub & Jidh-Dil Loogu Gaystay.
Wararka aan kahelayno gudaha wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo aad ubaahsan ooy ciidanka dulmiga kucaan baxay ee…
31 August 2015
