Bulshada & Gargaarka
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Khasaare Hii ka Dhashay Daadadkii Jigjiga oo Faahfaahin laga Helay.
Wararka naga soogaadhaya magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka faafan ayaa faahfaahin kabixinaya fatahaadii todobaadkan magaalada kadhacday…
10 April 2016
Ilays Tv 05 April 2016 “Daad Dad Farabadan ku Qaaday Ogaadeeniya iyo Barnaamijyo Kala Duwan”…
https://www.youtube.com/watch?v=wIa6829ZoIU
5 April 2016

Deg Deg: Daad Qaaday Xaafado Katirsan Magaalada Jigjiga & Dad Badan Ooy Waxyeelo Kasoo Gaadhay.
War deg deg ah oo hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in xaafado katirsan magaalada…
4 April 2016

Dad Haraad ugu Dhintay Ogadenia iyo Xoolo Abaarta ku Lee’Atay.
Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya biyo iyo baad la'aan kajirta meelo badan oo…
4 April 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Gudiga Abaabulka Dhadhaab oo Dhalinta Soomaaliwayn Lakulmay.
Gudida Abaabulka ogadenia ee xeryaha dadaab oo maanta lakulmay ururka dhalinyada soomaaliyeed ee xerada ifo Shalay…
4 April 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Cuduro ka Dhashay Abaaraaha oo Ogadeniya & Oromiya Kadilaacay.
Wararka naga soo gaadhaya wadamada Ogadeniya & Oromiya ayaa sheegaya in u cudurka daacunku uu ka…
13 March 2016
Daawo: Mudaharaad Balaadhan oo Lagag Soo Hor Jeedo Gumaysiga Itoobiya.
Mudaharaad Balaadhan oo lagag soo hor jeedo Gumaysiga Itoobiya ayay maanta qabatay qomiyada Konso. Mudaharaadyada noocan…
8 March 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Gudiga Abaabulka Xeryaha Dhadhaab oo Ifo Shir ku Yeeshay.
Waxaa shalay oo ay taariikhdu kubeegnayd 4/3/16 xerada qoxootiga Ifo ee deeganka dhadhaab kadhacay shir muhiim…
5 March 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Hay’Ada Ogoonta oo Qalab Waxbarasho Gudoonsiisay Ardayda.
Hay'ada Horn of Africa Orphan Relief Organisation ayaa xeryaha Dhadhaab ka bixisay deeq waxbarasho oo iskugu jirata…
19 February 2016
Daawo :Gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga Dhagaxley oo Waraysi Siiyey Warbaahinta
Gudoomiyaha gudiga qaxootiga Ogadenya ee Dhagaxleey Mudane Cabdi maxamed Gaaciye(Cabdi madoobe) ayaa waraysi dheer siiyey warbaahinta,wuxuuna…
17 February 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Daawo: Mudaharaad Xoogan oo Kasocda Magaalada Hawasa.
Sidii aan wararkaanagii hore idinku soo gudbinay waxa ka dhacay dil aad u fool xun magaalaga…
6 February 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Dil Fool Xun oo ka Dhacay Magaalada Hawasa ee Kililka Shucuubta Koonfureed.
Shalay 10kii subaxnimo ayaa waxa ka dhacay dil aad u fool xun magaalaga Hawasa oo ka…
5 February 2016
Daawo: Gobolo Ogadeniya Kamid ah Ooy Abaaro Ba’an & Macaluuli Kajiraan.
BBC-da ayaa muuqalkan hoose ka soo diyaarsiya macaluusha ba’an ee ka jirta Itoobiya gaar ahaan…
2 February 2016
Daawo: Ururka Culimo-awdiinka Ogadenya oo lagu Aas-aasay Kenya
Ururka Culimo-awdiinka Ogadenya ayaa lagu aas-aasay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya halkaas oo ay…
20 January 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Shir Loogu Magac-daray Gurmadkii Ogadenya oo uu Faraca IFTIN ku Qabtay Deegaanka FAAFI
Waxaa maalintii shalay ahayd xerada qaxootiga Xagardheer ee deegaanka Faafi lagu qabtay shir aad u balaadhan ,kaas…
18 January 2016
Daawo: Abaarta Ba’an ee ka Jirta Itoobiya oo lagu Tilmaamay Mid Aad Halis u ah.
Markaad magaca Itoobiya maqashid waxaa isla markiiba dhagahaada kusoo dhacaya ineey tahay goob ama wadan ay…
18 January 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Cudurka Shuban-Biyoodka oo ka Dilaacay Duleedka Dhagaxbuur.
Wararka ka imaanaya magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar ayaa sheegaya in cudurka Daacuun calooleedka layi dhaahdo…
18 January 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Cudurka Shuban-Biyoodka oo ka Dilaacay Gobolka Liibaan ee Wadanka Ogadenya.
Sida ay ku waramayaan ilo-wareedyo lasoo xidhiidhay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in cudurka…
6 January 2016
