Opens in a new tab

Bulshada & Gargaarka

ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Lataliyaha Wakiilka Gumaysiga Itoobiya ee Oromiya oo Walaalkii ay Woyaanuhu Dileen.

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaya Gobolka Oromiya ayaa sheegaya in Dhaguma Irso Lataliyaha…
2 January 2016
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Ururka Culimada Ogadenya oo Xerada Qaxootiga ee Kaambicows ku Khatimay Qur’Aanka Kariimka ah.

Maalin nimadii Arbacada ahayd Taariikhduna ay ku beegnayd 23/12/2015 waxaa xerada Qoxootiga Kaambicows ee deegaanka Faafi kusoo…
24 December 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Faah Faahin Kusaabsan Cuduro Ogadenya Kadilaacay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya cudurada dilaaga ah oo kadilaacay meelo kamid ah wadanka…
10 December 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Cudurada Daacuunka & Jadeecada oo ka Dilaacay Deegaamo Kamid ah Ogadenya.

Meelo kamid ah wadanka Ogadenya ayaa laga soo sheegayaa cuduro dilaa ah oo kadilaacay kuwaasoo naloogu…
8 December 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Daawo: Ardayda Qawmiyada Oromada oo Mudaharaadkoodu Meelo Badan Gaadhay.

Waxaa kusii fidaya meelo badan oo kamid ah Kililka Oromiya mudaaharaadyo waawayn ooy hor kacayaan ardayda…
5 December 2015
Barnaamijyo · Bulshada & Gargaarka · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Aljazeera oo Kasoo Diyaarsay Barnaamij Muujinaya Caafimaad Darrida Itoobiya Taala.

TVga Aljaziira ayaa kasoo diyaariyay barnaamij aad u murugo badan oo muujinaya baaxada ay leedahay dar…
1 December 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Deg Deg: Budhcad Hubaysan oo Ganacsadayaal Ree Ogadenya ah ku Dhaawacday South Afrika

Warar hada soo gaadhaya wakaalada Wararka Ogadenya  ONA ayaa sheegaya in tuugo hubaysan ay dhaawacyo kala…
23 November 2015
Bulshada & Gargaarka · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo:Doorashadii O.Y.S.U-Xagardheere oo Qabsoontay‏+Sawiro

https://youtu.be/3buU7V74y_Y Kulan weyn oo  lagu dooranayay maamul cusub oo uu yeesho ururka OYSU faraciisa Xagardheere  ayaa Axadii…
23 November 2015
Bulshada & Gargaarka · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Itoobiya oo Lafac Tirsatay Abaaraha & Macaluulsha.

Markaad magaca Itoobiya maqashid waxaa isla markiiba dhagahaada kusoo dhacaya ineey tahay goob ama wadan ay…
17 November 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Biyo la`aan Aad u Daran oo Kajirta Magaalada Jigjiga.

Wararka kusoo dhacaya wakaalada wararka Ogadenya(ONA)ee ay ka helayso magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in biyo la'aan aad…
23 October 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Cudurka Shuban Biyoodka oo ka Dilaacay Degmada Shilaabo

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya in shuban biyood uu ka…
22 October 2015
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Abaar ay Wayaanaha ku Wiirsadaan Allow ka Badbaadi Ogadenya – Noora Afgaab

Waxay dadka caadiga isku khaldaan abaaraha iyo natiijada ka dhalata abaarta. Midd hore aadanaha shaqa kuma…
18 October 2015
Bulshada & Gargaarka · Muuqaal · Ogadeniya

Deg Deg:Labo Muwaadin oo Maamulka Hargaysa Saaka u Gacan Galiyey Gumaysiga Itoobiya

Axmed Sheekh Muxumed Cumar iyo Kayd Maxamed Askar  oo ah  labo muwaadin oo u dhashay wadanka…
10 October 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Nogob Ilaa Xagardheer:Hooyo iyo 6deeda Ilmood oo Soo Gaadhay Xerada Qaxootiga (Qiso Murugo Badan)

Dhibaatooyinka aan kala joogsiga lahayn ee kasocda wadanka ogadenia ee loo gaysanayo shacabka biri magaydada ah ee…
1 September 2015
Bulshada & Gargaarka · Muuqaal · Ogadeniya

Abaaro Ba,an oo ka Jira Itoobiya iyo Barwaaqo Afka laga Sheegto(Daawo Video)

Gobolo badan oo kamid ah Itoobiya ayay ku habsadeen abaaro ba,an oo xaalufiyey dad iyo duunyaba…
28 August 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

OYSU Faraca Xagardheer oo Agab Waxbarasho ugu Deeqay Ardayada Madarisada Xirsi Mahad Academy

Ururka OYSU faraciisa Iftin ee kahowlgala xerada Qoxootiga eeXagardheere ayaa qalabka ardaydu qalab ay wax kubartaan…
8 August 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Bulshada & Gargaarka · Ogadeniya

Dilal ka Dhacay Dhulka Ogaden

Waxaa aad u batay dadka Shacabka ah ee lagu laynayo dhulka Somalida Ogaden. Dialalkan oo u…
1 August 2015