Xuquuqda Aadanaha
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Habkii loo Asaasay Hawaarinta iyo Dambiyada ay Shacabka ka Galeen
“Walaalkay inuu ahaa mahubo lakiin hooyaday ayaa ii sheegtay inuu lasocday ragii walaashay kufsaday, guriganagiina gubay…
30 June 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dil, Jidh-dil, Xidhay iyo Kufsi Baahsan oo ka Dhacay Goobo Kamid ah Dhulka Ogadeniya
Askarta daalan ee gumasyiga ethiopia ayaa waxay miciin bidaan marka dharbaaxooyin aad udardaran ay ku dhuftaan…
18 June 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Jeel-Ogaden oo Alam-baqa Ilowsiiyey Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya
Gumeysigu markuu ummad ku soo duulo oo uu xoog ku qabsado kana xoog roonaado wuxuu markiiba…
12 June 2012

Dil iyo Xidhay Baahsan oo Ciidamada Gumeysigu ka Geysteen Ogadeniya
Wararka Tacadiyada Gudaha Ogadeniya 31 May illaaa 07/ June 2012 Askarta gumaysiga ethiopia ayaa waxaa caado…
9 June 2012
Xabsiyada Puntland oo Muwadiniinta Ogadeniya lagu Jidh Dilo. Filim iyo Warbixin
Xabsiyada magaalooyin kamid aha gobolada Putland waxaa ku jira dad fara badan oo ka soo jeeda…
5 June 2012

Wardagdag ah – CWXO oo Weerar Aaro ah ku Qaaday Cadawga
Warar lagu farxo oo Xarunta Dhexe aan ka helnay ayaa naloogu sheegay inay naftood-hurayaasha CWXO qaadeen…
1 June 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dadka Shacabka ah ee lagu Xasuuqay Gari-go’an Xisaab ayaa ka Dambayn
27 May 2012 ayay ciidamada bahaloobay ee gumaysiga Itoobiya weerar ku qaadeen reer degenaa meesha loo…
30 May 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Tacadiyadi ugu Danbeyay oo Xidhay Badan Loogu Geystay Shacabka Ogadeniya
Waxaa dhawaanaha soo kordhayay dhibaatooyinka ay ciidanka cadawgu ee arxanka daran ku hayeen dadka shacabka ee…
26 May 2012

MAGAALOOYINKA DHAGAXBUUR IYO DHAGAXMADAW OO DAD BADAN LAGU XIDH XIDHAY
Ciidamada wayaanaha ee sida bahalnimad ah ula dhaqma dadka shacabka ah ee ogaadeenya ayaa waxay maalin…
22 May 2012

Dilal, Jidh Dil, Guryo Lagubay, iyo Tacadiyo Xoogan oo ka Dhacay Deegamo Kamid ah Ogadeniya
Ciidamada cadawgu waxay si joogto ah u waxyeeleeyaan dadka shacabka ah , taas oo ay ku…
21 May 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Sagalada oo lagu Gubay Baabuur Ciidan iyo Dagaalo Kale oo lagu Naafeeyay Cadawga
CWXO ee u taagan difaaca shacabka iyo inay gaadhsiiyaan umadeena madaxbanaani buuxda oo ay kaga tashadaan…
17 May 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ciidamada Hawaarinta oo Baxsigii ugu Darsamay Inay Dhexdooda Islaayan oo Aad Isu Jaray
Ciidamada loo abuuray cadaadiska shacabka ogaadeenya ee ka amar qaata cabdi ilay ayaa waxay marayaan …
13 May 2012

Jidhdil iyo Xadhig loo Gaystay Dad Shacab ah oo ka Socda Gabi Ahaan Dalka
Sidii aan idiin ku soo tabinay wararkii ugu danbeeyay ee aan ka helay Xarunta dhexe iyo qaar…
13 May 2012

Xabsiyada Magaalada Qabridahar oo Buux Dhaafay
Tan iyo intii ay ciidamada cadawgi bilaabeen inay dadka magaalada Qabri-dahar ku qaadaan weerar ay ku…
11 May 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Jidhdil iyo Dhac, ka Dhacay Meelo Kala Duwan iyo Dad Shacaba oo lagu Xidhxidhay Deegaanka Shilaabo
Dhibaatooyinka uu cadawgu ku hayo dadka ogaadeenya waa kuwa taabanaya dhinacyo badan Dadka ogaadeenya ayaa maalin…
8 May 2012

DAD SHACAB AH OO LAGU XIDHXIDHAY MAGAALOOYIN KALA DUWAN
Bishii lasoo dhaafay waxa aan idiinsoo gudbinay shacab badan oo laxidhay, hadaba waxa soo gaadhay magacyo…
6 May 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Mucjisoyinka Gumeysiga Qiso Dhab ah oo ka Dhacday Ogadeniya: Nin Riyo Qarow loo Xidhay 3 Sanno.
Hebalow aan kala riyoono ha igu riyoonin Gumeysiga ayaa aad uga cabsi qaba ciidanka ONLF oo…
3 May 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Odeyaal lagu Xidhay Magaalada Awaare iyo Goobo Kale oo ka Tirsan Ogadeniya
MAGAALADA AWAARE OO LAGU XIDHAY ODAYAAL BADAN Wararka naga soo gaadhaya gobolka jarareed gaar ahaan magaalad …
3 May 2012
