Xuquuqda Aadanaha

Cabdi Iley oo ku Adkaysanaya Inuu Adisababa Kasoo Afduubto Dadka uga Carara iyo Warar Kale
Wararka nagasoo gaadhay caasimada gumaysiga Itoobiya ee Adis ababa ayaa sheegaya 17/7/14 inay koox kamid ah…
30 July 2014
Saado Cali Allaha u Naxariisto – Waxaa lagu Xasuusan: Ogadenya Way Xoroobi
Waxaa caalamka soo gaadhay warar xaqiijinaya in magaalada Muqdisho lagu dilay Gabadhii ku caan baxday inay…
23 July 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Faahfaahin Dheeraad ah Arimaha Axmadnoor iyo Warar Kale oo Muhiim ah – Noora Afgaab
Sirdoonka Itobiya ayaa maalin hore qabtay nin la yidhaahdo Axmadnuur iyo koox boolis ah oo ninkaas…
23 July 2014

Cabdi Iley oo ku Fashilmay Adisababa oo Qorshe u Dajiyay Jigjiga iyo Meela Kale – Noora Afgaab
Cabdi iley ayaa silama filaan ah shalay ugu ambabaxay magaalada Dirdhabe, waxaana jira warar sheegaya inay…
19 July 2014

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Xasuuq ay Ciidamada Gumaysiga ka Fuliyeen Gobola Jarar
Warbixinada naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa lagu faahfaahiyey dagaalada maalinlaha ah ee u…
1 July 2014

Gumaad iyo Baro Kicin loo Geystay Tuulada Qaylodhooreey
Wararka naga soogadhaya xarunta Gobolka Shabeelle ee Goday ayaa sheegaya dhibaatooyin aad ulaxaad badan oo ay ciidamada…
28 May 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Sir Fakatay iyo Qorshe Cadow oo Fashilmay
Saraakiisha gumaysiga Itoobiya ee fadhigoodu yahay Harar iyo gacanyaraha gumaysiga Cabdi Ileey ayaa waday sadexdii bilood…
25 May 2014

Tacadiyadi Bisha May 2014 Dil, Xidhay, Jidh Dil iyo Dhac Dad Shacab ah Loogeystay.
Wakaalada Wararka ONA ayaa soo aruurisay tacadiyadii 3 todobaad ee u danbeeyay ee Bisha April- May…
23 May 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Waraysi la Yeelatay Qorahay WebTv Gudoomi Ku-xigeenka ONLF Dr. Mohamed Ismaciil Cumar
Warbaahinta Qorahay Media qaybteeda Web TV ayaa Waraysi aad muhiim u ah waxay la yeelatay Gudoomiye…
18 May 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Noora Afrgaab : Cabdi Iley Markii Maxkamad Shacbi ah la Saaray !
Cabdi Iley dhibaatada uu shacabka u gaystay taariikhda ayaa xusi doonta. Qofkasta oo leh damiir aadminimo…
16 May 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
ONLF – Jabuuti Waxay Adeege uga Noqotay Itobiya Xasilooni-darada ay ka Wado GA
Sidaan la socono Qaanuunka Dawliga ee dalalka xorta ah ay wada saxiixeen waxaa ka mid ah…
15 May 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Maxkamadii Dambiilayaashii Afduubay Madaxdii ONLF oo Dib Loogu Dhigay Codsi Qareenkooda ah
Saakay abaarihii 9:45 am SaacadaNairobiayaa maxkadadaMilimani Court waxaa kasoo hor muuqday dambiilayaashii ka dambeeyey afduubkii loogu gaystayNairobilabadii masuul…
14 May 2014

Maxay Saxaafada Caalamku Ooga Hadli Wayday Dhibaatada Haysata Dumarka S.Ogadenya? waa Qalinkii Mujaahid Shekh Ibrahim
Dumarka Somaalidda Ogadenia waxay kamidyihiin dumarka oogu halista iyo dhibaatada badan , ooguna murugada iyo naxdinta…
11 May 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Gud.Ku-Xigeenka HAAU oo Gaadhsiiyay Fariinta JWXO Madaxda OLF
Waxaa Shalay oo ay taariikhdu ahayd 5/05/2014 khadka isgaadhsiinta ku kulmay Gud.Ku-Xigeenka HAAU ahana kaaliyaha HAD…
6 May 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Haya’Dda HRW oo Wareysiyo la Yeelatay Dhibanayaasha Soo Galay Xerada Qaxootiga Dhadhaab
Hay'ada u dooda xuquuqda aadamaha ayaa maalmahanba waday wareeysiyo ay layeelanaysay qoxootiga S.ogadenia ee kudhaqan xeryaha…
23 April 2014

OT – Dowladda Ingiriiska oo ka Walaacsan Xad-gudubyada Liyu Police-ka Kuna Baaqday in Dib u Habayn lagu Sameeyo
OgadenToday - Dowladda Ingiriiska oo ka Walaacsan Xad-gudubyada Liyu Police-ka kuna baaqday in dib u habayn…
19 April 2014
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Noora Afgaab – Cabdulaahi Itoobiya iyo Ina Suubane oo Galaaftay Maxaabiistii Lasii Dayn Lahaa Maxaaa Kala Haysta?
Sii dayntii maxaabiista ku xidhan jeel Ogaden miyay joogsatay? Su'aashaa ayaan weydiinay qaar la shaqeeya Cabdi…
30 March 2014

Shilaabonews – Boob, iyo Dhac, Dil, Nooc Cusub ah, oo ka Bilaabmay Dalka Ogaadeniya —
SHN - Sida, aad ka war qabtaan dalka Ogaadeniya, waxaa ka dhaca, waxyaabaha gabood falada ah,…
6 March 2014
