Bulshada & Gargaarka

Dagaaladii ugu Danbeeyay ee lagu Jabiyay Cadawga iyo Roobabkii Dayrta oo Si Fiican uga Curtay Dhamaan Dalka
Hawlgalada ay CWXO kula jiraan maxaystada Tigreega soo ururiyay ayaa waxay u dhacaan si maalinle ah…
23 October 2011

Shir Cilmiyeedkii Looga Hadlayaya Arimaha Geeska Afrika Gaar Ahaan Ogadenya Xasarada ka Oogan oo la Soo Gaba-gabeeyey
Machadka cilmi-baadhista & daraasaadka arimaha Geeska Afrika (IHASA) oo horay ula bahoobay urur-cilmeedyada caalamiga iyo hay’aadka…
16 September 2011
Ninkii Khayr Aduun iyo Mid Aakhiraba Doonayow
Dadwaynaha Soomaaliyeed meel ay joogaanba gaar ahaan S.Ogadenya iyo qofkasta oo aadana ah oy danqayso ubadkan…
13 August 2011

Dhiigyacabka Itobiya Zinawi Muxuu u Furay Xeryaha Qaxootiga Doolow
Waxay dadka aan aqoonin khiyaanada KT Meles aad ula yaaban yihiin xeryaha qaxootiga ee xadka Doolow…
25 July 2011

Abaaro iyo Gaajo Mar Kale ku Habsaday Itobiya –
Maqaal xiisa leh oo taariikhi ah oo wargayska caalamiga ah ee Times – uu qoray Dec.…
23 July 2011

Warsaxafaadeedka ay JWXO ka Soo Saartey Abaaraha iyo Cunaqabataynta Saaran Dalka Ogadenya
20ka July 2011-07-20 Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa ku tilmaantay abaaraha ka jira dalka inuu yahay…
20 July 2011

HAD JWXO oo Sodaal-hawleed ku Jooga Minneapolis
Waxaa 01 July 2011 abaarihii 5:00 galabnimo ka soo dagay gagida diyaaradaha ee magaalooyinka Mataanaha ah…
2 July 2011

Warsaaxafadeed ay ka Soo Saartey JWXO Shaqaalihii Haya’adda WFP
Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa waxay shaaca ka qaaday in labadii nin ee u shqaynayay wakaaladda…
28 June 2011

Wareysi Hogaanka Arimaha Dibada Cabdiraxman Maaday uu Siiyey ILAYSTV
Hogaanka Arrimaha Dibada ONLF mudane Cabdi raxmaan mahdi ayaa waxa uu siiyay waraysi Barnaamijka Ilays. Wareysigaas…
4 June 2011

Ardaydii Jaamacadda oo Markay ka Xumaadeen Ihaanadii loo Gaystay Kitaabka Ilaahay la La’yahay Meel la Geeyay
Jigjiga - Waxaa sii xoogaysanhaya khilaafkii ka dhashay labadii xaashiyood ee qur'aanka ahaa ee la dhex-dhigay…
3 June 2011

Wareysi Idacada VOA Somali la Yeelatay Mudane Abdiqadir Hirmooge
[audio:https://ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/05/wareysi-cadaani282011.mp3|titles=wareysi-cadaani282011] Mudane Cadaani Hirmooge oo kamid ah madaxda sare ee JWXO ayaa wareysi siiyey idaacada VOA…
28 May 2011

Dakaatirada Jaamacadda – African International University – oo ka Hadlay Qadiyadda Ogadenya
Jaamacadaha waxay ka mid yihiin goobaha ay siyaasiyiinta maanta iyo kuwa mustaqbalkaba ka helaan xogta ay…
18 May 2011
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Ururka OYSU Faraca Eastern Cape KA oo Doortay Xooghaye Cusub
Ururka OYSU laanta gobolka Eastn Cape ayaa 10.5.2011 shir balaadhan uga furmay xafiiska magalada Pe xafada…
11 May 2011
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Itobiya iyo Haya’adaha QM oo Codsanaya Roobabka ka Dib Gargaar ay Abaaraha Ogadenya kaga Hortagaan !!
Waa arin lala yaabo biya la’aanta iyo abaaraha aan laga hadlin 3exdii bilood ee la soo…
29 April 2011
