Opens in a new tab

Xuquuqda Aadanaha

Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Gudoomiyaha JWXO oo Cambaareeyay Faldambiyeedka Gumaysiga Itobiya

Waxaa bilihii ugu dambeeyay ay xasuuq baahsan ku hayeen maxaysatada ay Itobiya hubaysay ee loo yaqaano…
19 March 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Deegaanka Jarareed Dhagaxbuur, Gunagado iyo Abaaqorow iyo Fiiq oo Jidh Dil iyo Xidhay Dad Badan Loogu Geystay.

Waxa gumeysiga Ethiopia uu shacabka Ogadeniya soo gaadhsiyay xasuuq iyo tacadiyo badan iyaga oo Gunagado iyo…
15 March 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Gabriile oo lagu Kufsaday 16 Dumar ah Hal Maalin iyo Tacadiyadi Kale ee Degaanka oo Xidhay iyo Dilal Isugujira.

Ka dib markii lagu jabiyay  ciidamada cadawga goobihii hardanka dagaalka isla markaana  ay la soo hoyden guul daro…
12 March 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Maxamuud Daaweeye Gudomiyahii Hore ee Degmada Garbo oo loo Taxaabay Jeel Ogaden. iyo Faahfahin Xasuqi Xidhyare.

Xafiiska ONA Jigjiga: Warar naga soo garayo gudaha Ogadenia oo na soo gaarsiyay wariyiha uga soo…
7 March 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Tacadiyo Isugujira Dil, Xidhay, iyo Boob Hantiyeed oo Ciidamada Gumeysigu ka Geysteen Dhulka Somalida Ogadeniya.

Waxaa kor u kacay bilihii ugu danbeeyay dilka, xidhayga iyo tacidayada kale ee isugu jira kufsiga…
5 March 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xiryare Deegaanka Garbo oo lagu Xasuuqay Shacabkii Tuuladaas oo ay ku Jiraan 2 Wiil oo Walaalo ah.

Warar naga soo garayo Magalada garbo ayaa waxa ay shegayaan in shalay dad shacab ah lagu…
5 March 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Qabridahar oo Dad Badan lagu Xidhay iyo Xasuuqi Gunagado oo Sii Socda- Magacyo Cusub oo Nasoo Gaadhey.

Waxaa wali halkiisii kasii soconaya  dilkii arxandarada ahaa ee ka dhacay deegaanka gunagado ,halkaas oo lagu xasuuqay…
1 March 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Maamuka Hargaysa oo Bilaabay in la Budheeyo Qofkii Sheega ONLF

Ururka u dooda xuquuqda saxafiyiinta ee CPJ ayaa ku eedeeyay maamulka Hargaysa inay xidheen oy jidh…
29 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Ciidanka ONLF oo ka Hortagay Ciidamo Ethiopian ah oo Xasuuq Kageysan Rabay Madheedh oo ka Tirsan Awaare iyo Goobo Kale.

ONLF oo kudishay weerar 13 Askari oo Ethiopian ah. 21/02/2012 Ciidanka Jabhadda Wadddaniga Xoraynta Ogaadeeniya ayaa…
29 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xasuuqa iyo Dilkii Odayaasha Gunagado Ujeedada uu Gumaysiga ka Lahaa

Falka lagu fuliyay dadweynihii daganaa Gunagado marka laga eego dhanwalba waxaa lagu tilmaami karaa inuu ahaa…
29 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Mudaharaad ka Dhacay Degmada Fiiq Kadib Gabadh lagu Kufsaday Magaladaas Waxaana ku Dhintay Odey Da’ah Mudaharaadkaas.

Mudaharaad laba maalmood socday oo ka dhacay Fiiq 23 iyo 24 bishan Febraayo 2012   waxa…
26 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Magaalada Birqodiyo Dhuxun oo Dad lagu Xidhay iyo Dilal, Boob iyo Xidhay ka Dhacay Bishan Dhulka Ogadeniya.

Waxaa jira dhibaatooyin kala duwan oo uu cadawgu soo gaadhsiiyay shacabka Somalida Ogaadenya kuwaas oo isugu…
26 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xasuqi Gunagado: Deegaanadi ku Dhowaa Gunagado oo Gabi Ahaanba laga Qaxay.

Deeganadii xidhiidhka la lahaa gunagado ayaa laga qaxay sida  Wargaadsan, Ballisareedo,boodhlay iyo meelo kale oo ka…
23 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Meygaaga Dhagaxbuur iyo Haarweyn oo Dad lagu Laayay iyo Dad Badan oo lagu Xidhay Magalada Dhuxun.

Dilka, Kufsiga, Boobka iyo Xadhiga loo geysto shacabka Somalida Ogadeniya waa sharci ka jira dhulka Somalida…
22 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Wareysi Xasuuqi Febraayo 1994 Wariye Maxamed Cabdulahi oo Wareysanaya Aqoonyahan Kasoo Jeeda Dhulka Somalida Ogadeniya

Wareysigan waxa inoo soo diyaariyay Maxamed Cabdullaahi Xasen oo wareysanaya Aqoonyahan u dhashay dhulka somalida Ogadeniya…
21 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Faah Faahin Dheeraad Ah- Magacyadi lagu Dilay Deegamada Gunagado iyo Hantidi la Dhacay.

Waxaa nasoo gaadhay magacyada dadkii lagu xasuuqay  deegaanka  gunagado iyo kuwii lagu xasuuqay tuulada  Abshir ,sidoo kale waxaa…
20 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Xasuuqi Gunagado oo ku Fiday Deegaamada Madheedh iyo Abshir oo Dab Laqabadsiiyay Dadbadana lagu Xasuuqay.

Ciidamada Woyanaaha ayaa xasuuqii Gunagado iyaga oo kasii anbo qaadaya waxay gubbeen deegamada Madheedh iyo Abshir…
20 February 2012
Ogadeniya · Xuquuqda Aadanaha

Idaacada VOA Somali oo Wareysatay Halgame Abdulqadir Hirmooge (Cadaani).

Idaacada VOA Somali oo wareysatay Halgame Abdulqadir Hirmooge (Cadaani) oo ka mid ah madaxda sare ee…
19 February 2012