Opens in a new tab

Xuquuqda Aadanaha

ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Deg Deg : Maalqabeenada Gacan Saarka Laleh Xisbiga TPLF oo la Ugaadhsanayo iyo Mid la Dilay

Warar dag dag ah oo Wakaalada ONA kasoo gaadhay caasimada gumaysiga Itoobiya ee Addis-Ababa ayaa sheegaya…
31 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

30 Qoys oo Ree Guura ah oo Xabsiga Gunagado lagu Xidhay

18/07/2015 Nulxan oo ka tirsan degmada Gunagado ee Gobolka Jarar waxay ciidanka Woyanaha ka geysteen xadhig…
27 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xarunta Gobolka Doollo ee Wardheer oo Dad Rayad ah Xidhay & Jidh Dil Loogu Gaystay

Warar dhiilo badan oo naga soo gaadhaya Ogadenya gaar ahaan xarunta Gobolka Doollo ee Wardheer ayaa…
25 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Dad Shacab ah oo lagu Xidhay Birqod

Wararka aan ka helayno Gudaha Ogaden ayaa soo tabinaya tacadiyo goobo kala gadisan oo Ogadeniya kamida…
16 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Shacab Rayad ah oo lagu Xasuuqay Gobolka Welqayta oo Katirsan Kililka Tigrey.

War deg deg ah oo TV-ga afka xabashiga kubaxa ee layidhaahdo ESAT TV uu goor dhawayd…
15 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

70 Qof oo laga Soo Arruuriyay Gobolka Jarar Jeelashana la Dhigay

Wakaalada ONA waxaa soo gaadhay magacyadii shacabkii laga soo qabtay Gobolka Jarar. Dadkaas shacabka ah oo…
10 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Ganacsade Axmed Sheekh Maxamed iyo Fatxi Sheekh Aadan oo la Xidhay Hantina laga Dhacay

Wararka naga soo gaadhaya xarunta gobolka Doolo ee magaalada Wardheer ayaa sheegaya in ciidamada gumaysiga Itoobiya…
10 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Magaalada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka Jarar oo Shacab Farabadan lagu Xidhay.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogadeniya gaar ahaan Xarunta-Dhexe ee Jabhada Wadanida Xoraynta Ogadenya (JWXO)  ayaa kawarbixinaya…
3 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Dagdag..Xabsiga Qabridahar oo Dumay iyo Maxaabiis ku Dhimatay

Warar hor dhac oo hada nagasoo gaadhay magaalada Qabridaharre ee gobolka Qoraxay ayaa  sheegaya in xabsiga…
2 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Magacyadii Dadkii lagu Xidhay Qabridahare oo ONA Soo Gaadhay

Qabriodahare oo kamida goobaha shacabka Somalida Ogadeniya aad loogu waxyeeleeyo ayaa caado u ah in si…
1 July 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Dad Shacaba oo lagu Xidhay Magaalada Garbo

Ciidamada gumeysiga Ethiopia ayaa sii xoojiyay xidhagyii shacabka Bisha barakaysan ee Ramadaanta. Si shacabka Ogadeniya loo…
27 June 2015
Maqaalo · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

800 Ayaa Laqaawiyay 8 Sanana Waan Boodboodayay waa Hadaladii Maxbuuska Jigjiga! W/Q: Xaaji M/Rashiid Aw-Macalim

Guumaysiga waxaa la isku raacsanyahay inuu yahay cadaab aduunyo waxaana aad usii fahmi kara dadka shaabuuga…
26 June 2015
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo: Gabay Xanuun iyo Murugo Badan oo laga Tiriyey Jeel-Ogaden

Daawadayaal waxaan video gan hoose idiinkus oo gudbinaynaa gabay cusub oo uu abwaan ree Ogadenya ah…
23 June 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Ganacsade Hanti Badan laga Dhacay Kadibna Xadhig Loogu Daray

Wararka aan ka helayno xarunta Gobolka Faafan ee Jigjiga ayaa sheegaya in ay ciidanka wayaanuhu dhac…
22 June 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Shacab lagu Xidhay Degmada Garbo

Wakaalada Wararka ONA waxaa soo gaadhay magacyadii Shacabkii lagu xidhay Degmada Garbo. 7/6/15 Dagmada Garbo ee Gobolka…
18 June 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Magaalada Jilga ee Gobolka Axmaarada oo Shacab lagu Xasuuqay iyo Xaalad Qalafsan oo Kajirta Guud Ahaan Gobolkaas.

Waraka aan kahelayno waqooyiga gobolka Gonder ee kililka Axmaarada gaar ahaan magaalada Jilga ooy dagaan beesha…
16 June 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xadhig Baahsan oo Kasocda Magaalooyinka Waawayn ee Itoobiya.

Wararka naga soogaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in shacab fara badan jeelasha lootaxaabay maalmihii lasoo…
14 June 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Odey 90 Jira oo lagu Xidhay Magaalada Jig Jiga

Wariyaha ONA ee kasoo waramaya gudaha Ogadeniya ayaa soo tabiyay dad shacab ah oo lagu xidhay…
11 June 2015