Opens in a new tab

Xuquuqda Aadanaha

ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

15 Xubnood oo Katirsan Xisbiga the Blue Party oo Degmada Dharash ee Kililka Konfureed ee Itoobiga lagu Xidhay.

Wararka naga soo gaadhaya degmada Dharash oo katirsan Kililka Koonfureed ee Itoobiya ayaa sheegaya in jeelka…
6 June 2015
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo Xidhay Baahsan Kawada Deegaanka Birqod

Wariyaha ONA ee gobolka Jarar ayaa kasoo waramay xidhay baahsan oo kasocda deegaanka Birqod. taariikhdu markay…
5 June 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xabsi Kuyaala Magaalada Tepi ee Gobolka Gambeella Ooy Qabsadeen Dableey Hubaysan.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda udhaxaysa Gobolka Gambella & Kililka Konfurta Itoobiya ayaa sheegaya in kooxo…
5 June 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Breaking News: Xasuuq Loogeystay Shacabka Ree Birqod

04.06.2015  waxaa Ciidamada Gumeysiga Ethiopia kageysteen falal argagax leh magaalada Birqod ee gobolka Jarar. Ciidamada Gumeysiga…
5 June 2015
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Magacyadii Hawaarinta Liyuu Poliska Bakhtiyay oo Kamid Yihiin Kuwo Xasuuq Badan Horey uga Geystay Dhulka Ogaden

Warar aan ka helanay xarunta Dhexe ee JWXO ayaa nasoo gaadhsiisay magacyada qaar kamid ah saraakiisha Hawaarinta…
4 June 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Tuulada Waylo-laguxidh ee Degmada Awaare oo Dad Badan lagu Xidhxidhay(Akhriso Magacyada)

Ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ayaa xadhig baahsan u gaystay dad shacab ah oo aan…
23 May 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

8th March Maalinta Haweenka Caalamka oo Haweenka Ogadenya ay Meelo Badan ka Xuseen

Shir heersare ah oo lagu maamuusayay maalinta haweenka aduunka oo ku aadanayd  08 maarso 2015 maalintan…
9 March 2015
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Dhibaato ka Taagan Magaalada Fiiq iyo Arday lagu Soo Xero Ooday Magaalada Jigjiga

Wararka ka imaanaya Ogaadeeniya ayaa sheegaya in Todobaadkan magaalada Fiiq ee xarunta gobolka Nogob ay kajireen…
22 January 2015
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Qof Kastoo Lasoo Shaqeeyay Cabdi Iley waa Eedaysane Inuu Wax ka Qoro DDSPOST – Noora Afgaab

Dad badan oo gaadhaya ilaa 200 oo qof ayaa lasoo xidhay labadii habeen uu u dambaysay…
16 January 2015
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Waxaan Ogayn Manaloo Sheegay .. Mashaariicda aan Jirin iyo Xasuuqii Shacabka iyo DDSPOST

Horey ayaan u ogayn in dhiigyacabkii bakhtiyay ee Cabi Iley aabihii ahaa,  Meles Zinawi, in inuu…
14 January 2015
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Dagaalo Cadawga lagu Naafeeyay iyo Baabuur Lagaga Gubay Goobaha Dagaalka – Xarunta Dhexe

Wararka aan ka helnay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ka warbixiyay dagaalo badan oo ciidamada gumaysiga…
23 December 2014
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Dhaqanka Maleeshida Liyu Police-ka iyo Siyaabaha loo Barbaariyo – by Xayi Yare

Waxaa silsilad noqday Xasuuqa Shacabka  Ogadeniya xasuuqaaas waxaa Masuul ka ah Maaamulka Kililka Iyo Xukuumada Atoobiya.…
25 November 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Jawaabta JWXO ay ka Bixisay Warbixintii Kooxda Ilaalinta Somalia iyo Eretreeya (SEMG)

Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa warbixin dheer kaga jawaabtay xadgudubka lagu sameeyay taariikhda ururka iyo qadiyadda…
8 November 2014
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Cabdi Iley iyo Abraha Wolde oo Albaabada ka Xidhay R/Wasaare Desalegn – Noora Afgaab

"Ma aha Ogadenya oo kali ah meesha qasan ee waa Itobiya oo idil." Hadalkaa waxaa igu…
10 October 2014
Muuqaal · Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Sh. Umal iyo Sh. Shibli; Kuwan Mawada Dhalashada Ayay Eedeen .. ama waa Diin Siyaasadaysan (Daawo)

Ma istaahilin inaan ka hadalno, hasa ahaatee meela badan ayaa nalaga soo weydiiyay inaan wax ka…
2 October 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Daawo -TV’Ga ESAT oo Soo Saaray Barnaamij uu kaga Hadlayo Xasuuqa ka Socda Ogaden

TV-ga ESAT ee mucaaradka Ethiopia ayaa soo saaray barnaamij uu kasoo diyaariyay xasuuqa ka socda Ogaden.…
17 September 2014