Bulshada & Gargaarka
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Ciid Wanaagsan-Ciidul Caafiya..عيد مبارك….كل عام و انتم بخير
Ciid Wanaagsan--Ciidul Caafiya عيد مبارك..... كل عام و انتم بخير Bahda Warfaafinta JWXO waxay leedahay…
17 July 2015

Cabdi Iley Xaaladiisu waa Nin Daad Qaaday Laan Qabsay – Noora Afgaab
Iga raali ahaada. Maahmaahda Somaliyeed waxay ahayd Nin Daad Qaaday Xumbo Cuskay, oo loola jeedo qofka…
14 July 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Dhagax Dhigga Jaamacadda Qabridahar: ma Hormar la Gaadhay Baa? Mise waa Qawda Maqashii Waxna Ha Uqaban? W/Q Jamal Xukun
Wuxuu halgamaagii umadda Soomaaliyeed Sayyid Maxammad Cabdille Xassan inooga tagay murti qiimi badan oo 95 sano…
25 April 2015

Roobabkii oo ka Curtay Gobolada Qaarkood iyo Warar Kale – Xarunta Dhex ee JWXO
Roobabkii Guga ayaa meelo badan oo wadanka kamid ah sifiican uga curtay. Roobka oo aad loogu…
23 March 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Dil Qorshaysan oo Cadowga Itoobiya ka Dhex Fuliyay Xerada Qaxootiga ee IFO
Muwaadin ka mid ah qaxootiga S.Ogadenya eek u jira Xerada Ifo ayaa habeennimadii xalay laga helay…
10 March 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
2 Baabuur oo u Rarnaa Ganacsato Kasoo Jeeda Degmada Dhanaan oo Gumaysigu la Wareegay.
Labo gaadhi oo ah nooca Candho maydlaha ah oo waday badeeco isugu jirtay Bagaash iyo cunto…
13 January 2015
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Xerada Qaxootiga Dhagaxley oo Culumada ay ka Jeediyeen Muxaadarooyin – (Dhagayso)
Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ay kubeegantahay 9/10/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu…
11 October 2014
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Haya’Adda Agoonta iyo Samafalka Ogadenya oo Deeq Udxiya ah Gaadhsiiyay Xerada Kaakuma
Waxaa shalay ciidii barakaysnay ee Ciidul Adxa deeq Udxiya ah ku wareejisay Gudiga Jaaaliyada Ogadenia ee…
5 October 2014
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Guddiga Qaxootiga Ogadenya oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Wafti ka Socda Haya’Adda UNHCR
Gudiga Qoxootiga Ogadenia ee magacooda loosoo gaabiyo O.R.C.C ayaa maalintii Arbacada ee ay taariikhdu kubeegnayd 10/9/14…
11 September 2014
Wareysi uu RX la Yeeshay Madaxa Haya’Dda Qaxootiga Ogadenya (ORC)
Idaacadda Qaranka Radio Xoriyo ayaa wareysi dheer la yeelatahay Gudoomiyaha Haya'dda Qaxootiga Ogadenya ee Dalka Kenya…
5 September 2014
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Ururka OYSU-Imkulu oo Abaalmarin Siiyay Ardaydii Kaalinta Fiican Gashay
Waxaa kulan aad u balaadhan isugu yimid Ururka Dhalinta iyo Ardayda Ogaadenya OYSU faraca xerada qaxootiga…
15 June 2014
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Noora Afgaab : Jaamacadda Jigjiga oo Kacdoon uu ka Jiro Iyadoo Itobiya aan la Saadaalin Karin Xaaladeeda
Waxaa cirka isku sii shareeraya kacdoonkii ay bilaabeen ardayda oo hadda noqday mid shacabi ah. Banaabaxyada…
5 May 2014
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Abaaro ku Soo Fooleh Itobiya iyo Ogadenya iyo Sida Kala Duwan ee Looga Warbixiyay
Wariye Martin Geissler ayaa sawiro iyo filimaan cusub ka keenay Itobiya iyo Ogadenya oo siduu sheegay…
11 February 2014
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Qaxootiga Xeryaha Dhadhaab oo Kala Shiray Haya’Adda UNHCR Dhibaatooyinka ku Haysta Xeryaha
Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 06/02/2014 waxaa xarunta deegaanka Lagdheera ee Dhadhaab lagu qabtay shir aad…
6 February 2014
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Gudiga Qoxootiga Somalida Ogadenya oo la Shiray Faracyada Xeryaha Si loo Qiimeeyo Xaaladda Qaxootiga
Maanta oo Axad ah taariikhduna ay ku beegnayd 5/1/14 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab…
6 January 2014
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Ifo oo Si Fiican u Qabsoomay
Maalin nimadii Jamcaha oo ay taariikhduna kubeegnayd 4/1/14 waxaa shir balaadhan lagu qabtay xerada Ifo ee…
4 January 2014

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO – Dagaaladii ugu Dambeeyay ee Cadawga lagu Qaaday oo Faahfaahsan
Wararka nagasoo gaadhaya gayiga Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo aad ubadan…
3 January 2014
ONABulshada & Gargaarka, Ogadeniya
Guddiyada S.Ogadenya iyo Oromiya ee Xerada Qaxootiga Dhadhaab oo Iskaashi ku Balamay
Maalintii isniinta ee ay taariikhdu kubeegnayd 16/12/13 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay…
17 December 2013
