Xuquuqda Aadanaha
Mudaaharaadyo ka Socda Adisababa iyo Cabdi Iley oo Sheegay Inuu 250 Wadaad u Diri Doono Maqale
Musliminta Itoobiya oo lagu qiyaaso inay ka badan yihiin 60% ayay xukuumadihii isaga dambeeyay Itobiya gaar…
30 April 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ciidamada Cadawga oo Jidhdil, Xadhig iyo Dhacba ka Gaystay Deegaanka Doollo iyo Bilcilbuur
Ciidamada cadawga oo jidhdil, xadhig iyo dhacba ka gaystay qaar ka mida degmooyinka dalka Ciidamada gumaysiga itoobiya…
27 April 2012
Filim: Huda oo Qudbad Kasoo Jeedisay Socdaalki ka Hortaga Xasuuqyada laga Geysto Dunidan.
Huda oo ah Xubin kamid ah Ururka OYSU Californiya ayaa kasoo jeedisay Qudbad kulanka Caamka ah…
25 April 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dad u Badan Dumar oo lagu Xidhxidhay Xamaro iyo Fiiq
Waxaa dhawaan lagu xidhxidhay qaar ka mid ah degmooyinka dalka Ogadeniya dad u badan dumar. Sida caadada…
24 April 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Odey lagu Dilay Qabridahar iyo Hoggaanki Nabad Galyada Goobtaas oo Xabsiga loo Taxaabay
Waxaa ladilay markay taariikhdu ahayd 8/ 4 /2012 nin Magaciisa la odhan jiray cabdullaahi dhoodi c/ qaadir…
24 April 2012

Duqii Magaalada Dhagaxbuur iyo Odeyo Caan ah oo loo Dhaadhiciyay Jeel Ogaden
Sixid Magac iyo Maxaabiis farabadan oo laga qaaday magalada dhegax buur loona dhadhiciyey jigjiga jeel ogaden…
23 April 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dhac iyo Xadhig loo Gaystay Dad Shacab ah
Ciidanka cadawga ayaa dhac iyo boob joogta ah ku haya dadka ogaadeenya ,waxaa kale oo maalin kasta…
19 April 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Garbo oo Dil iyo Boob Hantiyeed ka Dhacay
Dil ka dhacay magaalada Garbo iyo boob xaddhaaf ah oo uu cadawgu u gaystay isla Garbo…
16 April 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Cudurka Daacuunka oo ka Dilaacay Gunagado iyo 14 u Dhintay Cudurkaas.
CUDURKA DAACUUNKA OO KA DILAACAY MAGAALADA GUNAGADO DADNA KU LAAYAY Ciidamadii cadawga ee daganaa magaalada Gunagado ayaa…
16 April 2012

Nin lagu Dilay Degmada Dhagaxbuur iyo Dad Badan oo lagu Xidh Xidhay Ogadeniya
Ciidamada cadawga oo xabsiga dhigay dad shacab ah maagaalooyin kala duwan Ciidamada gumaysiga ee kusugan dalka Ogaadenya ayaa waxay caado…
15 April 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Dhac loo Gaystay Dad Shacab ah iyo Dad lagu Xidhxidhay Deegaamo Kala Duwan Dalka Ogaadeeniya
Ciidamada cadawga ee caadada ka dhigtay xidhxidhka iyo boobka dadka shacabka ah ayaa maalmahan waxaad moodaa…
6 April 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Awaare oo Xabsiyadii Buux Dhaafeen iyo Ardaydii oo lagu Qasbay Ilaalinta Magaalada Xilliga Habeenkii ah
Magaalada Aware oo ka tirsan gobolka Jarareed ayaa waxaa soo foodsaartay xaalad qalafsan oo ay kula kaceen ciidamada si…
5 April 2012

Magaalada Dhagahbuur oo Bandow Laguso Rogay iyo Nin lagu Dilay Bulaale
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in 30kii-03-2012 lagu soo rogay bandow kaas oo…
2 April 2012

Murugo Horleh – Magalada Gunagado Ciidanka Woyanaha oo Laba Nin oo Meyd ah oo Xadhig Kudaban Banaanka So Dhigay
Dadka gunagado oo ay la soo daristay murugo hor leh Dhibaatooyinka ka dhaca ogaadeenya waxay qayb ka noqdeen nolosha…
1 April 2012

Gabdho lagu Xidhay Ceelka Bulaale iyo Sagag oo Shacab Kale laga Qafaashay
Dalka ogaadeenya oo ay dad badan u yaqaanaan xabsigii gudaha balaadhnaa,taas oo looga jeedo in ay…
27 March 2012

Bulaale oo Gabadh lagu Kufsaday iyo Xidhay Badan iyo Dhac ay Geysteen Cadowgu.
waxaa jira dad ay waxyeelo ka soo gaadhay falal argagixiso oo ay kula kaceen ciidamada cadawgu…
24 March 2012

36 Qof oo Magalada Godey lagu Xidhay iyo Xaalada Addis Ababa oo Kacsan.
*Macalimiinta Addis Ababa oo Shaqo Joojin Sameyay. *Godey oo dad badan lagu xidhay dhowaan. Godey: Dad…
22 March 2012
ONAOgadeniya, Xuquuqda Aadanaha
Ciidamada Gumeysiga oo Birqod, Hog Dugaag Degaanka Doollo Kufsi ugu Geystay Haween Tiro Badan iyo Tacdiyadi ugu Danbeyay.
Waxaa jira dhibaatooyin soo gaadhay dadka shacabka ah. Oo ay gaysteen ciidamada arxandarada ku caanbaxay ee …
22 March 2012
