Bulshada & Gargaarka

Dhegayso: Gobolka Liibaan oo ku Sugan Xaalad Abaareed oo Aad u Daran, Mcaluulla Qarka u Saaran
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
6 October 2022

Cudurka Shuban Biyoodka oo Degmada Sagag ka Dillaacay
Magaalada Sagag ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dilaacay cudurka loo yaqaano shuban biyood kaasi soo…
1 June 2022

Ururka Culumada Soomaalida Ogaadenia ee Magaalada Goday oo Roob Doon Akhriyay
Waxaa Maanta Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadenia ee Magaalada Goday ee Xarunta Gobalka Shabeele Roobdoon ku…
11 March 2022

Ururka Dhalinyarada Magaalada Goday oo Biyo Dhaan Sameyay
Waxaa Maanta Biyo la Gaadhsiiyay Shacabka ku Dhaqan Dooxada Haarcaday oo Ka Tirsan Dagmada Dhanaan .…
10 March 2022

Ururka Dhalinyarada OYSU ee Gobalka Shabeele oo Biyo Dhaamin Kasameeyay Tuulada Baroko
Waxaa Maanta Tuulada Barako oo katirsan Dagmada Goday Biyo Gaadhsiiyay Ururka Dhalinyarada Ardayda Soomaaliada Ogaadenia Gobalka…
9 March 2022

Maammulka JWXO ee Gobolka Liibaan oo Biyo-dhaamin Sameeyay
Ururka OYSU ee Gobolka Libaan ayaa laba booyadood biyo ah gaadhsiiyay dad shacab ah ee ku…
4 March 2022

Daawo: Hoggaanka Arrimaha Gudaha iyo Ururrada Bulshada JWXO oo ka Warbixyay Baaxadda Xaaladda Abaareed iyo Shaqooyinka JWXO ee Gobollada …
Daawo: Hoggaanka Arrimaha Gudaha Iyo Ururrada Bulshada JWXO Oo Ka Warbixyay Baaxadda Xaaladda Abaareed Iyo Shaqooyinka…
3 March 2022

Maamulka Xafiiska JWXO ee Dagmada Hargeelle oo Kulmay
Maamulka ayaa si wayn u gorfeeyay marxalada lamarayo iyo jahawareerka siyaasadeed ee kataagan DDS. Sidoo kale…
27 February 2022

Deg Deg Tuulada Dharaayo oo Biir Loogu Dhintay
Waxaa maanta Tuulada Dharaayo oo Dagmada Qooxle ee Gobolka Afdheer Katirsan ku geeriyooday wiil dhalinyaro ah…
27 February 2022

Dhalinta JWXO ee Gobolka Afdheer oo Biyo Gaadhsiiyay Dad Tabaalaysan
Waxaa maanta Tuulada Arbaa'arad oo Dagmada Ceel-kari ee Gobolka Afdheer Katirsan Booyad biyo ah gaadhsiiyay xubnaha…
27 February 2022

Hogaanka Dhaqaalaha JWXO oo Shacabka DDS ugu Baaqay Inay Abaarta Isaga Gurmadaan
ONA Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
24 February 2022

Unugta Jwxo ee Dagmada Garbo oo Kulantay
Waxaa kulankoodii Caadiga ahaa ee Todobaad laha ahaa isoogu yimid Xafiiska Jabahada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ee…
4 February 2022

Dad Shacab ah oo Gobolka Shabeelle Biyo ku Dileen.
wararka naga soo gaadhaya Gobolka shabeelle ee wadanka ogadenia ayaa sheegaya dad shacab ah oo ku…
8 May 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Ururka OYSU Faraciisa Wadanka lEritrean oo Kulan Heer Sare ah u Qabsoomay.
Markii ay Taariikhdu ahayd 05-05.2016, waxaa ka dhacay magaalada musawac ee dalka Eritrea shir ay si…
6 May 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Muxaadaro Aad Muhiim u ah oo Dhagaxlay lagu Qabtay.
Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 22/4/16 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab…
23 April 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Ururka OYSU Fariciisa Xagardheere oo Kulankoodii Bilaha Ahaa Qabsaday.
Maalinnimadii shalay oo Axad ahayd taarikhduna kubeegantahay 17/4/2016 waxaa shir si heersare ah loosoo abaabulay isugu…
18 April 2016
Daaw: Abaarta Ba’an ee Kajirta Ogadeniya oo Caalamka kaga Qaylisiisay.
Daawo warbxin ku saabsan Abaarta ba'an ee ka jirta Ogadeniya oo caalamka kaga qaylisiisay oo aad…
13 April 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Roobabkii Guga oo Meelo Badan oo Ogadenia ah Sifiican uga Curtay.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya roobab mahiigaan ah oo ka curtay inta badan…
11 April 2016
